Should Tigres Sacrifice B. Hiirale for the Sake Of Kismayo?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

[quote="Gedo_Boy"]Sir Lug,

if Marexan is sitting on anybody's house or land, they have to pay it back or get out of the homes

but claiming marexan shouldn't be in kismayo is like claiming habar gidir shoudln't be in xamaar

things have changed after '91[/quote]

Abaarti Dhacdheer yaa loo mahad-celiyaa hadee Harti yihiin. '91---Xamar belongs to Habar Gidir, Kismaayo belongs to Mareexaan.


Cool
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

[quote="Kalashnikov"]HARTI YAR HALKEED KU ARAGTAY? MA MAREEXAANKA IS KALA SAARO BAAD U QABTAA?[/quote]

Laandheere waa midkaas dahaayo REER MAHAD, phuck after that Hartiyo xunko yar bax meesha ka tag! Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Post by Kalashnikov »

XOOG

MA GEDO BAAD KU FAANEYSAA?

HARTILAND= BARI, CAYN, MUDUG, NUGAAL, SANAAG, SOOL, JUBBOOYINKA

WAR NIN HARTI AH BAAD LA HADLEYSAA DADKA YEEYSAN KUGU QOSLIN HANA IS CEEBEEYNIN. GEDO WAXAY RABTAA INEEY JUBBOOYINKA KUSOO CAAN BAXDO, MAGACEENANA INEEY KU QARAABATO DOONI MEEYNO.



DAWLAD
MAREEXAAN OO DHAN WACADALLE INUUSAN MAXAMUUD SALEEBAAN KA BADNEEYN, HARTI KALA ISKABA DAAYEE.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

[quote="Kalashnikov"]HARTILAND= BARI, CAYN, MUDUG, NUGAAL, SANAAG, KILINKA SHANAAD, JUBBOOYINKA [/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing

wallee i haven't laughed this hard in a couple of days Laughing

Bari= lama dagaan eey qoraxdu dul fadhidu

Mudug=, goormeey Leelkase, Awrtable, Sacad iyo Dir harti noqdeen? Laughing

Kelinka 5naad=, Absame markii laga reebo cid Mareexaan dhulkaas uga badan majirto.......if you disagree name any exclusively harti town/villages there.

Jubbaland=atleast 80% Mareexaan.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

XoogSade,

Neither you nor I have been to Kismayo after the civil war, and all we have is a second hand info. That been said, you can't tell me that Harti who have been in Kismayo since Talyaanigii oo intaa ku soo qulqulayay ayaa Marexaan Gedo ka soo qaxay hadda kaga badan yihiin.

Intuu Marexaanku soo galayay, Hartigu ma baruur bay cunayeen? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing see u hadlaysaa saxib, wax caqliga gali kara noo sheeg.


Gedo Boy,

I never said Marexan shouldn't be in Kismayo, Somalia is for Somalis but they can't claim lahaansho
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

Ina Xaaji Diini

ina adeeroow hadeey dhab kaa tahay, talk to non hartis and non mareexaans who are reer kismayod or been there recently and see what they tell you.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

[quote="Kalashnikov"]
DAWLAD
MAREEXAAN OO DHAN WACADALLE INUUSAN MAXAMUUD SALEEBAAN KA BADNEEYN, HARTI KALA ISKABA DAAYEE.[/quote]


harti kalaan cumar maxmuud aheenbo ma awalbay jirtay?
User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Post by Kalashnikov »

XOOG

WALEE MEESHA WAX KUMA HEYSID WAXAANAN QOSAL KA AHAYNEE. WAXAAN KU IDHI MAREEXAAN MA GEDO KALIYUU KU FAANAAYAA? WALLAAHI INAADAN ISKU KALSOONEEYNBA OO CEEBI IDINMABA KARTO. JUBBOOYINKA 80% MAREEXAAN WEEYE MA HADAL AAD ISKU MAAWEELISAAN BAA? WAA ANIGOO IRAAHDA XAMAR 85% HARTI BAA DEGA. WAR NINYAHOW JUBBOOYINKA WAX KUMA LIHIDIIN MASAAKIINTA TALXE EE WALAALAHOOD MIDAB TAKOOREEN EE GAAJADA GEDO KASOO CARARAY MOOYEE EE LA TIRIN KARO, MAREEXAANKEE KALAAD SHEEGEYSAA?
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Post by Moguul21 »

Kismaayo Majeerteen baa iska leh period!!

