Simply Somali

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Simply Somali

Post by Hyperactive »

Bag tani wa doqon. Dadka makala garato. Maxa ka galay hado saxxin la'an yahay or not? Dambigas maxa ku wata wa hawen ee?
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Simply Somali

Post by HELWAA »

waar inaga wax aragney a 16 yrs boy is telling me how to act........warya hyper i respected you and treated like an adult but now i relaize my mistake..keep your opinions for ur self .....and for now on nacnacdaada hayso Surprised




madax saqiir........................bye.........i'm out of this topic...some pple cant even handel a joke Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Simply Somali

Post by Hyperactive »

Walle da'dada Aqli kuma lihid. Wallahi wad is ebeysan. Act like real ladies like Ismahan, cutie, DanGirl and many others. Isku hishoo walal and Allah ka bag. Mel walba sidi 7asharadki dalaq ha oran. Hawenka wa inay hishodan.

Dadki ku wada arag walle.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Simply Somali

Post by HELWAA »

and I forgot to add one more thing...your SOMALI SUCKS Surprised ..........NIIIIIIIIIIIIIIIIIIICDA JOOOJI....HADALKI WOO DHAMAADEY Shocked Shocked Shocked
Madaxweyne
Posts: 104
Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm

Re: Simply Somali

Post by Madaxweyne »

war hyper, naagteyda ii daa oo caanaha hooyadaa iska dhuuq ee naga dhex bax aniga iyo naagateyda helwaa ee hadda ila jiifta
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Simply Somali

Post by Hyperactive »

[quote="HELWAA"]and I forgot to add one more thing...your SOMALI **** Surprised ..........NIIIIIIIIIIIIIIIIIIICDA JOOOJI....HADALKI WOO DHAMAADEY Shocked Shocked Shocked[/quote]

lol walle tan wa lagu dambabi.

Naa aniga qof muslim ban ahay. Hadan saqajan and monkar arko wan ku shegi. Madaxa darbiga ku gara'a hadad donto. Wa shaqo ku talo walal.

Madaxweyne walal wan ku dayay. Anigu ghera i qabato hadey walashay muslim ay mel xon is digto. Lakin wan arka xarka ayey kula qasaneysa.

Good luck walal adiga iyo ayada. No hard feeling. Wajibkeyga as a muslim is when I see monkar inan afka ama qalbiga ka na'o tasina wa weakest iman.
idifaac
Posts: 1
Joined: Tue Apr 03, 2007 6:57 am

Re: Simply Somali

Post by idifaac »

Acuudu Bilaahi Mini Sheydaamu rajiim War ma sidanaa xaal ah. War ninka aad isku dagaalaysaan ma taqaaniinn, idina lam joogo ee maxaa dhacay.

Allah swt said "Do not back bite one another, would one of you like to eat the flesh of his dead brother? Surely you will detest this, fear Allah."

Markaan ayaadaa akhrisaan waxaad ogaaneysaan in xantu thay mid khatar ah. Midda kale ninkii la isku dagaalaa waa nin rag ah oo xariif ah. hadaa ayaan soo arkay saaxiib.com. maansha allah. qofkii xaasid ah uun baa mutacalimkaa af xumeeya. waa mutacalim, quruxloow ku darsadey karti iyo da'daal badan. websiteka quruxda badan ee uu sameystey ayaad ku xaasideysaan. war wax barta oo samesyta waxuu ninkaa sameystey waa haddii kale ka cabsda naarta ilaahey.

War hyper. waxaad thay nin fiican oo ninkaas iyo naagtiisa la jiifa ka adkaadey. ee iskaga fogoow dad xaasidiin ah ileen cadaab bey arkaane
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Simply Somali

Post by Hyperactive »

War adiguna inad nick name osob so sameysato hdad xaq o jeedo, why you don't post with your old nick?

Walle dadkan wa dad yableh.

War idin dayay wax is dama ma tihiin.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Simply Somali

Post by eyes-only »

I don't care who runs saxiib.com as long as they complete the sheeko. Is the guy still in prison horta? Sad
Madaxweyne
Posts: 104
Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm

Re: Simply Somali

Post by Madaxweyne »

ninka aad sheegayso waa dhintey, webistekiisana wuu dhiman mar dhow. waa maxay sheeko dad dhintey qoreen eed sheegayso. anigaa kuu qori sheeko ee lacag isii
galgalato
Posts: 8
Joined: Tue Apr 03, 2007 7:34 am

Re: Simply Somali

Post by galgalato »

aniga oo ka mid ah axsaabta saaxiib.com waxaan jaalayaal idiin sheegayaa in Madaxweyne uu ahaa saaxiibka koowaad ee ninkaas lagu murmaayo. waxaa madax looga dhigay saaxiib.com forum waxaa la siiyey darajo ah administrator. Laakiin aqoon la'aan darteed, iyo isaga oo noqdey xayawaan dadka sharafta leh aflagaadeynaya, ayaa laga saaray saaxiib forum oo laga xirtey. markaa ka dib wuxuu yiri albaabka ii xira aan ooyee.

Ciil daraadiis ayuu maanta uu rabaa inuu halkaan ku ciil baxo. Nasiib daro ninka aad sheegaysaan waxuu ku magac dheer yahay jaakoole, degan mnpls, minnesota, haysta master degree in computer engineering. waa nin laga yaqaano suuqyada ay soomalida isku timaado.

Markii la arkay aqoontiisa xad dhaafka ah ayey qaar ka mid ah saaxiibadiisa bilaabeen iney xaasidaan oo ay dadka ku dirdiraan. run buu sheegay ninka la magac baxay idifaac kolka uu suuradaas noo akhriyey.

War Jaakoole ma dhiman ee waa nin mashquulsan oo shaqooyin kala duwan u haya bulshada. marka madaxweyne iyo naagtiisa helwaa waxaan leeyahay get a life please and leave a respected man alone.
Madaxweyne
Posts: 104
Joined: Mon Mar 19, 2007 7:33 pm

Re: Simply Somali

Post by Madaxweyne »

aniga iyo adiga waa is naqaanaa galagaltooy. Waxaad aheyd sharmuutadii ka qaraaban jirety suuqa 24 ee mnpls. islamarkaana aad la seexan jirtey ninka jaakoole ah ood difaacayso. markaa naag sharmuuto ah in ay difaacdo duqeeda xaaranta ah waa caadi. Mr jaakoole aqoontiisa ayuu naagah ku khiyaamaa. ragga lama hadlo laakiin naagah ayuu u roon yahay. isagoo labo naago africa u joogaan ayuu halkan ku kufsadaa naago miskiin ah qaarkoodna labo qabo. hadan waxuu sameystey website uu naagaha ku sooxareysto. Ilaahoow ninkaas iyo sharmuutooyinkiisa naga qabo aamiin.

helwaa, naa kaalya naagtaan naga qabo see waaye
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”