New Somali generation unaware of their own history?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by XimanJaale »

khalid ali wrote:
ina aadan wrote:markay duushay gaaladu, anaa daabbadduu rarinye

goortay dareeraan anaan, diiraduu qabane
anigaan dariiqiyo wadada, dowga sii marine
anaan doora weynow kufriga, daacadnuu galine
ferenjiga dilayska leh anaan,duudxamaal noqone =ina igare

sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone= waa nagtay isku dilee anagaa ku qoran inaan xambaaro iyo anagaa ku qoran maanta inaan xambaaro
doofaarka ayga ah, anaan daarihiis galine
anigaan dilaalkiyo ardiga,duubiguu xirane
anigaan dariiqada aliyo, diinta caasiyine
Inaa adan gabayga sida duxurka iidoor duud xamaal noqonin eeh linekeasi kuma jiro beri danbe lugu so daray ,, Muusa galaal ba la weydiye oo gabayada sayidka oo dhan soo ururiyey gabayga xita erey iidoori kuma jirin.
wallaahi oo billaahi, the word 'iidoor' was used by the generation of sayidka, beenta meesha naga taq. do you think iidoor is a young name? :lol: :lol:
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by HaragWafi85 »

Inadaan the Cagdheer caveman here is your Mullah praising a sub sub sub sub sub sub sub clan of H.Y the same ones he sent letters begging them to join. :lol:

Duca awliyaad buu qabaa degaha Tuurwaaye(Gadhweyn)
Waa niman gaalada deldala doog iyo abaare
Waa nimanka doofaarradii daariguu jaraye

Roobkiina waa kaa u da'ay duraha jiilaale
Waa kaa dalkoodii ballidu wada duraabtaaye
Waataa arladii daahirtee diib kasoo kariye

Cawskii dumaayoobay baa doog kasoo baxaye
Dalagyadiyo dooxooyinkii diisha iyo qaare
Dunqaarihiyo xamshkaa sidii diriq la moodaaye

Maalkii diraacdii dhalaa doobke loo culane
Duunyada wxa laga maalayaa darartii caanoode
Rabbogii dawaa'iga sidaa deeqii noo ridaye
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by ina aadan »

Caveman waa ninka cabsi aad ka qabtid daraaded aad baalashle u noqotay oo diinta islaamkaba kaa saray. xoolo foqal qoola angayba noola iman balashle iyo dabadhilif ingiriis.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by Khalid Ali »

Ximanjaale u do not know Somali poetry in the last poem of the Mullah , the dardaran gabay there was no mention of iidoor sure there were other poems that mentioned iidoor but not that one.

Also this line Dabatoobke Iidoor wuxuu, darayey caadhkiisa is not in the poem of that last gabay ,, even doollo.com aya calama ta suaal saartay

http://www.doollo.com/mainpage/sayidmax ... daaran.htm
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by HaragWafi85 »

Inaadan awoowega mar hore ayaa diinta laga saray. According to the head of the Qadiirya Mad Mullah was neither muslim or christian.


Image
Last edited by HaragWafi85 on Mon Sep 12, 2011 4:39 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by Babygirl- »

Dardaraan Gabaay..

ferenjiga dilayska leh anaan,duudxamaal noqone =ina igare

sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by DropkickMurphy »

ina aadan wrote:sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone
What does doxorka mean?
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by ina aadan »

Babygirl- wrote:Dardaraan Gabaay..

ferenjiga dilayska leh anaan,duudxamaal noqone =ina igare

sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone
:lol:
shekiyo dhamaanteba yah.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by XimanJaale »

The British and the iidoor dhabodhalif were pushed all the way to the edge of the coast :lol: :lol:

Image
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by HaragWafi85 »

