Page 13 of 15

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 11:48 am
by Murax
Ina Aaden,


Xaal qaado on behalf of Sade, wax xumaan kamaanin arag :up:




Btw, whats the beef between the new Sade members and Absame :lol:

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 11:57 am
by ina aadan
Murax

beesha sade waxba uma qabo hadan wax xumaana umaan qaadin, e mid yaroo xawli ku socdaa isoo galay aniguna taagan u yara dhigay.

Niyow garanmaayo melay ka bilaabatay.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 2:59 pm
by waayeel101
waxan la yabana marexanka iyo majertenka ee sawkan ogaden waxba aan dhaamin.

mise waa la qiranaya reer abtiga?

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 3:04 pm
by ina aadan
waayeel101 wrote:waxan la yabana marexanka iyo majertenka ee sawkan ogaden waxba aan dhaamin.

mise waa la qiranaya reer abtiga?
Maxaad ka wadaa, maan fahmine.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 3:19 pm
by waayeel101
^^ dee caruurta abti u radiya sowdinkan reerka dhaafi waayey.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 3:26 pm
by The_Patriot
waayeel101 wrote:^^ dee caruurta abti u radiya sowdinkan reerka dhaafi waayey.
ya lo radhiya?
because hadhi adh Absame heleysidh maxa kufali shisheyo?

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 3:28 pm
by ina aadan
waayeel101 wrote:^^ dee caruurta abti u radiya sowdinkan reerka dhaafi waayey.
Haa, waar niyow caruurtu markay ciyaaladakale isla ciyaarayaan ba kaan hoyadii absame ahayn waa la riixi yacni waxaa lagu odhan war waxyohow bar-bar xaaranka ahay naga tag.

Marka sasaa ku qasabtay inanaa cidkale guursan. :lol:

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:11 pm
by waayeel101
The_Patriot wrote:
waayeel101 wrote:^^ dee caruurta abti u radiya sowdinkan reerka dhaafi waayey.
ya lo radhiya?
because hadhi adh Absame heleysidh maxa kufali shisheyo?
patriot adi ma orama ku dhashay mise shati gudud qoladisa af adakidaa

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:17 pm
by ina aadan
Janaraal pat qoriga sida loridaa la baray e sida somali iyo wax malayacnia loo qoro lama barin :)
e adigu ma ninkaan abtiga u ahaa bad tahay mise midkale.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:23 pm
by waayeel101
ina aadan wrote:
waayeel101 wrote:^^ dee caruurta abti u radiya sowdinkan reerka dhaafi waayey.
Haa, waar niyow caruurtu markay ciyaaladakale isla ciyaarayaan ba kaan hoyadii absame ahayn waa la riixi yacni waxaa lagu odhan war waxyohow bar-bar xaaranka ahay naga tag.

Marka sasaa ku qasabtay inanaa cidkale guursan. :lol:
haa waa intan u jeedo.
somalidi hore waxay ahayen reer guuraa, markaa ninka reer abtigi iyo reer gacalkii iyo reer tolkii kala duwanyihin wuu ka nolol fiicna ninka kale. marka ay abaari ka dhacdo degankisa wuxuu xolaha la tegi jiray deganka abtiyashi ama gacalkiis.

dadkan danbe waxa jira habrowadag ilmabti inader is gursada.
riwayad jabuti lagu dhigay oo sangub iyo cali gaab ku jireen aya ka hadlaysay arrintan sangub aya inankisa iyo inan uu adeer u yahay rabay inu isku dhiso cali gaabna oo walalkiis metalayey wuu diidana oo wuxu ku laha inantu yay u dacwoon hadi dhibi timad ilayn kii ay u dacwoon la hayd ayay ka dudaysa'e :lol:

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:24 pm
by waayeel101
ina aadan wrote:Janaraal pat qoriga sida loridaa la baray e sida somali iyo wax malayacnia loo qoro lama barin :)
e adigu ma ninkaan abtiga u ahaa bad tahay mise midkale.

aaheey

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:31 pm
by ina aadan
Dee abti maad is sheegtid marhore, yaan nimankan sujuugi xabad beerka kaaga dhufane.

Adna dhalashadaada soo qor marka.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 4:50 pm
by waayeel101
ina aadan wrote:Dee abti maad is sheegtid marhore, yaan nimankan sujuugi xabad beerka kaaga dhufane.

Adna dhalashadaada soo qor marka.

reer galbedka waxa u dhaqan ah reerka aad gabadh ka gursatid haday noqdan qoys fiican lama sii daayo ee gabdho kale aya laga gursada.
marka aniga waa akisho ama isaaq weliba sacad muse ila 3-4 awow inta ka danbaysa dad kale aya so gala.

lkn ragga awowgay dhalay mid moye inta kale way fogaden 2 marexan gursaday iyo 2 absame gursaday.

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 7:28 pm
by Advo
War maantey ceeb baa igu dhacdey.

So I met one of my cousins for the first time (eedo's son) and we get to talking etc, so I assumed his either A)MJ B) MR or C) Dhulos in that order waliba, so after a while I asked and he was upset that I didnt cidoo ahaa. He finnally tells me intuu yahay cagadheer :shock: :lol:, I played it off like I knew but it seems like I got more OG cousins then I previously thought. Im gonna have to direct him to this page and introduce him to reer galbeed Ogaadeens, his from wardheer (most likely reer issaq baan umaleeyni, not sure).

Re: How Inbred are U: Absame Version

Posted: Wed Jan 19, 2011 7:36 pm
by The_Patriot
Advo wrote:War maantey ceeb baa igu dhacdey.

So I met one of my cousins for the first time (eedo's son) and we get to talking etc, so I assumed his either A)MJ B) MR or C) Dhulos in that order waliba, so after a while I asked and he was upset that I didnt cidoo ahaa. He finnally tells me intuu yahay cagadheer :shock: :lol:, I played it off like I knew but it seems like I got more OG cousins then I previously thought. Im gonna have to direct him to this page and introduce him to reer galbeed Ogaadeens, his from wardheer (most likely reer issaq baan umaleeyni, not sure).
wardheer makahil no reer Isaq.

Advo it was me did not want to embarass you 8-)