oo waligeyba layma guursan ee maxaa ex wife iga dhigey.
laakinse halkani waxaa muuqda laqdabanimadaada oo waayo waxaa meeshatani noola timid calaacal iyo tooba keen for a "supposed" terrible thing that happened to you..calashan a warning to all the ladies..haseyeeshee it turns out u are not sorry for your punani blunders but actually are quite happy with this man so why all this noise dee? bisinka..
naayaahee wali yadh baa kuu qarsoon wallee to think i want to do something about your sad case.. wax ma qaadi kartid kute. bal maxaan ku fali horta..bal i waydii taa
