[quote="sadeboi"]quule qof kale kuma aad gareynayo...waayo adi bas baba reer dalal kowdi ugu jirey xukunka...lakiin waxaad meesha la timid cuqdad iyo waxaas o kale oo waxaad la soboodey reer dalal badan kuma jiraan so i don't like this...so i added yasmin who never posts and da-lal who has yet to prove his SADEness...marka ina adeerey caga dhigo baan ku iri your pushing it
and I will not apologize for anything..I don't recall throwing insults at reer dalal...and if i clearly remember it you and dawldsade were dissing eachothers sub-clans and you mentioned by name in of the insults directed at him..ma garatey

maxaad wax madaxweyne ka noqota, waa adigi sidi bahalki beerlaawe beenta guraye
ina adeer alxamdulilaahi cuqdad igu meey jirto, cid reer dalal ahi oo ey ku jirtana meey jirto, umad qalbi furan iyo niyad saafiya baanu nahay. caay iyo aflagaado raqiis ah meel inagama galeyso

hadaan cayda iyo aflagaadada idinkula darsoomi lahaa, wad ogtahay meel xun ayeey gaari laheed...! Adinka ayaa marki horeba bilaaway, markii dambena is garan oo marnaba joojin, tan iyo intaan idinka haray mooye... balse dhib ma leh, awalba dacaayad raqiis oo aan sal iyo raad toona laheyn beey eheed.