When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by wadaniweyn1 »

hey ppl i am sorry i insulted a abdirahman cali,i don't know wat
came over me,but that was not me tha shaydan got one over me ,
i feel sick that i bad mouthed nin mujahiid aha,even thou he had
his share of mistakes like all of us , still he didn't do anything to be
insulted like dat.so once again i would like to apoligize to all whom
i offended..i'm still Shockeded Shocked i talked about a dead
person like dat... Shocked istaqfruu allaah.may allaah 4give me.amin.



muse issaqson up somalia Love
Ceelgabo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1379
Joined: Mon Aug 29, 2005 10:25 am

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by Ceelgabo »

[quote="wadaniweyn1"]hey ppl i am sorry i insulted a abdirahman cali,i don't know wat
came over me,but that was not me tha shaydan got one over me ,
i feel sick that i bad mouthed nin mujahiid aha,even thou he had
his share of mistakes like all of us , still he didn't do anything to be
insulted like dat.so once again i would like to apoligize to all whom
i offended..i'm still Shockeded Shocked i talked about a dead
person like dat... Shocked istaqfruu allaah.may allaah 4give me.amin.



muse issaqson up somalia Love[/quote]


When you insulted Tuur you knew who you insulted, you knew he was dead, you knew he was soldier who fought to liberate his land...so why apologize and why should anyone except you pathetic apology.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="AbdiWahab252"]Dhaga,

Ok. But would your logic apply to Afbiijo Laughing[/quote]

No!
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by XidigtaJSL »

There is a new foundation in his name



Hargeysa(HWN):-Urur loogu magac daray Madaxweynihii kowaad ee Somaliland Marxuum C/raxmaan Axmed Cali ayaa maanta lagaga dhawaaqay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

Munaasibadii loo sameeyey ku dhawaaqida Ururka [C/raxmaan Axmed Cali Foundation] ayaa waxa ka soo qeybgalay, Gudoomiyaha Golaha wakiilada, Md, C/raxmaan Maxamed C/laahi [C/raxmaan Cirro] Wasiirka arrimaha qoyska iyo horumarinta Marwo Faadumo Suudi Xasan Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID, Eng, Faysal Cali Waraabe iyo Masuuliyiin ka kala socday hay’adaha dawliga iyo kuwa gaarka, xildhibaano abwaano culimo awdiin iyo marti sharaf kale.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md, C/raxmaan Maxamed C/laahi [C/raxmaan Cirro] oo halkaasi ka hadlaya ayaa waxa uu sheegay In Madaxweynihii kowaad ee Somaliland Marxuum C/raxmaan Axmed Cali [C/raxmaan Tuur] lagu xasuusandoona inuu madaxweynihii u horeeyey ee Jamhuuriyada Somaliland oo xora ka noqdo madaxweyne, waxa lagu xasuusan kara sidii uu xilka [Madaxweynanimada] uu u wareejiyey. “ C/raxmaan Axmed Cali waxa lagu xasuusandoonaa inuu yahay ninkii maamulka dalkan [Somaliland] iyo Soomaaliya dhismaheeda wax ku lahaa, waxaanu ahaa Gudoomiyihii SNM ee u danbeeyey dalkan xoreeyey”

Waxaanu Gudoomiyaha Golaha wakiiladu u soo jeediyey inay u duceeyaan Madaxweynihii kowaad ee Somaliland Marxuum C/raxmaan Axmed Cali [C/raxaam Tuur] iyo Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng, Faysal Cali waraabe oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inaanay Madaxweynihii ugu horeeyey C/raxmaan Tuur la siin wakhti uu wax qabto “C/raxmaan Axmed Cali waxa uu qaban la haaba wakhti lama siin, dhibaatadiina waatan ilaa imika ina haysataa”

Isaga oo hadlkiisa sii watana waxa uu yidhi “Hadaanu Marxuum Cigaal joogeena axdi [Chater] qudha walaahi inaynaan sameysnayn, hadaynu nidhaahno hebel ma soconayo ogow adiguna ma soconaysid.”

Md, Faysal Cali waraabe waxa uu tilmaamay inaanay labadii madaxweyne ee u horeeyey inagaga dhiman farxad “laba ninba [C/raxmaan Tuur iyo Maxamed [Cigal] ma soconayaan ayey horta inagaga tageen ha moodina inay farxad qabriga inagaga tageen, laakin inshaa alaahu ilaahay qabriga uu u nuurindoonaa.” Ayuu yidhi

Waxa uu Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe welwel ka muujiyey inuu qabqable C/laahi Yuusuf ku soo socdo Somaliland loona baahan yahay inaynu ka gaashaamano, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “Nin cadowgeena oo inagu taamayaa ayaa xamar qabsaday, C/laahi Yuusuf waxa doonaayaa inuu Somaliland baabiiyo waxa uu ku taamayey inuu Xamar burburiyo oo uu qabsado, waanu burburiyey oo uu qabsaday inaga [Somaliland] ayuu inagu soo socdaa”

Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “hadii aynaan inagu wixii khilaafkeena aynaan hoos isugu sheegin oo hoos u wada hadlin oo aynu isku buuqno fursad ayeynu siinayna cadowgeena oo dhabarka ayuu inagaga dhufanayaa”

waxa uu gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Faysal Cali waraabe sheegay khilaafkan ka dhex aloosan labada gole iyo xukuumada in lagu dhameyn karo wada hadal“Khilaafka ina dhexyaala waxa lagu dhameyn karaa wada hadal, waxa loobahan yahay inay sadexduba [Golaha Wakiilada, Golaha Guurtida, Madaxweynuhu] inay la yimaadaan xilkasnimo”


Wasiirka wasaarada horumarinta Somaliland Marwo Faadumo Suudi Xasan, Gudoomiyaha Dib u dhiska Biriijka labaad ee Somaliland Aadan Baradho iyo Gudoomiyaha Ururka C/raxmaan Axmed Cali Foundation C/xakiin C/laahi Cilmi oo halkaasi ka hadlay ayaa waxay dhamaantoodba ka warameen kaalintii uu ku lahaa marxuumku halganka dib u xoreynta dalka iyo xilalkii uu soo qabtay


Weriye, Mustafe-Janaale
Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by LiQaaye_TDH »

Allah ya Raxma Aabihi Somaliland, Mujaahid Abdraxman axmed cali tuur...... Cool
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by Sadaam_Mariixmaan »

I heard he died in Caydiid's bed

Laughing Laughing Laughing Laughing


(AUN) Cabdiraxmaan Axmed Cali "Tuur" Sad
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by Gedo_Boy »

Tuur amaan siiya......

Somalis have been fighting forever. It's a love-hate relationship.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: When did Abd al-Rahman Ahmad Ali ( Tuur ) die ?

Post by new-york23 »

that salbalaar thing was cursed from the get go.

the three man who started it 2 are dead and the other one
was abandoned by his tribe.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”