A/W,
You and I both know that this is a lie...Tolow ma isagaa dhalay yarka wuuba u egyahay eh...Daahir adna waad ogtahay anna waan ogahay taariikhdiisa... To be honest hadda lama caloobin ee waagii uu gabadha Dahabo Dawlo sida xun u caayay ayaan nacay walaahay..

Berigaasaanan ogaaday waxa uu yahay...
Laakiin kuu daayey hadii uu wax ku tarayo...