Great news.
More of that Insha' Allah.
-------------------------------------------------------------------------------------
UJEEDDO: GOÂ’AAN XAYIRAAD GOOBAHA BARTILMAAMEEDKA AH
Ku:
Dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee xurmada badan.
Ganacsadata iyo adeegayaasha bulshada
HayÂ’adaha duulimaadka
HayÂ’adaha gargaarka kuwa UN, iyo kuwa madaxa banaan.
Safiirada iyo Wakiilada caalamiga ah.
Wufuudda iyo dadka la qalday.
Anagoo ku hadlayna magaca Maqaawamada Shacabka Soomaaliyeed , waxaan ugu baaqaynaa:
Dhamaan qaybaha aan kor kusoo sheegnay iyo cidda ay qusayso inay ka fogaadaan goobaha ay ku jiraan calooshood u shaqaystayaasha Tigreega. Goobahaas oo bartilmaadeed u ah Muqaawamada saacad kastana ay macquul tahay in dagaal ka qarxo, hawl galo adagna laga fulinayo.
Laga bilaabo maantay oo taariikhdu tahay 25-02-07 goobkasta oo ay joogaan cadawga umadda soomaaliyeed inay tahay bartilmaameed dagaal sidaas awgeed in laga fogaado goobaha garoomada diyaaradaha, dekedaha, xuduudaha, xeryaha iyo dhismayaasha qaranka meel kasta wadanka Soomaaliyeed. Garoomada diyaaradaha iyo dakadaha ayaa noqdey meel uu cadowgu shacabka xoolohooda ku dhaco, si uu dhaqaale uu ku dagaalo iga helo.
Wadanku wuxuu ku jira dagaal cidii aan u hogaansamin goÂ’aankaas Maqaawamadu gaartay wixii ku dhaca iyadaa isku dhigtay masÂ’uuliyadana qaadi doonta.
Waxaan sidoo kale cadaynaynaa inaan dagaal kula jirno ciidamo calooshood u shaqayste yaal ah oo wadankeena ku soo duuley, inta aanu ka xoreynayno waan wadaynaa dagaalka xaqa ah.
Sidoo kale Waxaan ugu baaqaynaa wadamada qorshaynaya inay ciidamo usoo diraan Somaliya ay ka fiirsadaan arinkaas. Wadankii soo dira ciidan waxaa kasoo horeeya dagaal qaraar iyo in ay maydkooda soo fogeeyeen. Waxaan u aragnaa ciidamadaas inay yihiin shaati Tigreegu usoo gashaday umadda Soomaaliyeed ee xurmada badan. Waxaan aamin sanahay xalku somalida dhexdeeda inuu ku jiro sidaas awgeed wadankii ciidan keena Soomaliya waa wadan cadaw ku ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliya islamarkaana u garba duubaya shacabkeena cadawga Itoobiya, sida uu Mareykanka iyo Kenya ay horey ugu sifoobeen
Cidkasta oo garab siisa calooshood u shaqaystayaasha ama u kaalmaysa ayaga ayay ku xukun yihiin.
ALLAAHU AKBAR -ALLAAHU AKBAR -ALLAAHU AKBAR
Xaarith Abaa-saadiq
Isku duwaha Muqaawamada Shacabka