hyperactive wrote:war bahalkeeda ayada iska leh, hadey ex gangerster ama doctor ay seeso. maha naka ghalay!!
raguba meel walba edebdaro iyo quron bey la taganyiheen. naka daaya yakhey. one cannot be responsible but themselves. even your sister you have no control offer her. ya Allah ya nala saarin mas'ooliyada naag bahalkeeda meelaha la taagan, iyo nin ba!!

