AW horta adiga dhinac lagaaga hagaago baanan jirin.
Marna heeshis marna la col baad tahay Puntland

Malinna waa ha la laayo dhabayacada maalinna waalalo ayaynu nahay, maalin Somaliland ha la ictiraafo maalinna yaanay inaga go'in, wtf?
Ciidammada Ethiopia idiinka ayaa laydiin soo kiraysatay cid kale ma' aha , xaggaad ka odhan lahayd Somaliland ha inagu soo biiran maanta, baad ha iska tagaan ku hadashay

To warsame101 , Silanyo { neither HA nor HY} is a fair candidate , no NON Isaaq will ever reunite SL with the South. The pressure is NOT on us anymore but on the Southerners at the negotiating table
