Re: HARGEISA EST BY CIIDAGALE
Posted: Thu Aug 09, 2007 6:14 am
salaamu caleykum dhaamaan siiba Duriyada xalaasha ah .........
marka hore markaan arkey topica waxaan la yaabey Hargeisa iyo ciida gale ayey is barbardhigeen taasna maaa fair magaaladu waa magaalo weyn oo ah caasimadeeni somaliland markaa reer qudha ma lahaan karo sida tariikhda aan ku maqley hargeisa waxaa dagaan jirey Ciidagale Ayuub Arab ayaa sxb iska lahaa markeedii hore imika laakin waala wada dagaa ee buuqa inaga daaya sxbyaal ......ee ha ina kala saarina mid umbeynu nahayee reer sh Isxaaqoow
Ayuub Toljecle Habar jeclo Habar awal arab garxajis arab dhamaan sxbyaal they are all brothers ma i fahanteen