A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by LiQaaye_TDH »

ama Reer Guuleed Cool
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by wadaniweyn1 »

warseelgalay's Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing the langaab midgo's , should be declared in dangered speces Smile Smile




Maxamuud Daallin(HJ) (1856-1990)

Gabaygan wuxuu abwaanku tirshey 1952kii oo colaadi ka dhex aloosantay beelo soomaliyeed oo deris ah. Maxamud Wuxu tilmaamaya sidii loogu soo duuley ayagoo war-ma-qabto ah ee ay isaga caabbiyeen raggii soo hujuumey. Wuxuu kale oo gabaygiisa ku soo darayaa colaad hore oo uu goobjoog ka ahaa oo dhexmaray HabarJeclo iyo nin Bari (Warsangeli, Dhulbahante, Majerteen, iyo Daraawiish). Goob goobahaas ka mid ah waa tii Suldaankii Warsangeli (Garaad Maxamuud Cali Shire) ay rasaasi dabada uga dhacday isaga oo carar ah. Waxa kaloo uu tilmaamayaa fardihii ay Daraawiish kaga dhacsadeen goobaha ay ka mid ahayd Kalxoor.

Wuxu yiri Maxamuud Alle ha u naxariistee;


Codka gabayga caynka iyo ba'daan caalim ku ahaaye
Cirkaa kaa sarreeyiyo dhulkaan cidi u faanayne Laughing Laughing Laughing
Ciidiyo baddoo kugu qarxaa caafimaad malehe Smile Smile Smile Smile

Maroodigu hadduu cadho is maro looma caal heloe Cool Cool
Aar soo cadiigsadey wuxu cunaba naaafeeye Smile Smile
Wiyil caratay cuun geeda leh yaa looga cararaaye Cool Cool

Caqli malaha nimankaa na yidhi Cayn ha daaqina'e Very Happy Very Happy Very Happy
Carra edegba waa laga hayaa caariyaa dhacaye Laughing Laughing
Cidda GeedQuwaax loo baxshey iyo caamadaa ururtay

Kolkuu ciidankii Ararsame iyo Caliba soo duuley Smile Smile
Colka ayda laga soo dhureen cidina noo sheegin Sad Sad
Ayadoo ciyaalkii Nirgaha culus ka soocayso

Cascasaanka waaberi haddii nalagu ciireeyey
Cilcillowga qayladu markay cayn walba u yeedhay
Caddadkeeda guutada intaan cidi is weydiinin

Kama cararin Mayliig raggii caanbaxa ahaaye Very Happy Very Happy Cool Cool
Solamdow haday carato waa ciidankii yurube Very Happy
Abtidoonku waa cadaw hadii caanadoox dhacoe Cool Cool

Ku celceliye DhawrQaad intay cagaha laabeene Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing dey ran
Cadaabkii ma tage Dhuuxyaraa ceebka dhiidhiyaye
Cadceedbaa Sengaha noo dhashoo waa cawo aduune

Cismaanbaa jarayn jirey waqaan cududi naafoone
Cishiibaa la doodoo gobbay caadadeed tahay
Markuu Caynab iyo Bood Fagaas Cali ku soo qaaday

Cuunkiyo Jaleeloba intuu calan wallaysiiyey
Cooflii nugaaled miyuu cagidi noo keenay Laughing Laughing
Ma cabaar yarbuu leebidii cadawgi gaadhsiiyey Smile Smile Smile

Caashii Goldheer maalintaan rag isu caalaynin
Kolkii caaradhuubtiyo suntii laysku wada ciirshey
Goortii cabbaar laysla dhacay cadawgi maadhiinka Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool

Sanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
Cabaadkii afdiinlaha miyaa cidina hayn weydey Laughing Laughing Laughing Laughing
Sidii (Caamo) diday bay dhirtii caasha mariyeene Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Casarkiyo Salaaddii baqaa cawdhis maw eriney Very Happy Very Happy
Careey Wira mar soo roga miyaa lagala caal waayey
Caday iyo Gurracan meydka yaal cuud ma hudhi waayey Laughing Laughing Laughing Laughing

