Page 11 of 14

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:17 pm
by jalaaludin5
:clap:


Well done. But I was expecting buraanbur :lol:

:up:
-
-
-

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:30 pm
by Bella18
lol@buraanbur, maa islaan gaboobday baad na mooday? Jaw :damn:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:41 pm
by jalaaludin5
Essence89 wrote:lol@buraanbur, maa islaan gaboobday baad na mooday? Jaw :damn:
what has da' got tto do with it :lol:

https://m.youtube.com/watch?v=vqUbfgsHzLk

https://m.youtube.com/watch?v=XtbAcbyI9BI

kuwan ma islaama?

Am sure you can do it :up:
-
-
-
-
-
-

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:41 pm
by SahanGalbeed
Oh yeah excellent Essence :x :roll:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:51 pm
by Bella18
jalaaludin5 wrote:
Essence89 wrote:lol@buraanbur, maa islaan gaboobday baad na mooday? Jaw
what has da' got tto do with it :lol:

https://m.youtube.com/watch?v=vqUbfgsHzLk

https://m.youtube.com/watch?v=XtbAcbyI9BI

kuwan ma islaama?

Am sure you can do it :up:
-
-
-
-
-
-
I tried to dodge a bullet, failed miserably. Tuug la qabtay tallo maleh! :meles: :snoop:

Sahan ina abti, I'll record another one :lol:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 10:57 pm
by SahanGalbeed
Yeah becoz I was pissed , I'm not gonna lie . Hal minute baan ka yara dhaqaaqay computer -ki oo waxaan ku soo noqday blue lion oo is xariifinayo oo leh "yeah too bad for those who weren't here " :lol: .

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 11:08 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ duqa aana ku sheegaya wixi ku dhaafay, horta salaan qaaliya ayay hawada ku so marisay inaabtida, hees yar na way ku dhufatay, cudkeeguna waa hodan abdirahman oo xalkaa taagan! inta ba ku dhaaftee gabadha ha cadibin :lol:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Mon Feb 08, 2016 11:34 pm
by SahanGalbeed
Aar Ilaahey ha inoo daaya gabadha , weligey ba iney fariid tahay waan ogaa :rose:.Khayr Alle ha siiyo :up: hablaha reer abitgey , no joke !

Heesti " waan mabsuuday " baan ku soo turaya insha Allah :lol:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 1:07 am
by MujahidAishah
dp

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 1:08 am
by MujahidAishah
:ohhh:

Heeey waa ciyaraysiin.. Qof weyn lagma toocsaado maba xishoonaysiin eh????

Essence biis biis

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 1:26 am
by MRnutritionist
Essence89 wrote:lol@buraanbur, maa islaan gaboobday baad na mooday? Jaw :damn:
Cajalada dib u soo celi, aan maqalnee

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 1:28 am
by MRnutritionist
Hees ayaan idiin soo qaadayaa caawa. Waa inoo iyo caawa Marka ay saakadu tahay 9:30.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 4:01 am
by Bella18
^It's 8pm not long to go MrN :clap:

Aishah you didn't miss out much walaaleey, bisad baa isku deyday inay heesto :lol:

Sahan :rose:

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 4:21 am
by JSL3000
Essence you a five star... :up: she bad.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?

Posted: Tue Feb 09, 2016 4:24 am
by Amira143
Essence89 wrote:lol@buraanbur, maa islaan gaboobday baad na mooday? Jaw :damn:


Oh man!! I've missed it.. :x