Re: The greatest forumer to ever grace somalinet - Galol
Posted: Wed Feb 28, 2007 2:47 pm
Lafo, quote" Kambuuli
Let me correct you Inaabti.
His good character, knowledge and his great sense of humour ayaa ina khuseeya inaga...Caqiidadiisa isaga iyo ilaahay ayay u taala.
Taas weeye hadalka dulucdiisu inaabti.
I agree with you walaal, weli miyaad I aragtay aniga oo leh hebel waa gaal? Taas shaqadayda maha... Waa isaga iyo Ilaahay...Waxaaba ka xun kuwa sheegta Islaamnimada haddana faraha dhiigga iyo balaayada kula jira...
Marka ay shaqadayda noqotaa waxaa weeye, marka uu isagu afka lasoo galo Diinteyda, Ilaahayga iyo Nebigeyga.... Markaa walaal wuxuu noqonyaa qof muteystay in la iska celiyo... Waxaan aqaan Somaali badan oo diinta masiixiga haysata... Waa yeelkood... Laakiin ninkani waa nin ku afdheer diinteena.... Markaa walaal, ilahow muu ahaado inaadeerkeen rum ah, ninku waa cadow...
Sidiisa kalena waa cadowga dalkeena iyo dadkeena.... Wayo dee shaqo aan isku hurintood ahayn ma leh....
Iga daa ninkaas maskaxdiisii meel khaldan bay martay eh...
IIlasoo ducee....
Ilaahow soo hanuuni Galool,
Ilaahow nacaybka ka saar,
Ilaahow ka indhasaab cayda diinta Islaamka,
Ilaahow fitmada uu ku dhex jiro ka saar...
Ilaahow ninkaa ku rid waddada toosan.... Amiin...