Page 3 of 3

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:19 pm
by N@steexo
[quote="Ismahan123"]Costa is not Carab Salax, he is Meheri whatever that means. Confused[/quote]

Meheri = Arab Salah.

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:20 pm
by COSTA
[quote="Ismahan123"]Costa is not Carab Salax, he is Meheri whatever that means. Confused[/quote]



the quote of the day

Costa is not Carab Salax, he is Meheri


Laughing

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:22 pm
by SummerRain
[quote="COSTA"][quote="Ismahan123"]Costa is not Carab Salax, he is Meheri whatever that means. Confused[/quote]



the quote of the day

Costa is not Carab Salax, he is Meheri


Laughing[/quote]

Waryaa you tricked me last time when I asked and you spoke of them as two different clans. Laughing Laughing Laughing

I didnt know dee. Sad Sad Sad Sad Sad Sad

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:24 pm
by COSTA
[quote="DawladSade"]Sxb haygu xanaaqin mareexaan iyo buu baa anigu kama hadlayo, did you not say to me that your reer abti are majeerteen and your half-siblings are mareexaan, and when i asked you just recently hadaad carab saalax ahayd maxaad majeerteen ugu dabo naagayn jirtay and you said "because waa reer abtigey"?


midgaan Shocked Laughing Laughing Laughing

ceeb ma leh dadku ma doortaan waxay ka dashaan lakin adigaa xumeeyo by inventing stories every now and then Laughing Laughing

tuug la qabtay talo ma leh sxb, adigaa is qarxiyey Smile[/quote]


Saaxib waxaan ahay ana ah igamana saari kartid igumana dari kartid laakin adiga suasheyda iga jawaab

you talk mareexaan this mareexaan that 24 hours maxa kugu qasbey kalsooni xumadaas

mareexaanki shaley loo qaaramayay miya isleedahay somalinet ku amaan Laughing

waxa ku baahan hawraarsamaha iyo soonfureha dega garbahaarey kuwaas waqtiga ugu faaide inta kalsooni ka raadineyso somalinet and thats is my advice to you

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:28 pm
by DawladSade
Costa sxb Hawlraarsame iyo Soonfure maba degaan Garbaharey lakin I am going to start believing what you always were, majeerteen yaryarka waliba kuwa with the very apparent names so maaha Laughing Laughing Laughing

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:31 pm
by COSTA
Dawlad habeen hore codkeyga marka maqleysay ma reer bari baan kuula cod ekaa Laughing

waryaa quule soo cun markaasa wax fahmeysaaye----------->

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:33 pm
by DawladSade
waa yahay Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:42 pm
by HELWAA
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay
xumaanta waan la dirirayaa
samaanta waan u doodayaa
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay

somalibaan dumayaa
doca doceyn u diidayaa
danteeda taabsiinayaa
dunida gaadhsiinayaa
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay

qabyaaladaan diidayaa
qaranimaan daneynayaa
daneysigaan la dirirayaa
dariiq runaan ku daalayaa
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay

Re: dalkeyga waan jeclahay

Posted: Sun Jul 29, 2007 12:51 pm
by HELWAA