Page 3 of 4
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:05 pm
by LiQaaye_TDH
Ina Baxar... You was right about to vehicle taken to Hargeisa...
Ceerigaabo}21.05-07 Gaadhi ay leeyihiin ciidamda amaanka ee puntland oo laga soo dhacay magaalada Garoowe isla markaana soogaadhay magaalada Ceerigaabo ayaa ay masuuliyiinta sar sare ee maamulka labaxay somaliland amreen in deg deg loo keeno hargeysa...........................................
waxa soo gaadhay magaalada ceerigaabo gaadhi noociisu yahay landcruiser, kuwa cabdi bilayaasha loo yaqaan kaas oo lagala soo goostay Maamul goboleedka puntland , iyadoo ay wateen 4 nin oo midi qabo dhaawac rasaaseed
Taliyaha ciidanka qaybta police ceerigaabo oo arintaasi ka war bixiyey ayaa sheegay in ay sii ogaayeen ayna sugayeen gaadhiga iyo afarta ninba isla markaana aw heegan galiyay ciidanka amaanka siday gacanta ugu soo dhigi lahaayeen .
Taliyaha ciidanku waxa kaluu sheegay in ay u gubdinayaan hargeysa gaadhiga iyo afartii nin ee watay .
taasoo aw sheegay in wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha guud ee ciidanka police ka maamulka isku magacaabay somaliland ay amar ku soo bixiyeen in ay usoo gudbiyaan
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:07 pm
by Madmadoobe
Liqaaye and ina baxar seemed to be ganging up on you Kampuli, i was gonna tell 'em to get of your back

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:07 pm
by paidmonk
Ciise Maxamud are the warriors of Maxamud Saleban, possibly all MJ. We're small in number, but I heard we're like 70% of Puntland's militia force?
Lights out, folks!

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:08 pm
by zackabdul
Cusman Maxmuud have always been the fighters within Majeerteen, we were the ones that taught all of Harti a lesson.
http://img230.imageshack.us/img230/5519/mj1fi0.png
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:10 pm
by zackabdul
Historically, we are the strongest of Majeerteen. And paidmonk there are more Cisse Maxmuud then Cusman Maxmuud I heard.
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:10 pm
by DawladSade
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:12 pm
by Ina Baxar
War anaga sidaad rabtaan inoo caaya , diyaar baynu u nahay , kambuli laakiin wax la mid ah Snet lagu ma hayo { naag reerkeeda Ilaahay ku diray} markaa waa arrin inoo gooni ah fadlan ka dhex baxa

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:12 pm
by paidmonk
Zach, there's more Cumar Maxamud than Ciise, trust me I've counted every Ciise Maxamud on Earth, we don't number more than 100,000 in total, I swear. Cumar bread like rabbits and Cusman rape anyone who's not one of them to taint their genes and make more of themselves.

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:14 pm
by zackabdul
I said more Cisse then Cusman not more Cumar then Cisse. Read what I said again.

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:15 pm
by zackabdul
Dude you guys do number more than 100,000 what are you talking about? Seems like you don't know much about the CISSE RIYOOLE, the ones that were thrown of the cliffs of Eyl by Siyadka. I feel bad we Cusman Maxmuud didn't get there in time.

Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:16 pm
by Ina Baxar
Liqaaye every 2 months ayay iminka caado u noqotay,on the other hand hadduu nin Harti ah Puntland u talaabo way toogtaan.
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:18 pm
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]War anaga sidaad rabtaan inoo caaya , diyaar baynu u nahay , kambuli laakiin wax la mid ah Snet lagu ma hayo { naag reerkeeda Ilaahay ku diray} markaa waa arrin inoo gooni ah fadlan ka dhex baxa

[/quote]
hadee marna adigu nin modern hayska dhigin ee majerten iyo gabdha laysa siiyo badownima ku caayo marna nin jaahili ah hayska dhigine ee dumarka u aanan ogolayn codkooda ee bal noo macnee, kambuli ma afkeedaad la leedahay ee aad waliba "nacas" iyo wax yaabo kaloo shaqsiga magac dil iyo nasab dhimin ah ku oran??
war anagaa difaacayno hadaad kambuli ku xadgudubtiin, diyadeeduna nalagu soo wareejin hadiidnaan ka fiirsan saad u dhaqmaysiin!
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:19 pm
by paidmonk
Zach,
Cusman Maxamud are like 50% of all MJ's, man! HA!
Cusman is the biggest MJ subclan BY FAR! They're Cumar+Ciisex10, no exaggeration!
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:20 pm
by kambuli
Madmadoobe, quote " Liqaaye and ina baxar seemed to be ganging up on you Kampuli, i was gonna tell 'em to get of your back "
Thanks walaal... But don't worry hadda waan la qabsaday eh..

They can gang all they want I am not going anywhere...
Dawlad,
Nimankani waa Somaali, sidaa darteed wanaag umaba diidi karo ruux Somaaliyeed..Laakiin waa inay laba soo kala galaan:
1. Inay dadka la kaftamaan ama faleeyaan, iyana oggoladaan in lala kaftamo lana falaayo..
ama
2. Inay dadka ka dhowrsadaan iyana laga dhowrsado...
That is all..meesha wax kale ma yaalaan...
Re: Breaking News. Maleeshiyo Army wants to Take over Garowe....
Posted: Mon May 21, 2007 12:21 pm
by LiQaaye_TDH
Ina baxar... walle inaanan ka sugeyn, haday isaaq tahay macal, berrigi Jabhadaha Taaso kale mar qudha iya la gawricijiray
Ina baxar, you know what they do, they sell the cars to the somaliland goverment