CagaarKulule Yeyliyo Dulgaal cagaha maw saarnay Laughing Laughing Laughing
war ma cadaab aduunbaa la baday camalku yeelkiise
Cishii fiigihii galay miyaa caato ledi waayey Cool Cool Cool Cool

Ma calaacal iyo hoogneybaa laysu celinaayey Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Calaf go'ayda naagaha miyaad ciyowga hawd moodey Laughing Laughing Laughing Laughing
Cirka da'ay miyaan geelayaga cidi la daaqaynin

Cagaarweyne iyo Toon miyaa caawa laga foofshey
Ma haddaan horweyn ciid u baxay cidi jalleecaynin
Geeddiga casuusta leh miyaa ciiro nala moodey

CariDhaaf miyaa reerkayaga Caalin uga baaqay Very Happy Very Happy Very Happy
Cudurkii fallaagada miyaan laysu celinaynin
Caqliyeysey reer Hagar markuu cunay waraabuuye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Gobeysane(1864) caruur baan ahaa celisa xoolaaye
ninkaygaa caddaadee gugaa caana talinaayey
Calooshaan ku jirey maalintay carar ku dhaafeene Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Laughing Laughing

Caynaba intay hibanayeen ciidba laga qaadye Cool Cool Cool
Casha qudha baquu naga daran cirir abaareede Laughing Laughing Laughing
Waxay noola caytamahayaan waa cilmi la'aane Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
Wallee dirir nin nagu caajiyaan Caalamkaa jirine Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Ma coogcoogno maantii dagaal coonka loo yamiye
Nimankii dadkaba caajey bay calaf u doonteene Sad Sad Sad Sad
Callaaqado u jiifiyo sunbay cuna yidhaahdeene Laughing Laughing Laughing Laughing

Cishiriin kunoo shiish taqaan looma caal helo'e
Kol hadday guryaha Coon gashooy cidhifka dhow joogto
Caruurta iyo maatada haddii caana laga siiyo

Cirir baa ku toommama ninkii Caawin weerara'e
Cayaar looma gelin maanta iyo curadki reer shiikhe
Wax badanbaa qabiil soo calmaday cunay waraabuuye

Calqaddii Talleex iyo Qore yaanu caaradka lahayne
Cali Keenadiid,Nuur Dhalbaas Caamir lays hororye
Cadaad iyo Ilkacad baa Bah Geri coodha loo dilaye Laughing Laughing Laughing

Cumar iyo Dubeysna ways ogeyn ciidha dirirkiiye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Cashadii Gadh baa rer Garaad nagu ciseeyaaye Laughing Laughing Laughing Laughing
Cali shire iyo Dhaharbaa ogaa ceebihii dhacaye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Laughing Laughing

Calanside iyo Weyseysane iyo Cawro iyo Siigo
Cali Karey fardii lagala hadhay ciil ma uu ledine Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Cabdi Macallin iyo Hiirad baan cidi is weydiinne

Abshir baan na caasiyin markuu Caarre jeedladaye
Dadka kale cayaar weeye iyo caana galabeede
Cadaawii Baroo idil raggii caabbiyaan ahaye Laughing Laughing Laughing

Cabdulle Xasan baa nagu ogaa col iyo laystaane Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Cayuun buubleh waa lagu yiqiin Caliyo Haaruune
(Camar) iyo dharaar weerar bay kaga cabsoodeene
Cumar Daahirna waa lagu ogaa cadhiyo liishaane
Weligood cidhiidh lagu ba'ay yay calanka qaataane
Cabbayseey markii laga didsaday cidhifka Xaabaale

Cidijiidka raacdada intuu caymanka u giijey
Col war diliyo baaruud intuu Ciise daba qaaday
Caanii intaan lagala bixin Cadar ma soo gaadhey

Codka dalabka waa niman yaqaan caynka Faransiise
Cidhba-gogolka Laydhoonku waa camaladdoodiiye
Cabbaarkiiba ba'ayeey miyey Canab la soo booddey

Jidhjidhoonka caanka ah kolkii caara yari duushay
Callaan sidan ee sow hand Garnayl laguma ciil beelin
Cabbaar erigi Maadeys miyaa curaddo loo toogtay

