Re: Armed militia of khatumo captured border village
Posted: Thu Jun 07, 2012 6:38 pm
udun wrote:The Solomodow that need the help of all of the SL militia?skywalker25 wrote:
Like my nigga said. Solomadow have lived next to you for 60 years and they have taken land not lost it. Tell me where was this Isaaq you claim is protecting them? Stop the children stories.![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Why do you always need others to carry on the fight for you? The calaacal of Siilaanyo and Salleebaan Gaal in 2011 reminded me this other calaacal that HJ came up in teh 1950s:
Marna miyaaynaan rogeyn ceebta waa la iska reebaaye
How about this classic poem that described how Eydoors got owned:
Iidoor waxaan meeriyoo malag laraadshaaba
Waxaan maylinka ululayoo micida ruugaaba
Inaan miigihii shalay lahelay mahad Alle sheega
Inaan guuto mawjada ahoo meheriyoo u geeyay
Oo aan magkalay duulku waa naga mutaysteene
Oo naan mareegaha ufuray mahad Alle Sheega
Gabagabo kumiiskii markay mayro ololaysay
Sidii muusanawgii bay nirguhu mawda ku hayeene
Madixii iyo ololkii kabaxay mahad Alle Sheega
Mali malida nimankii ahaa waa maquun sadaye
Magligii markaan ulabaxaay marada xooreene
Inay nalash laalaadiyeen mahad Alle sheega
Anna Maarareey waxaan la helay kun iyo may mayye
Mayd koodu waa kuu ahaa maadha oo kale' e
In waraabihii madhax kahelay mahad Alle Sheega
Nuux Taani anigaa milkiyay maa hirkuu dhaqaye
Miiskaa Ilaah iigu shubay mohoradiisiiye
Inuu cay lamalan daadayo mahad Alle sheega
Nin makhaayad joogaba waa maanka laga qaadye
Awal hore inay maarsadaan maaralaga waaye
Inay haatan murankii dhigeen mahad Alle sheega...

Iidoor waxaan meeriyoo malag laraadshaaba
Waxaan maylinka ululayoo micida ruugaaba
Inaan miigihii shalay lahelay mahad Alle sheega



Udun, even the Sii Gurguuro Soo Gurguuro kid Somalistan admitted the reality of the Three Habro.

Somalistan said this

As H/yonis, we will stay and share destiny with our fellow Isaaqs. without each other, we are nothing.