Waar heedhee, balaayo kuu been badnaatay eh, ma waxaad noqotey Diyaaradihii Ingiriiiska ee rusheeyey Daraawiishta? Miyeyna Daraawiishi ahayn qoladii ugu horeysey ee uu Ingiriis kula dagaalamo Diyaarado? All qofku been badanaa.... Nacayb ayaa indhihii iyo dhegihiiba ka ridey.... Balaayo been badan
