by Siciid85 » Tue Sep 15, 2009 1:43 am
What a lying prick you are. SNM was born from oppression under the hands of its own govt.
Shekada caruurta lagu seexsho meesha kala tag.
Sidaan buug ka aqriyay wuxuu shegayaa in SNM
la dhisay kadib markii waqoyiga qaxotiga ku soo
bateen ee ka soo cararayay dagaaladii dhex maray
SOMALIYA & ITOBIYA, SNM waxay mooday in laga
qabsanayo dhulkooda oo ay lahaayeen dad aan u
dhalan baa lawareegi raba hadday arinta sidan ku
socoto, marka waxay noqotay inay meshaas ku qoryo
qaataan.