Uma caalo aadmiga kolkuu caaradhuub helo'e
ma shaluu carceeraa ka ridey cudud yaroow Khaalid
Allaylehe bagaa loo casilay was cajabiyeene Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
cidba niman ka dhalan oo horweyn cawdhiyaan nacaye
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by gurey25 »

Laughing Ceelafweyne


but dont worry Biciide are a very welcoming clan,
we will welcome wasangeli refugees.
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Somali2003 »

Dowladsade, waxaad ku garaneysaa inuu laangaab yahay, wuxuu doonaya inuu soo dhex galo Harti. War Liqaaye, (walhia this guy is the biggest knuckleheader on Somalinet), you always argue that where does Isaaq know of Warsangeli.

Sanaag is 1/3 of the whole colonial British Somaliland, and yet, who knows Ilmo Habuusheed. 85% of WArsangeli do not know the subclans of Isaaq. It is only three subclans that reside with the whole Isaaq from the tiny western portion of Sanaag. It is Bahugeyslabe, Nuux Cumar, and Muxumad. The rest of us do not know where the hell you guys live or reside and we care less of that since you are considered a low class from time immemorial.

I remember this fool LIqaaye having heated debate with Xplosive. Since then, he had felt sapped out of manhood and despised.

Who should bring up that thread. Laughing
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Madmadoobe »

^In all honesty it wouldn't take more than half a click for one HJ sub clan to erase the entire warsangeli qabiil along with their fish factories off the earth saxib. So calm down waryaa walashaa oo injir leh wase. Laughing
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Somali2003 »

War hooyada wase, Isaaqoo dhan baan wax iga qaadi karin malaha waa hal laf oo midgo ahaan jirey.

Remember what happened to that servile Defense Minister of Isaaqland. His whole SL army that was desperately trying to reach one side of the border, after eluding its enemy surreptitiously and behind the support of one subclan of Dubeys. He was fuking defeated and humiliated in front of his people.

What kind of a person would be treated with such harsh humiliation that the entire Somali media talked about for weeks.

I have been at war with SNM and the whole Iidoor for four years b4 this project of secession was cobbled up without even getting assistance from any of my Darod brethren. That should serve you a lesson and the Laangab Iidoorka aad ka dhalatey.

I am your worst nightmare and believe that you will always be under the bondage of Daarood.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by gurey25 »

140 men is not a "whole army"

Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Madmadoobe »

"War hooyada wase, Isaaqoo dhan baan wax iga qaadi karin malaha waa hal laf oo midgo ahaan jirey.

Remember what happened to that servile Defense Minister of Isaaqland. His whole SL army that was desperately trying to reach one side of the border, after eluding its enemy surreptitiously and behind the support of one subclan of Dubeys. He was fuking defeated and humiliated in front of his people.

What kind of a person would be treated with such harsh humiliation that the entire Somali media talked about for weeks.

I have been at war with SNM and the whole Iidoor for four years b4 this project of secession was cobbled up without even getting assistance from any of my Darod brethren. That should serve you a lesson and the Laangab Iidoorka aad ka dhalatey."


^
Laughing Waa empty post, so let me fill the blanks for you a little, mudane kalluun. First of all no decisive battle took place between S/Land army and the harti opponents. Second of all the defence minster was sacked because he wanted to keep kicking ass until he captured Bosaso, but riyoole who had secret agendas and did not want that to happen had to blame somebody. Thirdly, you and i talking about HJ sub clan and the entire fish clan, so lets keep things perspective and stop spilling your dhareer on to all of of isaaq and HJ qabiils laangabyohow Laughing. And finally i wish to get off the train here as it would be an insult for me to socialise with a laangab warsangeli person. Thank you.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by gurey25 »

they talk as if there has ever been a millitary showdown between us since 93.

there was never a serious attempt at war from our side.

and since boonland has crumbled, the likelyhood of war is now near zero.


alxamdulilah,

too bad for the SL army though, they are bored to death and will cause trouble now that there is no chance of a nice little war.
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Madmadoobe »

Aparently a few dolphin look alike warsangelis have beaten Somaliland, and forced them to sack their defence minster Laughing.
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by gurey25 »

madmadobe...

easy with the giglis,

they are fellow somalilanders,

well at least some of them

Laughing
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Madmadoobe »

gurey..... to be fair to the giglis, although endengered and laangaab they are actually somewhat civilised in comparisson to other dooros. But bravery and warfare just isn't their forte. They are cowards who do the runner every time a real fight breaks out, and if you read the introduction to mahmoud daalin's poem posted by wadadni, you will notice their sultan got shot in the ass once Laughing .

