Page 2 of 2

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:06 pm
by DawladSade
Majeerteen naagahooda walle inayan nacasiin ahayn, waaba dadka u nool cidaas, Majeerteen women run the households Cool

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:10 pm
by kambuli
Helwaa,

Maybe that is the Idea... Laughing


Xiddigta,

How about naag... Habaryonis, Habar Awal, Habar Jeclo, Ciidagale, Arab and Ayuub? Laughing Laughing

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:14 pm
by DawladSade
Kambuli dhulloska miyey kululyihiin, waa maxay sababta loo yiri naag dhullos waa naar Laughing

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:17 pm
by Reuter
Naag Habaryoonis waa Boqoraad,
Naag Habar jeclo waa slow,
Naag Habar Awal waa greedy,

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:24 pm
by kambuli
Dawladsade,

I have no Idea...I do not think so... Confused Wax kasta waa la iska qoraa...

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:39 pm
by Crazysomali
If that was my wifey I would had divorce her the same day.

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 1:50 pm
by Wiil_Soomaali
[quote="DawladSade"]Majeerteen naagahooda walle inayan nacasiin ahayn, waaba dadka u nool cidaas, Majeerteen women run the households Cool[/quote]

you became nightmare to this clan wallee Cool

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 4:36 pm
by DONKEYMAN
[quote="kambuli"]Last week a friend of mine told me a very funny story;

This dude married a girl from somewhere Somali Galbeed...after lunch the guy tried inuu u galmoodo xaaskiisa...Then she panicked and rushed out of the hut...Her relatives came with daggers and weapons and wanted to kill the guy who defamed their daughter...

When asked what the problem was they said angirly "Gabadhayada ma love ayuu moodey, marka uu hadhka galay wax ka deyi" Confused[/quote]


Laughing Laughing doqonkii ogaadeen ahaa

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 4:44 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="kambuli"]Last week a friend of mine told me a very funny story;

This dude married a girl from somewhere Somali Galbeed...after lunch the guy tried inuu u galmoodo xaaskiisa...Then she panicked and rushed out of the hut...Her relatives came with daggers and weapons and wanted to kill the guy who defamed their daughter...

When asked what the problem was they said angirly "Gabadhayada ma love ayuu moodey, marka uu hadhka galay wax ka deyi" Confused[/quote]


Oo Gabardhaney, Xago ka keenay isago, ma planet Mars?

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 4:55 pm
by kambuli
Donkeyman,

Iga rumeyso, intii aan arkayey niman Somaaliyeed...ama qaraabo aan isugu nimaadno, ama shaqo, deris, ardaynimo, shukaansi etc waxaa iigula kas badnaa ragga Ogaadeen ...Simply they are genius...Laakiin dee dad million kor u dhaafay waa laga heli hal dabbaal ah... Laughing

Sidii Faarax Galooley Alla yaa raxmo ayaa kaftan kasta dusha laga saaraa... Laakiin nimnakaas iyo doqonimo kala dheer....Wallee...Wax ma ogide iska aamus...Balse sheekada haddaad aad u fahamtay gabadha ayaa ah Ogaadeen...Not the guy...

Liqaaye,

Waxaan u malaynayaa ninku inuu reerihiina ahaa... Laughing Laughing Laughing

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 6:12 pm
by XidigtaJSL
Maahmaahdan anigu iskama lihi ee waa maahmaah Soomaliyeed oo caan ah, horay u jirtay I been hearing it since I was a child ",Soomalidu been wey sheegta balse been kuma maahmaahdu." From what I observed, waxbaa ka jira maahmaahdan, I know the Dhul girls and Warsan oo wey nala degaan, my family is heavily mixed, all of my immediate cousins waxaa dhalay labadan qolo ayeyday aabona waa Warsanka, hablaha Dhul waa hablo fiican ee wey yara kululyiin oo ceeb maaha taana waxaa la wadaaga dumarka Isaq bari ee HY iyo HJ, kuwa Warsangalina waa masaakiin, Majeerteenkana nin shukaansadayuun baa yaqaan waa more sexually liberated than kuwa kale. Ogaadeenka shaqo ismkuma lehin oo iyagu waxey dagaan Kililka 5naad, qaar qaba ayaan aqaan oo waa la amaanaa, waa dumar baari ah ragooda dhiqi yaqaan, inamadoodu ha iska caqli xumaadaane


Kambuuli

Dumar waa dumar oo qabiil malaha, hadii laga maarmi waayana hablaha Isaq waa hablo aad iyo aad u waangsan, waa baari waa diamond iyo luul, waa hooyooyin fiican, waa dumar ragooda dhisa, guryahooda udguudkiyo nadaafadaa lagu gartaa, ta kaliya ee aan odhan karo wey ku kala duwanyihiin waa habloha Isaq ee bari ayaa yara kulul waana run, kuwan galbeed ee Isaq iyo Gudabiirsi wey ka qabowyihiin waana xagaan u badanahay eebe haduu ii calfo

Re: Gabadhayada Ma D Ayaad Mooddey?

Posted: Wed Mar 14, 2007 6:14 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="kambuli"]



Liqaaye,

Waxaan u malaynayaa ninku inuu reerihiina ahaa... Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Laughing I wont be surprised, reerahayaga waxa lagu xanta inay (Galmo) Jecelyahine....