Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by LiQaaye_TDH »

Ina Baxar... You was right about to vehicle taken to Hargeisa...

Ceerigaabo}21.05-07 Gaadhi ay leeyihiin ciidamda amaanka ee puntland oo laga soo dhacay magaalada Garoowe isla markaana soogaadhay magaalada Ceerigaabo ayaa ay masuuliyiinta sar sare ee maamulka labaxay somaliland amreen in deg deg loo keeno hargeysa...........................................

waxa soo gaadhay magaalada ceerigaabo gaadhi noociisu yahay landcruiser, kuwa cabdi bilayaasha loo yaqaan kaas oo lagala soo goostay Maamul goboleedka puntland , iyadoo ay wateen 4 nin oo midi qabo dhaawac rasaaseed

Taliyaha ciidanka qaybta police ceerigaabo oo arintaasi ka war bixiyey ayaa sheegay in ay sii ogaayeen ayna sugayeen gaadhiga iyo afarta ninba isla markaana aw heegan galiyay ciidanka amaanka siday gacanta ugu soo dhigi lahaayeen .

Taliyaha ciidanku waxa kaluu sheegay in ay u gubdinayaan hargeysa gaadhiga iyo afartii nin ee watay .

taasoo aw sheegay in wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha guud ee ciidanka police ka maamulka isku magacaabay somaliland ay amar ku soo bixiyeen in ay usoo gudbiyaan
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by Madmadoobe »

Liqaaye and ina baxar seemed to be ganging up on you Kampuli, i was gonna tell 'em to get of your back Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by paidmonk »

Ciise Maxamud are the warriors of Maxamud Saleban, possibly all MJ. We're small in number, but I heard we're like 70% of Puntland's militia force?

Lights out, folks! Surprised
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by zackabdul »

Cusman Maxmuud have always been the fighters within Majeerteen, we were the ones that taught all of Harti a lesson.

http://img230.imageshack.us/img230/5519/mj1fi0.png
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by zackabdul »

Historically, we are the strongest of Majeerteen. And paidmonk there are more Cisse Maxmuud then Cusman Maxmuud I heard.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by DawladSade »

Ina baxar so taan ku moodaye nin demoqaraadiga iyo xornimada shaqsiga ku dheereeyo, waxay tahayba kambuli hada ma codkeedaad caburin Shocked ii macnee bal haduu hadalka kaa xumaaday, anigu kolayba taa baa kaa dhadhansadaye! Surprised Surprised


kambuli, ragaan isaaq sidaan u bartay waa rag fiican walle iyo walle badankood, waana rag aad la kaftami karaysid xaalna kusiinayo haday ku gafaan, lakin waa runtaa hal ciladaas yaan aad ugu arkay malaa waa jabhadaynti dheerayd ama cuqdadi ka timi siyaasadahi hore lakin waa niman ka danqado afarahooda in lasoo hadal qaadaba ayaguna soo xoomaa inay kaadu ka hadlaan Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by Ina Baxar »

War anaga sidaad rabtaan inoo caaya , diyaar baynu u nahay , kambuli laakiin wax la mid ah Snet lagu ma hayo { naag reerkeeda Ilaahay ku diray} markaa waa arrin inoo gooni ah fadlan ka dhex baxa Laughing
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by paidmonk »

Zach, there's more Cumar Maxamud than Ciise, trust me I've counted every Ciise Maxamud on Earth, we don't number more than 100,000 in total, I swear. Cumar bread like rabbits and Cusman rape anyone who's not one of them to taint their genes and make more of themselves.


Surprised
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by zackabdul »

I said more Cisse then Cusman not more Cumar then Cisse. Read what I said again. Laughing
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by zackabdul »

Dude you guys do number more than 100,000 what are you talking about? Seems like you don't know much about the CISSE RIYOOLE, the ones that were thrown of the cliffs of Eyl by Siyadka. I feel bad we Cusman Maxmuud didn't get there in time. Sad
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by Ina Baxar »

Liqaaye every 2 months ayay iminka caado u noqotay,on the other hand hadduu nin Harti ah Puntland u talaabo way toogtaan.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by DawladSade »

[quote="Ina Baxar"]War anaga sidaad rabtaan inoo caaya , diyaar baynu u nahay , kambuli laakiin wax la mid ah Snet lagu ma hayo { naag reerkeeda Ilaahay ku diray} markaa waa arrin inoo gooni ah fadlan ka dhex baxa Laughing[/quote]


hadee marna adigu nin modern hayska dhigin ee majerten iyo gabdha laysa siiyo badownima ku caayo marna nin jaahili ah hayska dhigine ee dumarka u aanan ogolayn codkooda ee bal noo macnee, kambuli ma afkeedaad la leedahay ee aad waliba "nacas" iyo wax yaabo kaloo shaqsiga magac dil iyo nasab dhimin ah ku oran??

war anagaa difaacayno hadaad kambuli ku xadgudubtiin, diyadeeduna nalagu soo wareejin hadiidnaan ka fiirsan saad u dhaqmaysiin!
Last edited by DawladSade on Mon May 21, 2007 12:20 pm, edited 1 time in total.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by paidmonk »

Zach,

Cusman Maxamud are like 50% of all MJ's, man! HA!

Cusman is the biggest MJ subclan BY FAR! They're Cumar+Ciisex10, no exaggeration!
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by kambuli »

Madmadoobe, quote " Liqaaye and ina baxar seemed to be ganging up on you Kampuli, i was gonna tell 'em to get of your back "

Thanks walaal... But don't worry hadda waan la qabsaday eh.. Laughing They can gang all they want I am not going anywhere... Confused

Dawlad,

Nimankani waa Somaali, sidaa darteed wanaag umaba diidi karo ruux Somaaliyeed..Laakiin waa inay laba soo kala galaan:

1. Inay dadka la kaftamaan ama faleeyaan, iyana oggoladaan in lala kaftamo lana falaayo..

ama

2. Inay dadka ka dhowrsadaan iyana laga dhowrsado...

That is all..meesha wax kale ma yaalaan...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....

Post by LiQaaye_TDH »

Ina baxar... walle inaanan ka sugeyn, haday isaaq tahay macal, berrigi Jabhadaha Taaso kale mar qudha iya la gawricijiray Laughing

Ina baxar, you know what they do, they sell the cars to the somaliland goverment Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”