Barre hiiraale waa loo saxiixay in uu wax ka daganaado meesha laakiin waxaan meesha loo ogoleyn waa Ceyr iyo habargidir sida ey u dhan yihiin end of the story

Kii hadalka sii wadana dhilaa dhashay Very Happy
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="xoogSADE14"]Ina Xaaji Diini

ina adeeroow hadeey dhab kaa tahay, talk to non hartis and non mareexaans who are reer kismayod or been there recently and see what they tell you.

[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

So you think I am Harti? You think that is why I am telling what I am telling? XoogSade, please be reasonable si aan si macquul ah ugu doodno, haddii aad duur cidla ah iska qarda jeexeyso, seen ku wada hadalaa?

Kismayo is my hometown and I don't need to ask anyone whose it is. I know it like I know nowhere else.

Kismayo = Harti waliba Majerten mostly and that is my final word.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

maguul

adeer meesha odayaal baa kuwada hadlayee orod UK section iyo carigad ku dhaqan baratay ku noqo.

Klash aka Xussein

ninyahow sidaad marna paltalk ugu jirtay marna usiigeeysaneeysay indhahii baa kaa dhici raba wallee!

i didn't say we make 80% of Jubbooyinka's population, i said we're atleast 80% of Jubbaland meaning Gedo included. which ofcoarse would make us the overwhelming majority of Jubbaland State.

xoolo nimadaada Jubbaland Kismayo kaliyaad umaleeysaa. bal sheeg mal kaloo harti jubbooyinka ka dagto oon kismayo ka aheeyn?.......mise cawramale baad ii soo wadaa? Laughing

Sir Lug

war harti baad tahay kumaanan oran mise sheekadaadu waa "meel bugta iyo fartaa is og" Laughing

kismayo qaxii baa kuugu dambeeysay, by your own admission. don't you think alot could've happened in the 16 years since?

sxb adiga bal be reasonable.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

he is trying so hard to avoid POST-1991 when it matters Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Moguul21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2804
Joined: Tue Jul 15, 2003 7:00 pm
Location: 10,000 lakes
Contact:

Post by Moguul21 »

Xoogsade adeer hawiyaha meesha jooga baa kaa caqli badan awal ba doqon mareexaan maad aheyd, waxaan kuu sheegayaa waqtiga lagu jiro kismaayo lagama hadlo waxaa laga hadlaa national unity iyo sidii soomali meel la isgu keeni lahaa, sir lug oo midgaan ah baa maanta oo dhan calaacal kaaga ka faa iideysanaya adigu kuwa mareexaan ee meesha kula jooga.
User avatar
Kalashnikov
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2006
Joined: Wed Aug 17, 2005 4:32 pm
Location: CHILLING AT KAALMOYS YARD IN GEDO

Post by Kalashnikov »

XOOG

AS I SAID BEFORE GEDO INEEY INAGU QARAABATO OO INAGU SOO CAAN BAXDO DOONI MEEYNO, JUBBOOYINKANA HA ISKU QORINA. ANIGAABA WALAAHI AADAY JUBBOOYINKA TWICE IN THE LAST 7 YEARS MAREEXAANNA MEESHA MABA JOOGO WAXAAN KA AHAYN TALXE FARA KU TIRIS AH. IF YOU WANT TO MAKE GEDOLAND THEN DO SO FOR YOUR OWN BEST INTEREST, LAAKIIN DHUL KABLALAXEED HAKU QARAABANINA NINYAHOOW.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

HARTI IS MINORITY IN KISMAAYO ARE THESE MAREEXAAR KIDS DREAMING OR WHAT Laughing Laughing Laughing

ITS KABLALAX CITY AND SADE WILL BE KICKED OUT


YOU WILL GO BACK TO GEDO AND THIS TIME ITS THE TFG WHO KICK YOUR ASS OUT OF KISMAAYO Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”