Somali2003... Alla walle maxaan Dad la Yaab
Waxu Isleeyahay waxaad la kaftameysa Niman HabarJeclo, oo tariikh uga sheeke

War lama Kaftano Warsangeli Langaabo oo gebigiisoba 6 midh ah, waaba noogu ceeb walle, Waakas Gurey yimi ee car La kaftan, you cant becuase Reerko ka dhashay ee Biciide will karbaash your futo Kaluun all the way to bak to the fish Factory in LQ Village....
We only had a proper war ones, between the Mainly Warsangeli+Majeerten+dhullo= Nin Bari Vs Some Muse Abokor Subclans... and you can read the Poem what the fukk Happen to the Famous Warsangeli Sultaan Maxamoud Cali Shire

The HabarJeclo soldiers shot him in the azz while he was trying to escape and run for his life from the HabarJeclo army

the most embarrasing thing ever happened to a suldaan/.....
Gabaygan wuxuu abwaanku tirshey 1952kii oo colaadi ka dhex aloosantay beelo soomaliyeed oo deris ah. Maxamud Wuxu tilmaamaya sidii loogu soo duuley ayagoo war-ma-qabto ah ee ay isaga caabbiyeen raggii soo hujuumey. Wuxuu kale oo gabaygiisa ku soo darayaa colaad hore oo uu goobjoog ka ahaa oo dhexmaray HabarJeclo iyo nin Bari (Warsangeli, Dhulbahante, Majerteen, iyo Daraawiish). Goob goobahaas ka mid ah waa tii Suldaankii Warsangeli (Garaad Maxamuud Cali Shire) ay rasaasi dabada uga dhacday isaga oo carar ah. Waxa kaloo uu tilmaamayaa fardihii ay Daraawiish kaga dhacsadeen goobaha ay ka mid ahayd Kalxoor.
Wuxu yiri Maxamuud Alle ha u naxariistee;
Codka gabayga caynka iyo ba'daan caalim ku ahaaye
Cirkaa kaa sarreeyiyo dhulkaan cidi u faanayne
Ciidiyo baddoo kugu qarxaa caafimaad malehe
Maroodigu hadduu cadho is maro looma caal heloe
Aar soo cadiigsadey wuxu cunaba naaafeeye
Wiyil caratay cuun geeda leh yaa looga cararaaye
Caqli malaha nimankaa na yidhi Cayn ha daaqina'e
Carra edegba waa laga hayaa caariyaa dhacaye
Cidda GeedQuwaax loo baxshey iyo caamadaa ururtay
Kolkuu ciidankii Ararsame iyo Caliba soo duuley
Colka ayda laga soo dhureen cidina noo sheegin
Ayadoo ciyaalkii Nirgaha culus ka soocayso
Cascasaanka waaberi haddii nalagu ciireeyey
Cilcillowga qayladu markay cayn walba u yeedhay
Caddadkeeda guutada intaan cidi is weydiinin
Kama cararin Mayliig raggii caanbaxa ahaaye
Solamdow haday carato waa ciidankii yurube
Abtidoonku waa cadaw hadii caanadoox dhacoe
Ku celceliye DhawrQaad intay cagaha laabeene dey ran
Cadaabkii ma tage Dhuuxyaraa ceebka dhiidhiyaye
Cadceedbaa Sengaha noo dhashoo waa cawo aduune
Cismaanbaa jarayn jirey waqaan cududi naafoone
Cishiibaa la doodoo gobbay caadadeed tahay
Markuu Caynab iyo Bood Fagaas Cali ku soo qaaday
Cuunkiyo Jaleeloba intuu calan wallaysiiyey
Cooflii nugaaled miyuu cagidi noo keenay
Ma cabaar yarbuu leebidii cadawgi gaadhsiiyey
Caashii Goldheer maalintaan rag isu caalaynin
Kolkii caaradhuubtiyo suntii laysku wada ciirshey
Goortii cabbaar laysla dhacay cadawgi maadhiinka
Sanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
Cabaadkii afdiinlaha miyaa cidina hayn weydey
Sidii (Caamo) diday bay dhirtii caasha mariyeene
Casarkiyo Salaaddii baqaa cawdhis maw eriney
Careey Wira mar soo roga miyaa lagala caal waayey
Caday iyo Gurracan meydka yaal cuud ma hudhi waayey
CagaarKulule Yeyliyo Dulgaal cagaha maw saarnay
war ma cadaab aduunbaa la baday camalku yeelkiise
