first of all dont get it confused there were no refugees and no injured people during the 2002/03 political unrest in puntland. you only gave protection to the cade muse and his army, no refugees so gets your facts right.
no one supports discriminating against innocent civilians but when you find them with bombs what will you do.. puntland is known for having the most refugees. you will be bewildered if you saw how many eelays jareer are in boosaaso,galkayo or even garoowe, we welcome those in need. when somaliland used to send track loads of poor eelaays, puntland used to take them in,and one time a truck crashed killing 100 families, sent back from hargeysa... i know i saw i was there at that time...
dont assume we'r bad people or we'r doing this for qabil reasons, but saudi arabia are bastards and they need to know its not ok to send back people into a war zone, especially at a time of war, that would of thought them a lesson if wasnt for somaliland intervening.
and if theres a war its between political rivals not the civilians, its the leaders fighting not the people....
Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
and for the record people like unclebin, spragga, or this mj pride dont represent majeerten people as a whole. they have their opinions and views but dont speak for majerten...
- MJ-Pride
- SomaliNet Super
- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
EOMM and Monkey or whatever yo name is,
Ever Notice Why People Can't get MJs off they mouth?. You don't see nobody mentionin' SmellyLand, Nobody is mentionin' What is happenin' in the world. Everymotherfcka Flight has to take his cheap shot on MJs. Its Ok. While You guys talkin' about us, we are plannin' on rulin' the whole Somalia and becomin' an Empire. SmellyLand will be part of the Empire

No thanks
you can be Ethiopias prostitute alone.
We prefer our little kingdom .
MJ scumbags
you can be Ethiopias prostitute alone.
We prefer our little kingdom .
MJ scumbags
-
- SomaliNetizen
- Posts: 862
- Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
- Location: RED SEA
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
Weligey baan maqli jirey Tirxiil iyo Sacuudiya. 

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
MJ Pride,
Walaal are you sure inaad Majeerteen tahay?
Are you sure inaadan ahayn mid iska dhigaya oo dadka Somaaliyeed isku diraya?
Fili maayo inuu jiro qof Majeerteen ah oo ku fekeraya in la dhameeyo Hawiye..
Walaal are you sure inaad Majeerteen tahay?
Are you sure inaadan ahayn mid iska dhigaya oo dadka Somaaliyeed isku diraya?
Fili maayo inuu jiro qof Majeerteen ah oo ku fekeraya in la dhameeyo Hawiye..

- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
kambuli wa ruunta walal nobody wants muslims to die and a qabil to be discriminated against. this person is properly not majerteen...
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1099
- Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
- Location: Somalia
- Contact:
Re: Expect More Deportees from Saudi to come to Hargeesa.
Boosaaso: Puntland oo jawaab kulul ka bixisay hadal kasoo yeeray qaar kamid ah Odayaasha Muqdisho kuna saabsanaa dad Puntland dib looga celiyay.
5. april 2007
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Boosaaso(AllPuntland)- Wasiirka maaliyadda Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo ku hadlayay afka xukuumadda Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeeray qaar kamid ah odayaasha Muqdisho oo Puntland ku eedeeyay inay samaysay hayb sooc kadib markii ay celisay dad kasoo jeeda gobollada Koonfureed.
Warka kasoo yeeray Puntland ayaa u qornaa sidan:"-Waxaan ka xunnahay shakhsiyaadka fasiraadda qaladan oo muraadka siloon laga leeyahay ka bixyey dadkii socuudiga sida khasabka ah looga soo tarxiilay ee garoonka Galkacayo laga ciliyey .
Punland waxay leedahay arragti iyo mowqif ku aaddan dadka Soomalidda ah ee dibadaha laga soo tirxiilo ,
Puntland waa geyi Soomaaliyeed oo ay Soomaalinimadu macne weyn iyo qiima baddan ugu fadhido .
Waxaa magaalooyinka iyo tuulooyinka Puntland ku nool, Ka shaqaysta, deggan kana ganacsada kumyaal Soomaali ah oo ka kala yimid kana soo kala jeeda dhammaan gobolada Soomaaliyeed iyadoo aan hayb iyo qabiil loo fiiran, waxay la simayhiin walaalahooda degganka u dhashay oo ay walaaltinimo , xurmo iyo karaamo ku la nool yihiin .
Puntland dhaqan u ma leh in sida meel kale ka dhacda ay kooxo ama beelo deegaan Soomaaliyeed oo la wadaago dad kale ka xigsadaan oo ka sheegtaan .
Dawladda Puntland waxay dalalka adduunka ugu baaqday in aan Soomaalida la soo tarxiilin , waxaa hore garoonka Boosaaso laga soo celiyey dad Puntland u dhashay oo dalalka USA iyo holand laga soo tarxiilay .
Arrintaas oo ay Soomalidu gude iyo dibadba maamulka Puntland ku amaantay.
Maamulka Puntland ma oggola in Soomaali nabad gelyo xumo iyo daqaale sokeeye ka qaxday oo dalal shisheeye ciirsi bidday inay haddana darxumo kale iyo tarxiil la kulmaan iyadoo ay wax laga naxo tahay in kuwii dhibaatadaas iyo silicaas baday ay weli intii hartayna qaxinayaan.
Dawladda Puntland waxay 3.04.2007 go’amisey oo ay shirkadda dayaaradda jubba airlines ku amartay in dalka sucuudiga dib loogu celiyo 118 qof oo khasab Gaalkacayo loogu soo tarxiilay , iyadoo ay 1,000 qof oo kale oo 700 oo ka mid ahina haween yihiin ku urursan yihiin xabsiyada sucuudiga si kuwa la soo tarxiilay looga daba keeno.
Kuwa raadinaya inay dadka caadifad qabyaaladeed geliyaan oo ay Soomali marin habaaiyaan waa ogsoon yihin in dhamman 118-kii qof dib loo celiyey , iyadoo la oggolaaday in Gaalkacayo lagu dejiyo 9 qof kaliya oo xanuunsanaa kuwaas oo weliba ka soo jeeda gobolada Shabeelada hoose iyo banaadir.
Shakhassiyaadka isku deyaya inay dadka qaldaan waxaa la gudboon inay ka shaqeeyaan nabadda , midnimada , iyo soo celinta qarannimada , halka ay ka shaqeenayaan in la soo celiyo kuwii iyaga shalay ka cararay .
Soomaalida qurba joogga ahi waa ku soo laabanayaan dalkooda iyagoo aan khasab lagu soo tarxiilin markay ogaadaan in meel loo irkadaa ay ka horrayso.
Puntland waa meesha keliya oo gabbaadka iyo hoyga u ah Soomaalida oo idil sidaas ayeyna u ahaan doontaa halka Soomaali lagu mideeyo.
Xukuumada Puntland iyadoo ka jir danqanaysa burburka Soomaali gaaray waxay kuwa weli Soomaalinnimada iyo dawladnimada diiddan u soo jeedinaysaa inay waantoobaan , inay xusuunaadaan in qabyaaladu tahay tan soomali dhigtay goobta foosha xun ee ay manta taagan tahay .
Dr Maxamed Cali Yuusuf
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DGPL

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 440 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 1433 Views
-
Last post by kooradadab
-
- 4 Replies
- 710 Views
-
Last post by Demure
-
- 22 Replies
- 1198 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 18 Replies
- 2992 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 634 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 239 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 466 Views
-
Last post by fagash_killer