Mogadisho pic of the day thread

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by GIJaamac »

New construction factory named "Rajo Construction" ! Maashallah :blessed:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction Company ayaa waxaa ay waxaa soo saaraysa Qalabka Dhismaha oo kala duwan gaar ahaana Bulukeetiga Casriga ah iyo Dhagaxyada loo yaqaano Interlock oo lagu dhisayo Wadooyinka ay maraan Dadka iyo weliba Guryaha

Ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Cabdicasiis Maxamed Xasan (Cabdicasiis Dhega Weyne) oo ah Maamulaha Warshadda oo Sharaxaad ka bixiyay Qalabkan cusub ee ay dalka keeneen iyo sida ay u doonayaan in ay uga qayb qaataan Doorka kaga aaddan dib u dhiska dalka.

Cabdicasiis ayaa farta ku fiiqay in iyagoo tixgelinaya baaqii Xukuumadda ee ahaa in Ganacsatada Soomaaliyeed Dalka ay dib u dhisaan isla markaana ay Maalgaliyaan ay suurta gashay in Warshad Cusub oo la jaan qaadaysa Dhismayaasha Caalamka in ay Dalka keenaan.

Mudane Dhega wene oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in iminka ay soo saareen Bulukeetiyo ka Tayo wanaagsan kuwii Soomaalida ay hore u Isticmaali jirtay kaasoo aan kaaga baahneyn in aad Salaaxdo , isla markaana ay sameeyaan Dhagaxyo la is gel gelinayo oo shub ka samaysan ( Interlock) kuwaasoo Mustaqbalka dhow iyo kan fogba anfacaya Dadka qaata.

Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Maamule ku Xigeenka Warshaddaas Cabdikariin Maxamuud Ibraahim oo sheegay in Halkii Saac ay Warshadoodu soo saari karto 900 Boqol oo Bulukeeti ah oo Casri ah iyo Tiro aan intaa ka yareyn oo Dhagaxyada Interlock-ga loo yaqaano kuwaasoo uu sheegay in Bilic ahaan iyo Tayo ahaanba ay ka wanaagsan yihiin Qalabkii Dhismo ee hore dalka looga Isticmaali jiray.

Cabdikariim ayaa hoosta ka xarriiqay Dhagaxa Interlock waxaa uu Fududeynayaa Fiilooyinka Dhulka la mariyo ee loo adeegsado Fiilooyinka Koronta iyo Inter-net-ka kaaso Dhagaxa Interlock markaad Doonta ka qaadi karta kuna soo celin karta isagoona u sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay sidoo kale keeneen Qalabyo loo adeegsado Qasida Shamiintada iyo Wiishash Dhaa dheer oo loo adeegsan karo Dhismayaashii Awal gacan isugu Dhiibka ahaa. Ugu dambayntii ayuu Maamulku sheegay in marka hore ay Dabooli doonaan Baahida Dhismaha Magaalada Muqdisho kaddibna ay u gudbin doonaan Gobolada kale ee Dalka.

Eng Yu oo ka mid ah Injineerada Warshaddaas Rakibtay una Dhashey Wadanka Shiinaha haatana halkaan u jooga Tababarka Shaqaalaha Soomaaliyeed ee Qalabkaas ku shaqeynaya oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in Qalabkaan uu yahay Farsamadii u dambaysey ee Shiinaha iminka wax loogu Dhiso isagoona u rajeeyay Muqdisho iyo Soomaaliyaba in ay ka faa’ideystaan Qalabkan casriga ah ee Teknoolajiyada Caalamka ee Dhismaha la Jaan qaadaya.


http://saadaalnews.com/2013/04/07/daawo ... -muqdisho/
No more building material imports in the near future inshallah. :up:
Last edited by GIJaamac on Sun Apr 07, 2013 12:50 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by AbkoowDhiblaawe »

:blessed: :clap: :clap: :blessed:
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

GeoSeven wrote:Trees Trees and more Trees! This is a great idea!
Yup. Patriot employees. The 3'rd pic abouve, they shaped all of the future trees in a star :D

Image

Image

Image

Image

Image

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Cows awaiting export at Xamar port

Image

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Warta Nabada District, Muqdisho

Image

Image

Image
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by GIJaamac »

Image
Image
Image
Image
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by GeoSeven »

xiinow wrote:New construction factory named "Rajo Construction" ! Maashallah :blessed:

Image


No more building material imports in the near future inshallah. :up:
With the new cement plant being built by Turkey, brick makers will have a ready supply of cement cheaper and construction will sky rocket.
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Underground water pipeline construction

Image

Image

Image
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by The_Patriot »

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Mine Awareness in Muqdisho

Image

Image

Image

Image

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Image

Image

Image

Image

Image
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by original dervish »

:blessed: :D :som: :up:
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Image
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Mogadisho pic of the day thread

Post by Titanium »

Construction of a hospital is complete on a rainy Muqdisho day... alhamduillah for the rain
Capacity of 2000 people per day being able to be treated
4 operating rooms
It also has elevators :lol:

All that's left is for some landscaping

Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”