war ninyaho afki ba salah ko dag noqday. in real life hadalkeeba iska daayey. online na markaan afka furo seems , dadkan rer magaalka ah, political correctness , yaqaano kama mid ihi. o as voltage pointed out im from dictatorship world and hadalkeygu in wah laga soo qaado ma aha
kuwa kalena wahey yirahdeen, you're mod, maad fitnada tirtirtid" though they didnt know im not even mod" kuwa kalina wahey yirahdeen ayago ogeyn ba waha na dehmaray me and qorax , i was wrong!
marka inadeer ninki yiri " asokootu minal dahab" been mosan sheegin.
nabeela, like my son? innallilah, nin weyn o gar leh bey sida o bahdali!! you're forgiven, just cause you're only friend i have. meyan isku ka diri kara !!
