[quote="kambuli"]Samatr, quote " Ma dhacayso, war kale ma haysaa?
Riighaye,
Waad aragtaa ninkii walaayadeyda hayey ee Samatr ahaa inuu veto saaray...

[/quote]
Kumbuli, I don't believe that you believe in 'arranged marriages' adoo galbeed jooga.
Denbi kaama aanan gelin
Duleed kaama aan tegin
Hablaha da'daadana
Daandaansi daayoo
Dibnaheyga uma furin.
Anyway ha is macneenin sida lagu yaqaan gabdhaha Soomaalida. Daandaansigeygana ha u bixin, Barasho horteedna ha i nicin.