Cishii fiigihii galay miyaa caato ledi waayey
Ma calaacal iyo hoogneybaa laysu celinaayey
Calaf go'ayda naagaha miyaad ciyowga hawd moodey
Cirka da'ay miyaan geelayaga cidi la daaqaynin
Cagaarweyne iyo Toon miyaa caawa laga foofshey
Ma haddaan horweyn ciid u baxay cidi jalleecaynin
Geeddiga casuusta leh miyaa ciiro nala moodey
CariDhaaf miyaa reerkayaga Caalin uga baaqay
Cudurkii fallaagada miyaan laysu celinaynin
Caqliyeysey reer Hagar markuu cunay waraabuuye
Gobeysane(1864) caruur baan ahaa celisa xoolaaye
ninkaygaa caddaadee gugaa caana talinaayey
Calooshaan ku jirey maalintay carar ku dhaafeene
Caynaba intay hibanayeen ciidba laga qaadye
Casha qudha baquu naga daran cirir abaareede
Waxay noola caytamahayaan waa cilmi la'aane
Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
Wallee dirir nin nagu caajiyaan Caalamkaa jirine
Ma coogcoogno maantii dagaal coonka loo yamiye
Nimankii dadkaba caajey bay calaf u doonteene
Callaaqado u jiifiyo sunbay cuna yidhaahdeene
Cishiriin kunoo shiish taqaan looma caal helo'e
Kol hadday guryaha Coon gashooy cidhifka dhow joogto
Caruurta iyo maatada haddii caana laga siiyo
Cirir baa ku toommama ninkii Caawin weerara'e
Cayaar looma gelin maanta iyo curadki reer shiikhe
Wax badanbaa qabiil soo calmaday cunay waraabuuye
Calqaddii Talleex iyo Qore yaanu caaradka lahayne
Cali Keenadiid,Nuur Dhalbaas Caamir lays hororye
Cadaad iyo Ilkacad baa Bah Geri coodha loo dilaye
Cumar iyo Dubeysna ways ogeyn ciidha dirirkiiye
Cashadii Gadh baa rer Garaad nagu ciseeyaaye
Cali shire iyo Dhaharbaa ogaa ceebihii dhacaye
Calanside iyo Weyseysane iyo Cawro iyo Siigo
Cali Karey fardii lagala hadhay ciil ma uu ledine
Cabdi Macallin iyo Hiirad baan cidi is weydiinne
Abshir baan na caasiyin markuu Caarre jeedladaye
Dadka kale cayaar weeye iyo caana galabeede
Cadaawii Baroo idil raggii caabbiyaan ahaye
Cabdulle Xasan baa nagu ogaa col iyo laystaane
Cayuun buubleh waa lagu yiqiin Caliyo Haaruune
(Camar) iyo dharaar weerar bay kaga cabsoodeene
Cumar Daahirna waa lagu ogaa cadhiyo liishaane
Weligood cidhiidh lagu ba'ay yay calanka qaataane
Cabbayseey markii laga didsaday cidhifka Xaabaale
Cidijiidka raacdada intuu caymanka u giijey
Col war diliyo baaruud intuu Ciise daba qaaday
Caanii intaan lagala bixin Cadar ma soo gaadhey
Codka dalabka waa niman yaqaan caynka Faransiise
Cidhba-gogolka Laydhoonku waa camaladdoodiiye
Cabbaarkiiba ba'ayeey miyey Canab la soo booddey
Jidhjidhoonka caanka ah kolkii caara yari duushay
Callaan sidan ee sow hand Garnayl laguma ciil beelin
Cabbaar erigi Maadeys miyaa curaddo loo toogtay
Uma caalo aadmiga kolkuu caaradhuub helo'e
ma shaluu carceeraa ka ridey cudud yaroow Khaalid
Allaylehe bagaa loo casilay was cajabiyeene
cidba niman ka dhalan oo horweyn cawdhiyaan nacaye
warseelgalay's

the langaab midgo's , should be declared in dangered speces
As you can see, we would always Karbash your little Langaab azz...I would have felt more sorry for your azz if the HabarJeclo Hawd lived anyhwere your little langaab clan
About Ceerigabo: Runta wanaagsane waxa iska kaa leh niman yidhaaho Gadhweyn, Magaalada Ceerigabo you cant even fart out loud, You are owned, and you belong to a Habar Yonis Sub clan (Gadhweyn).............