candhuuf kulaha war waxaan waaba dhoocil ileen, naa orad raga ka dhex bax balaayoyahe. bisinka iyo yasinka, tanu faraha bee ka baxdey, war yaa wakiil u ah balaayadan lagu qasaareina aadan wrote:Doqoney dabkaab'e
Hadii siwalba loola hadlo way un so taagantahay, ileen waa doqone
Hadaad candhuuf wajiga kaga tuftid way so taagantahay, ileen waa doqone
Hadalkeedayna isku xidhaa, ileen waa un doqonkiiye.
