Murax wrote:sadeboi wrote:![]()
![]()
I know..murax adbo wax kama yarid GB ee deg-deg uu guurso..and stop checking out the bantu lady next door...
nabeela baan ku siiney...
![]()
Waa run, Laakin GB xaalkiis meel xun bee maraysaa sxb. Mar haday sheekada soo gaartay whipped cream iyo waxayaalahaas![]()
Nabeela thought He was talking snacks![]()
As for Me, inaan gursado waanba rabaa, laakin I have a crush on GB's wife marka maxaan yeela