XimanJaale wrote:
khalid ali wrote:
ina aadan wrote:markay duushay gaaladu, anaa daabbadduu rarinye

goortay dareeraan anaan, diiraduu qabane
anigaan dariiqiyo wadada, dowga sii marine
anaan doora weynow kufriga, daacadnuu galine
ferenjiga dilayska leh anaan,duudxamaal noqone =ina igare

sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone= waa nagtay isku dilee anagaa ku qoran inaan xambaaro iyo anagaa ku qoran maanta inaan xambaaro
doofaarka ayga ah, anaan daarihiis galine
anigaan dilaalkiyo ardiga,duubiguu xirane
anigaan dariiqada aliyo, diinta caasiyine
Inaa adan gabayga sida duxurka iidoor duud xamaal noqonin eeh linekeasi kuma jiro beri danbe lugu so daray ,, Muusa galaal ba la weydiye oo gabayada sayidka oo dhan soo ururiyey gabayga xita erey iidoori kuma jirin.
wallaahi oo billaahi, the word 'iidoor' was used by the generation of sayidka, beenta meesha naga taq. do you think iidoor is a young name?


Marreexaan Gun bays urursatee gacal ha moodeene
Iyaga iyo Gabooyahaba waa galabsigoodiiye
Guryaha ay Mafiiqda u siteen yaanay soo geline


;)
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by ina aadan »

DropkickMurphy wrote:
ina aadan wrote:sida doxorka iidoora anaan,duudxamaal noqone
What does doxorka mean?
mooji sxb. kuwa ka gubanaya baynu bal waydiin :)
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by ina aadan »

Marexaan wa nimad ilahay raganimo iyo quwadba siiyay waligoodna mayd rag sidan u baryin.

Haddaan Diini magantiisa nahay ama Mariixaanba ; nacala bakhti.
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by HaragWafi85 »

:)



Doqonkii O'gadeen Doolo Laga Qaad


GUBA

CALI AADAN

Cali Dhuux waxa uu Bilaabay silsiladda Guba ka dib markii hal uu lahaa looga dhaartay ceel ka mid ah ceelasha Dannod.

Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye
Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide
Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode

Darraatoole iyo Faafanoo wada duraabaaya
Deegaanta haraday ku tiil daaqi mahayaane
Deex kama mareershaan halkay deleb ku beerneyde

Markii duraha jiidaal kacee doogga la idlaysto
Duurkiyo dayada Hawd markay Debec ku soo oonto
Laaski uu ku dalandooli jiray loogu degi waaye

Alla daw guduuddii Wardheer kama durduuraane
Dawadeedu waa Jeerinley uga dul geeraare
Ceelkii biyaha diirranaa looma dawdabo'e

Dixda Qarandi Deeroy Mataan loo dardari waaye
Maantana dukaamaa la dhigay degelki Gaafoowe
Darar kagama maalaan Camuud diiqo iyo xoore

Dixda Raygaleed iyo Gargaar laysu dacareeye
Dayr baaba lagu meeriyoo loo dabbaal degaye
Wardheeroon dagaal xumi ka dhicin dig iyo baaruudi


Doox iyo Doh iyo Faafanna waa soo dalbanayaane
Kuma dalaaqin naagii inaanay dib uga laabmayne
Iiddoorku siduu damacsanaa loo diyaafadiye

Hadba dunida duul baw kacoo diin la soo shira'e
Dar Illaahay uun baa xaggiis looga soo diraye
Sow sida Darwiishkii Isaaq duub cad uma qaadan

Makaahiilku doy uguma kicin degeya Hiiraane
Daacuunku meeshuu ku leyn uma dalluumeene
Daal iyo hadhuudh kuma cuneen degelki Haarweyne

Habar-Yoonis bay uga durkeen degeladoodiiye
Dullinimo inay qaayibeen waxaw daliilkiiya
Dadba weli ma arag Reer-Subeyr duul ka soo baxaye

Dooyiyo dabriyo weerar iyo malaha duullaane
Ninnaba uunka kama dawladsana Dir iyo Daaroode
Ilaah baa dabkoodiyo sandahay danabadoodiiye
Dadka uguma liitaane wey diriri waayeene
Afartaa sidii dalab la riday maysu daba joojay
Da'daan kaga bilaabiyo miyaan deelki ka habawshay
Ma dalleeyay deelqaafku waa kaa dilaa gabaye
Dacwad kalana waa Reer Xirsiga halan dareensiiyay