Here is a quote:

"Goob goobahaas ka mid ah waa tii Suldaankii Warsangeli (Garaad Maxamuud Cali Shire) ay rasaasi dabada uga dhacday isaga oo carar ah...."

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Some HJ dude shot the warsangeli sultan in the ass while he was running away and trying to escape. If he had the balls to stay and fight it probably wouln't be as embarrasing for him and the fish clan as it wasn't purposfully done Laughing Laughing
User avatar
TheBigBosS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1811
Joined: Sat Aug 04, 2007 6:14 am

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by TheBigBosS »

somaliland will get raped soon up
User avatar
Midhisho
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 364
Joined: Mon Aug 06, 2007 5:30 pm
Location: Republic of Somaliland and bounty states of former buntland

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by Midhisho »

This could be interesting .

But keep the Dhahar skimirish out of this , cause everybody knows what really happened.The reason why the Defence minister was sacked is because he refused orders from commander in chief and he apparently he also switched off the satellite phone ( every JSL wasiir has one out in the fields )
By the way there was up to seven JSL ministers in the town with a batalion between 140 - 250 soldiers .
The reason why the defence ministers refused the presidents order and cut off communication is because Rayaale ordered him to hold forth until three divisions had reached the area. Minister of defence believed it would be a impossible job to hold forth with only one batalion so close to Puntlands border. and the coming rainseason was also mentioned april *.
The fastest one coming from Ceerigaabo only 200 km away .
But the two larger ones with tanks arriving from Waqooyiga and Togdheer. But in the time the defence minister did a very impressing job.
Both Garoweonline and AllPuntland admitted these facts.
JSL batalion reached Dhahar took over the city.
repelled the majerteenia militsia to outside the city a camp around 20 km away. Then PL troops started an offensive move with tiknikals so the minister ordered the troops to cross the Puntland border and cut off the highway and they intook Qardho ( Karkaar capital )
From what I've wallahi I heard SL troops were heading straight for Bosaaso.
But it is also true that some of the warsangeli troops in JSL uniform switched side and started to firing against there own co-soldiers.
That shocked me deeply .

The truth is the army of Hargeisa was perfectly capable to march 30 km east to the city of Gardho, rattle its residents and cut off the highway. Doing so, even for few hours, would have been a dramatic victory for them and a devastating blow to the psyche of Puntland and its people. Although its action was half hearted at best, Hargeisa made its point very clear. No place in Puntland is far from its reach. Hostile troops are camped out 25 km from Las Anod.
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... ment.shtml
PS one more thing
In 1990 the gadhweyne subclan of HY evicted both Naaleye Axmed and Warsangeli from Ceerigaabo leaving them today if they are back under the rule of a specific clan. Their territory is exstended as early as 1989 50 km east right to Hadaaftimo.

http://www.onwar.com/aced/chrono/c1900s ... a1982b.htm
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: A looming inter-clan warfare on the horizon in Sanaag.

Post by LiQaaye_TDH »

Somali2003... Alla walle maxaan Dad la Yaab Laughing

Waxu Isleeyahay waxaad la kaftameysa Niman HabarJeclo, oo tariikh uga sheeke Laughing War lama Kaftano Warsangeli Langaabo oo gebigiisoba 6 midh ah, waaba noogu ceeb walle, Waakas Gurey yimi ee car La kaftan, you cant becuase Reerko ka dhashay ee Biciide will karbaash your futo Kaluun all the way to bak to the fish Factory in LQ Village....

