demure i picked it up from my dad too, old man could not have said a sentence without including joy ama aloore marka mar mar aniguba markaan hadlo way igu soo degtaa

talyaani iyo carabiba wuu ku hadlaa
cilmiile
igaarki saciidoow ila talisay sida ministar maraykaane
maqalkaadi laabtay gashiyo xidhidhka hoostiisee
aniguna waxaa ila gudboon fariintii laysoo faraye
duuxaha jilbahayo iyo waxayga gashay maskax garaade
walbahaar hala darisan, hawshi baan gutaye!
my little stint at gabay
