SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by garoweboy »

Like S.S.C. is something :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by Cumar-Labasuul »

Peace, before sool was created where you guys a part of togdheer or nugaal, if it was togdheer well then togdheer were a proper team back in the days, I heard they used to be the barcelona of those days.
BTW, just for this tournament, hayska nafisaan oo sool PL haku daraan :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by garoweboy »

Cumar-Labasuul wrote:Peace, before sool was created where you guys a part of togdheer or nugaal, if it was togdheer well then togdheer were a proper team back in the days, I heard they used to be the barcelona of those days.
BTW, just for this tournament, hayska nafisaan oo sool PL haku daraan :lol:
The qowdhan is not of you too
hes claiming something called ssc
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by ibrahimcw »

GalGaduud 8-)
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by garoweboy »

ibrahimcw wrote:GalGaduud 8-)
No Gedo :lol:
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by ibrahimcw »

^^no i rep galgaduud bro :|

here is the team

Image

the captain is from Balanbale and majority of the players from Caabudwaaq :up: 8-)
User avatar
Mckuus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 981
Joined: Sun Jul 05, 2009 12:24 am

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by Mckuus »

Bari :clap:
User avatar
Mckuus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 981
Joined: Sun Jul 05, 2009 12:24 am

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by Mckuus »

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by ibrahimcw »

we beat both sool and sanaag, caadi maba ahan wallee waan garacney :up: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by garoweboy »

ibrahimcw wrote:we beat both sool and sanaag, caadi maba ahan wallee waan garacney :up: :lol:
when did you beat sool lol
User avatar
VybzKartel
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 702
Joined: Sun Apr 04, 2010 2:43 am
Location: Kalelaville

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by VybzKartel »

Who played today and what were the results?
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by garoweboy »

VybzKartel wrote:Who played today and what were the results?
Galgaduud 2 sanaag 1
bay 3 jubbada hoose 3
User avatar
Mckuus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 981
Joined: Sun Jul 05, 2009 12:24 am

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by Mckuus »

Waxaa maanta lasoo gaba gabeeyey wejiga kowaad ee ciyaaraha gobolada Soomaaliya ee kasoconaaya magaalada Garoowe isla markaana guda galay maalintiisa shanaad,waxaana wada ciyaaray afar koox oo kuwa jira Group D ama Group-ka afaraad.

Ciyaartii ugu horeysay oo bilaabmatay duhurkii ayaa dhexmartay gobolada Galguduud iyo Sanaag,waxaana ku xigtay ciyaartii gobolada Baay iyo Jubadda Hoose.

Galguduud Vs Sanaag

Xulka gobolka Sanaag ayaa ciyaar wanaagsan la timi kaambiyadii hore ee ciyaarta,waxaana ay taas keentay in ay dhaliyaan hal gool oo qaybti hore ku dhamaatay 1-0.

Qaybtii dambe ciyaaryahanada gobolka Galguduud waxay lasoo baxeen ciyaar aad u firfircoon,waxaana ay daqiiqado kadib dhaliyeen gooshii bareejada taasna ay niyadjab ku abuurtay ciyaaryahanada dhanka Sanaag.

Image
Xulka Gobolka Sanaag

Galguduud sidaas kuma aysan harin waxaa ciyaarta oo socota duulaan ku qaadeen goolhayaha gobolka Sanaag,waxaana ay mar kale dhaliyeen gool labaad oo u noqotay gooshii ay ku badiyeen.

Xulka gobolka Galguduud ayaa sidaas ku hantay saddexda dhibcood iyadoo ay ahayd ciyaartii u horeysay ay ciyaaraan.

Image
Xulka Gobolka Galguduud

Baay Vs Jubadda Hoose

Ciyaartaan ayaa ka xiiso iyo xamaasad badnayd tii horeysay,waxaana ay labadaan xul iska dhaliyeen ilaa lix gool.

Qaybti hore ee ciyaarta waxaa ku gacan sareysay xulka Jubadda Hoose oo dhalisay hal gool,waxaana lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hogaaminaysay Gobolka Jubada Hoose.

Image
Xulka Gobolka Jubada Hoose

Markii la iskusoo noqday xulka gobolka Baay oo dhiiragelin badan ka helay taageerayaashooda ku sugnaa garoonka ayaa waxaa ay dhaliyeen labo gool oo ay anfariir ku noqotay Jubadda Hoose.

Balse Jubadda Hoose ciyaaryahanda kasocday marnaba nasiibka kama aysan quusan iyo dadaalka,waxaana dadaal kadib ay la yimaadeen goosha labaad.

Gobolka Baay ayaa isagu intaas kadib dhaliyey gooshii saddexaad iyadoo ay niyadooda geliyeen in ay badiyeen,balse daqiiqadihi dambe waxaa weerar aan loo kala harin qaaday Jubadda Hoose.

Image
Xulka Gobolka Baay

Ciyaarta oo ku dhowayd dhamaad ayaa Jubadda Hoose dhalisay gooshii saddexaad taas oo natiijada ciyaarta ka dhigtay barbardhac ama 3:3,waxaana ay ciyaartaan kusoo dhamaatay sidaas.

Waxaa xusid mudan in mid kamid ah ciyaaryahanada gobolka Jubadda Hoose lasiiyey kaarka casaanka,waxaana xulalka Jubadda Hoose iyo Baay sidaas ku qaybsaday midkii hal dhibic.

Group D waxaa xilligaan ugu sareeya gobolka Galguduud oo saddex dhibcood leh,waxaana kusoo xiga xulalka Baay iyo Jubadda Hoose oo midkii leh hal dhibic.waxaana ugu hooseysa Sanaag oo aan wax dhibic ah lahayn.

Wareega kowaad ee ciyaaraha gobolada Soomaaliya ayaa sidaas kusoo dhamaaday,waxaana berito bilaabmaya wareega labaad.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by ibrahimcw »

Image

Galgaduud warriors, we dont play around :up: 8-)
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: SOMALIA SOCCER CUP 2010 Coverage

Post by ibrahimcw »

why did they put Jubbada hoose in the same group as Galgaduud :x :(

im sorry but we will destroy them all i tell ya 8-)
Group D waxaa xilligaan ugu sareeya gobolka Galguduud oo saddex dhibcood leh,waxaana kusoo xiga xulalka Baay iyo Jubadda Hoose oo midkii leh hal dhibic.waxaana ugu hooseysa Sanaag oo aan wax dhibic ah lahayn.

Wareega kowaad ee ciyaaraha gobolada Soomaaliya ayaa sidaas kusoo dhamaaday,waxaana berito bilaabmaya wareega labaad.
3 points :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”