We only had a proper war ones, between the Mainly Warsangeli+Majeerten+dhullo= Nin Bari Vs Some Muse Abokor Subclans... and you can read the Poem what the fukk Happen to the Famous Warsangeli Sultaan Maxamoud Cali Shire Laughing Laughing Shocked Laughing The HabarJeclo soldiers shot him in the azz while he was trying to escape and run for his life from the HabarJeclo army Laughing the most embarrasing thing ever happened to a suldaan/.....




Gabaygan wuxuu abwaanku tirshey 1952kii oo colaadi ka dhex aloosantay beelo soomaliyeed oo deris ah. Maxamud Wuxu tilmaamaya sidii loogu soo duuley ayagoo war-ma-qabto ah ee ay isaga caabbiyeen raggii soo hujuumey. Wuxuu kale oo gabaygiisa ku soo darayaa colaad hore oo uu goobjoog ka ahaa oo dhexmaray HabarJeclo iyo nin Bari (Warsangeli, Dhulbahante, Majerteen, iyo Daraawiish). Goob goobahaas ka mid ah waa tii Suldaankii Warsangeli (Garaad Maxamuud Cali Shire) ay rasaasi dabada uga dhacday isaga oo carar ah. Waxa kaloo uu tilmaamayaa fardihii ay Daraawiish kaga dhacsadeen goobaha ay ka mid ahayd Kalxoor.

Wuxu yiri Maxamuud Alle ha u naxariistee;


Codka gabayga caynka iyo ba'daan caalim ku ahaaye
Cirkaa kaa sarreeyiyo dhulkaan cidi u faanayne
Ciidiyo baddoo kugu qarxaa caafimaad malehe

Maroodigu hadduu cadho is maro looma caal heloe
Aar soo cadiigsadey wuxu cunaba naaafeeye
Wiyil caratay cuun geeda leh yaa looga cararaaye

Caqli malaha nimankaa na yidhi Cayn ha daaqina'e
Carra edegba waa laga hayaa caariyaa dhacaye
Cidda GeedQuwaax loo baxshey iyo caamadaa ururtay

Kolkuu ciidankii Ararsame iyo Caliba soo duuley
Colka ayda laga soo dhureen cidina noo sheegin
Ayadoo ciyaalkii Nirgaha culus ka soocayso

Cascasaanka waaberi haddii nalagu ciireeyey
Cilcillowga qayladu markay cayn walba u yeedhay
Caddadkeeda guutada intaan cidi is weydiinin

Kama cararin Mayliig raggii caanbaxa ahaaye
Solamdow haday carato waa ciidankii yurube
Abtidoonku waa cadaw hadii caanadoox dhacoe

Ku celceliye DhawrQaad intay cagaha laabeene dey ran
Cadaabkii ma tage Dhuuxyaraa ceebka dhiidhiyaye
Cadceedbaa Sengaha noo dhashoo waa cawo aduune

Cismaanbaa jarayn jirey waqaan cududi naafoone
Cishiibaa la doodoo gobbay caadadeed tahay
Markuu Caynab iyo Bood Fagaas Cali ku soo qaaday

Cuunkiyo Jaleeloba intuu calan wallaysiiyey
Cooflii nugaaled miyuu cagidi noo keenay
Ma cabaar yarbuu leebidii cadawgi gaadhsiiyey

Caashii Goldheer maalintaan rag isu caalaynin
Kolkii caaradhuubtiyo suntii laysku wada ciirshey
Goortii cabbaar laysla dhacay cadawgi maadhiinka

Sanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
Cabaadkii afdiinlaha miyaa cidina hayn weydey
Sidii (Caamo) diday bay dhirtii caasha mariyeene

Casarkiyo Salaaddii baqaa cawdhis maw eriney
Careey Wira mar soo roga miyaa lagala caal waayey
Caday iyo Gurracan meydka yaal cuud ma hudhi waayey

CagaarKulule Yeyliyo Dulgaal cagaha maw saarnay
war ma cadaab aduunbaa la baday camalku yeelkiise
Cishii fiigihii galay miyaa caato ledi waayey

Ma calaacal iyo hoogneybaa laysu celinaayey
Calaf go'ayda naagaha miyaad ciyowga hawd moodey
Cirka da'ay miyaan geelayaga cidi la daaqaynin

