Gedoboy, ciyaar ha moodin saaxib , Hargeysa waa la isku afduuba .
Helwaa oo moodeysa in suuqa hoose lagu sii wado , baa wadaad la soo kiraysta Abaarso ama Arabsiyo la hor taagaya , deetana waa la meherinaya . Maxay ku hadli , cidii af swedish ka ma taqaan meelahasee
Mayee cid sheedda ka ilalisa baan ku daba xidhaya ee iska dhaaf .