You guys chill....Anyone who gets excited of war between Somali brothers will have his share of the pie walaahay... Kii u riyaaqa dagaalba gurigiisa ayuumbuu ka heli... Kolkaasey barooran... War jooga oo cagaha dhulka dhiga... Waxba dagaal ha u sacaba tumina eh...