Dadka waa la wada laynayee waw darreydeene
Dubbihii ku dhacay Bihina Cali doogta weli haysa
Waa waxay la dabandeebayaan daqarradeediiye


Waxay dalagga beeraha la qodon waa dagaagnimo'e
Damal Aboodi Dayr iyo Afmeer dixida Gaaroodi
Reerahoodu maantay degeen daawo lagu boobye

Sidii galab dawaar loogu rogay Delab ma maalaane
Ina Raabbi waa tii la dilay waana Reer-Dalale
Dumar kuma sagootiyin kuwii dahay Ugaaskiiye

Dan baa tidhiye lama duudsiyeen Dirirki dheeraaye
Aniguba dubkaan uga nixiyo diirka oogada'e
Ma damqodo'e kii dad ugu xigay waa durduriyaaye

Ilamo Dacarba duul bay indhaha dumuq ka siiyeene
Nimankii walaalkood durqumay kama dambaysiine
Degdegsiinyo waa tay ciyoon duqaq u laayeene

Nimaan aabbihiis danabyo dhalin looma duurxulo'e
Dibbaa looga yaabiye iyo inuu kaaga sii daro'e
Dagaalkii killaas ugama rayn duulki Reer Shalace

Dunta boqorka nimankii sitee duubi jiray shaalka
anse kulay duraan waxbana yaanay dillin doorarna u layne
Geerida Hurahan diidayey dereja dhaamaane

Afartaas sidii dalab la riday maysku daba joojay
Da'dii aan ka qaadiyo miyaan deelki ka habawshay
Ma dalleeyay deelqaafku waa kaa dilaa gabaye
Dacwad kalana waa aniga iyo dan iska sheegayga


Maansadan dad yuu qoonsannuu diradiraw qaadan
Diin runa dalliilkii sharciga yaan ka daabacaye
Denbi inaanu iga raacihayn daacaddaa furiye

Daahyaale geelii la helay waakan dayr dhalaye
Duudweyn ma jiro Haamo iyo Daba Cadaadeede
Derrinkii afkii Daadmareen kama dareershaane

Dahab waatan iyo qaalmihii deyrcadka ahaaye
Dalba quruxsanleeyeey ma foga dalawadiiniiye
Danbarkiisu waydiin uraa waana dabataane

Iyadoo dildilihii bishiyo dacashi haaneedleh
Oo wada dunuunucahayuu idin dul joogaaye
Dubuxbaaba lagu sii wadaa iyo dararki Baarjeexe

Afartaas sidii dalab la riday maysku daba joojay
Da'dii aan ka qaadiyo miyaan deelki ka habawshay
Ma dalleeyay deelqaafku waa kaa dilaa gabaye
Dacwad kalana waa aniga iyo duun u hadalkayga

Nabsigu waa daruuraa cirkiyo sida daruureede
Dersinkii wax qaatuu la' yahay deynki godobeede
Daairadu maantay waddaa duulashii galaye

Xaqa dagugmay duunyada la dhacay dumarka ooyaya
Naagaha ilmada duugayey diilalyadu hayso
Daaimo hadaydaan ahayn dagan xaqiiniiye

dagaal waan jeclaa xaajo aad dib ugu aydaane
Doqon yahay ka kaca meeshanaad dacayda laalaadin
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by ina aadan »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: bakhti foqal bakhti diciifa .
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: New Somali generation unaware of their own history?

Post by XimanJaale »

ina aadan wrote:Marexaan wa nimad ilahay raganimo iyo quwadba siiyay waligoodna mayd rag sidan u baryin.

Haddaan Diini magantiisa nahay ama Mariixaanba ; nacala bakhti.
The guy waa maskiin, he brings in this discussion a poor somali written verse written by a unknown man that suffered from the 1988 massacre :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”