Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Somaliland is officially a vassal state of TPLF & is an extension of the regime

Post by Xildiiid »

BestPlaya wrote: Tue Oct 10, 2017 11:07 pm
Xildiiid wrote: Tue Oct 10, 2017 4:05 pm
BestPlaya wrote: Tue Oct 10, 2017 2:19 pm


UN advocates mutual coexistence of nations and its members agree to respect international laws including international boundaries.Xildiid , l believe I'm not misquoting you,YOU said UN is "illegitimate" and international boundaries (northern ethio-Somali border) is "SHARCI DARRO" :lol:.After all,these are your ideas but pay close attention to these TWO questions:

1.Why do you want divide Ogaden in DDSI ,Those in Jubaland and those from NFD using the SHARCI DARRO boundaries :lol: which are advocated by the "illegitimate" UN????.

EVERYBODY KNOWS DJIBOUTI IS A COUNTRY AND SOMALILAND IS A REGION WITHIN SOMALIA .Somaliweyn is noble but obsolete political idea .Somalia,Kenya,Djibouti and Ethiopia MUST learn to cooperate and exist as friendly neighbors.


Gaashaamo waa Ethiopia.Balse dadka dega cidina kama xigto Somalia ,khaasatan Wuqoyiga Somalia(Somaliland)... Sidokale ,Dhagaxbuur waa Ethiopia balse Dadka dega cidina kama xigto Somalia khaasatan Koonfurta Somalia (Jubaland)


Waxa kale waa been iyo khayaali aad ismoodsiisay.
You’re very ignorant and what’s even worse is that you’re arrogant about your ignorance.

The UN is a illegitimate organization created to maintain the post WW2 world order. The mistreatment of “3rd World” countries and their exclusivity from the security council is irrefutable evidence. The UN reinforces colonialism rather than fighting injustice.

Enough about the UN.

The AU (not the UN) propagates that the borders in Africa should be based on the colonial boundaries at the time of independence

The boundary between Somaliland and Djibooty is based on the Anglo-French treaty while Somalilands border with Zoomalia is based on the Anglo-Italian treaty. In accordance with the AU.

What we don’t accept is the current border with Ethiopia because the treaties signed by the clans of Somaliland and the British Government states that under no circumstances shall territory belonging to SL clans be ceded to a 3rd party.

According to that treaty signed by the British government, the transfer of land to Ethiopia and Haile Selassie was illegal. It’s not my words but a contract proving the illegality of that transfer laakin waad iska indha tireysaa because it totally destroys your fake narrative.

Your questions is ridiculous because Dhagaxbuur was never ruled from Kismaayo nor Mogadishu. It wasnt part of Somalia Italiana. Your elders, like Makhtal Dahir, sided with the Ethiopian monarchy against the Italian colonialists ruling Zoomalia, further cementing your Ethiopian identity.

Djibooty might be a country but again your exposing your hypocrisy and the hereditary munaafaqnimo. If you accept Djibootys statehood then you must accept Somalilands unquestionable statehood because waxa isku keeney Somaliland iyo Somalia waxay aheyd Somaliweyn, sidaad afkaaga ku qirtayna it’s an obsolete political idea.

Hadaba wax Zoomalia isugu kaaya hadhay ma jirto, xadka noo dhaxeeyana waa kii gumeystuhu dhigay (Anglo-Italian treaty), taas oo aan ka hor imaneyn aragtida ururku midowga Afrika.

I don't have big respect for the International organizations and colonial made international boundaries. Howsoever it happened ,Gaashaamo and Dhagaxbuur are part of Ethiopia.Everyone of us would like to see and witnesse a Somaliweyn country. But it is not happening(only maybe in our times).The best Solution is Somalis in NFD and DDSI should learn to co-exist with other ethnic groups in the neighbouring countries since it is NOT easy to re-draw the political bounadaries according to wishes of our people..but why on earth should Somaliland consider itself a separate country while every sane non-,SNM person or Organisation believe that Somalia is one and indivisible??

Goormeey Somaliland noqotay wadan gaar ah oo uu Caalamku aqoonsaday? It is quite ridiculous to compare Djibouti(A country) and Somaliland (a region within Somalia) .

Hadalaadu waligaaba ha isburiyeeen

Waxaa tiri ,waliba adoo gabay daliilsanaya :lol: ISAAQ WUU WADA DHASHAY ,SIDAA OWGEED ,ISAAQA ITOOPITA DEGA WAA SOMALILANDER ... Anna Ku idhi OGADEN WUU WADA DHASHAY ,SIDIINO KALE ,DHUL IYO DHALASHO AYAANU WADAAGNA.Ogadenka DDSI,NFD iyo JL waa mid oo xuduudaha Sharci darrada ah :lol: nama kala qaybin karaan.That's way Ogadenka DDSI si fudud ugu helaan sharciga Kenya.Xitaa Somalida kale ayaa sharciga Kenya Ku goosata abtirsiinta ama magacyada jifooyinka Ogaden.