Cagaarweyne iyo Toon miyaa caawa laga foofshey
Ma haddaan horweyn ciid u baxay cidi jalleecaynin
Geeddiga casuusta leh miyaa ciiro nala moodey

CariDhaaf miyaa reerkayaga Caalin uga baaqay
Cudurkii fallaagada miyaan laysu celinaynin
Caqliyeysey reer Hagar markuu cunay waraabuuye

Gobeysane(1864) caruur baan ahaa celisa xoolaaye
ninkaygaa caddaadee gugaa caana talinaayey
Calooshaan ku jirey maalintay carar ku dhaafeene

Caynaba intay hibanayeen ciidba laga qaadye
Casha qudha baquu naga daran cirir abaareede
Waxay noola caytamahayaan waa cilmi la'aane

Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
Wallee dirir nin nagu caajiyaan Caalamkaa jirine

Ma coogcoogno maantii dagaal coonka loo yamiye
Nimankii dadkaba caajey bay calaf u doonteene
Callaaqado u jiifiyo sunbay cuna yidhaahdeene

Cishiriin kunoo shiish taqaan looma caal helo'e
Kol hadday guryaha Coon gashooy cidhifka dhow joogto
Caruurta iyo maatada haddii caana laga siiyo

Cirir baa ku toommama ninkii Caawin weerara'e
Cayaar looma gelin maanta iyo curadki reer shiikhe
Wax badanbaa qabiil soo calmaday cunay waraabuuye

Calqaddii Talleex iyo Qore yaanu caaradka lahayne
Cali Keenadiid,Nuur Dhalbaas Caamir lays hororye
Cadaad iyo Ilkacad baa Bah Geri coodha loo dilaye

Cumar iyo Dubeysna ways ogeyn ciidha dirirkiiye
Cashadii Gadh baa rer Garaad nagu ciseeyaaye
Cali shire iyo Dhaharbaa ogaa ceebihii dhacaye

Calanside iyo Weyseysane iyo Cawro iyo Siigo
Cali Karey fardii lagala hadhay ciil ma uu ledine
Cabdi Macallin iyo Hiirad baan cidi is weydiinne

Abshir baan na caasiyin markuu Caarre jeedladaye
Dadka kale cayaar weeye iyo caana galabeede
Cadaawii Baroo idil raggii caabbiyaan ahaye

Cabdulle Xasan baa nagu ogaa col iyo laystaane
Cayuun buubleh waa lagu yiqiin Caliyo Haaruune
(Camar) iyo dharaar weerar bay kaga cabsoodeene
Cumar Daahirna waa lagu ogaa cadhiyo liishaane
Weligood cidhiidh lagu ba'ay yay calanka qaataane
Cabbayseey markii laga didsaday cidhifka Xaabaale

Cidijiidka raacdada intuu caymanka u giijey
Col war diliyo baaruud intuu Ciise daba qaaday
Caanii intaan lagala bixin Cadar ma soo gaadhey

Codka dalabka waa niman yaqaan caynka Faransiise
Cidhba-gogolka Laydhoonku waa camaladdoodiiye
Cabbaarkiiba ba'ayeey miyey Canab la soo booddey

Jidhjidhoonka caanka ah kolkii caara yari duushay
Callaan sidan ee sow hand Garnayl laguma ciil beelin
Cabbaar erigi Maadeys miyaa curaddo loo toogtay

Uma caalo aadmiga kolkuu caaradhuub helo'e
ma shaluu carceeraa ka ridey cudud yaroow Khaalid
Allaylehe bagaa loo casilay was cajabiyeene
cidba niman ka dhalan oo horweyn cawdhiyaan nacaye
warseelgalay's Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing the langaab midgo's , should be declared in dangered speces Smile Smile

As you can see, we would always Karbash your little Langaab azz...I would have felt more sorry for your azz if the HabarJeclo Hawd lived anyhwere your little langaab clan Laughing

About Ceerigabo: Runta wanaagsane waxa iska kaa leh niman yidhaaho Gadhweyn, Magaalada Ceerigabo you cant even fart out loud, You are owned, and you belong to a Habar Yonis Sub clan (Gadhweyn).............
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”