Page 2 of 2

Re: Why Do People Cry In Gaalo Weddings....?

Posted: Tue Mar 06, 2007 2:20 am
by TarraQ
"why do somali brides look like they will be electrocuted on the wedding night. i went to a couple of somali weddings and people tell them because they are terrified what will happen to them that night after they arrive their bedroom. people react differently. white people are happy they got married. they cry in excitement, just like some people cry in exastaccy when they make love."

Musika man sababta waxa waaye si'aan loo dhihin " Alla fiiriya tan kacsi ey uga caddahay walllahi, ma ujeeddaa farxadda iyo qosolka ka dhocooyo? "Haa, cawada in laga xoqaayeey ogtahay nooh, saasey u faraxsantahay"! Laakiin gabdhaheena xishood iyo dhaqan fiican ey leeyihiin, marka xataa kacsi haddey bes latahay sidii in caloosha xanuuneyso camal ey weji canbusan iyi indho cajeero ah ayadoo ismiskiinineyso dadka ku fiirinee, si loo dhaho " war gabdhu xishood badanaa oo qurux badanaa!!

Kuwa caddaanka ah laakiin kacsi iyo mayiiko darteed ey oohin qabsanaayaan xishood iyo xayo midna malahan.

Dr. Tarraq Alwaax kabodheere.

Re: Why Do People Cry In Gaalo Weddings....?

Posted: Tue Mar 06, 2007 2:36 am
by Advocatar
[quote="B.G.A."]hehe this is why Laughing

http://www.putfile.com/pic.php?img=4917050[/quote]


Laughing Laughing Laughing