Hadana waa tidhi INGRIIS AYAA (ASAGOO LA TASHAN IIDOOR) si sharci darro ah :lol: dhulkayaga ugu wareejiyay Ethiopia!! .Waxaadna tidhi,maadama SI SHARCI DARRO AH hawdka nalooga bixiyay,iidoorka Ethiopia ,waa Somalilander ..Si daado kale anu marna ma daliilsanayo Xudadaha marna sharci darro odhan maayo(HYPOCRISY) balse RUNTAA WAXAY TAHAY ,IN INGRIIS IYO QOLYIHII KALEE ISTICMAARKA INEEY SIDA AY DOONAAN UKALA JARJAREEN ADUUNKA IDAYLKII..."Sharci darro" inaad dhahdo waxaa kaga haboonaan lahayd "XAQ DARRO mise DULMI" ileen gaalo ayaa deeganada Somali kala jarjaray iyagoo awood isticmaar adeegsansya.


FIKIRKA SOMALIWEYN WUU QURAX BADAN YAHAY,WALIBANA REERKAYAGA(OG) AYUU AAD UGU FICNAAN LAHAA sababtoo ah waxaanu nahay qabiilka kaliyee dhul balaadhan eey degaan si SHARCI DARRO AH isticmaarku ugu kala jaray 3 wadan..


Waxaa leedahay dhagaxbuur Mogadishu lagama Xukumin .Haa. Lagama Xukumin balse adu wakaase kala celi oo dheh "Maxamad Subeerka dhagaxbuur dega iyo kuwa Afmadow dega islama dhalan maadama WALIGOOD ISKU MEEL LAGA XUKUMIN ,xuduudaha(sharci darro ah na) kala qaybiyaan..
Cid kasta oo aakhrisaneysa waxaad marba soo qoreyso way aragtaa in jawaabaahuga aaney ka jawaabeen qoraaladeyda. Sababtoo ah wax aad ku doodo ma heysid.

Somaliland waa wadankii ugu horeeyey ee shanta Somaliyeed ee xornima qaata. Taa miyaad dafireysaa adigu? Waa ta labaadee, markasta waxaad la soo taagantahay Somaliland waa gobol Zoomalia ka mid adigoo daliishaneya qabyaaalada maldahan ee federalismka, taas oo aan Somaliland marnaba aqoonsan. Aan ku weydiiyee adigiyo abaahaaa keebaa ifkan lagu hor abuuray? Soo abaahaa maaaha? Miyaan odhan karaa adigaa abahaa dhalay? Oo abahaa wuxuu ka tirsanyahy ubadkaaga? Jawaabtu waa maya, sababtoo ah wax suura gal ah maaha.

Hadaba Somaliland ayaa ka fac weyn kagana horeysey xornimada. It’s factually incorrect to claim that Somaliland is part of Zoomalia.

Somaliland iyo Zoomalia xadkii isticmaarku dhigay ayaa u dhexeeyaa oo aan burineyn aragtida AU, sidaan adigu qirtayna, olole Somaliweyn lagu dooneyo maanta ma jiro. Hadaba hadii Somaliweyn ayehd siyaasadii isku keentay Somaliland iyo Zoomalia, siyaasadaasina aaney maanta jirin, maxaa isugu hadhay Somaliland iyo Zoomalia? Jawaabtu waa waxba, nothing!

Weligaaba is yeelyeel, Hawd waxaa laga xukumeyey Hargeisa, dadka Hawd ku noolaa ilaa iyo 1950’s waxay ahaayeen Somalilanders. Taas ayaana daliil u ah inay yihiin Somalilanders.

Maalintay Somaliland noqoto wadan aduunka laga aqoonsanyahay, xoreynta labaad ee Iidoor u bilaabmanaya waa Hawd. Markaa laakin anagoo wadankayaga iyo cududiisa isticmaaleyna ayaanu Ethiopia la xisaabtami doonaa.

Sharci daradu waxay ka timid Ingiriiska oo jebiyey heshiis ay iyagu saxeexeen. It’s not my words but historical facts!

Ninka Dhagbuur ka yimid shaqo kuma laha Jubboyinka. Qabyaalad ayaad ku sheeganeysaa adigoo ku hoos dhuumanaya wadaniyad been ah. Ninka Gaadsan ee Nusdariiq jooga ma sheegto Jamaame, ama degmada Jilib oo kala badh ay Beesha Biimaal degto gacantana ku hayso. Ma sheegto Marka, Janaale, No. 50, Shalambood etc. Ma sheegtaan Jubbada Dhexe inkastoo ninka gobolkaa dhan maamulaa uu yahay Biimaal.

Hawiyaha Babile joogaa ee Karanle ma sheegto Kismaayo, Jowhar, Afgooye, Sablaale, Mogadishu etc. nin walba dhuklkiisa ayuu aaminay.

Idinkuna taangi shisheeye idinkoo wata ayaad is leediihin xoog ku sheegta, kuna qabsada dhul aydaan laheyn. Waa dhaqan Dofaar Ismaciiil leeyahay. Magaalada Ceerigaabo oo Iidoor dhisay, magaaleynteedi ka horna ay aheyd ceel iyo goob ganacsi Isaaqu iska leeyahay ayey hadana beesha Dofaar sheegataa. Hadaa waa anagoo heyna goorta Ceerigaabo soo degeen iyagoo ku yimid xidid iyo inan la yaalnimo.

Nasabnimada waa loo kala dhashaa, sunta Zoomali ku jirtanah waa Dofaar Ismaciil. Maalinta Dofaarka la cidhibtiro ayey Zoomali Somali noqoneysaa.

Abtirsiimada iyo Baha beentaa cid kaa rumeysaneysa ma jirto.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”