[quote="LiQaaye_TDH"]WTF.

how the fuk is Kulmiye gonna handle all this people joining his party
HabarJeclo= Kulmiye
HabarYonis= Kulmiye
Sacad Muse=Kulmiye
Arab=Kulmiye
Toljeclo= Kulmiye
Samaroon= Kulmiye
Ciise Muse= Udub
Cidagale= Ucid
Hargeysa(
http://www.Buraoonline.tk)-Wasiir Ku xigeenkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Axmed Jaamac Hoori ayaa maanta Magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenimo ee uu ka hayay xukuumada isla markaana daboolka ka qaaday inuu ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye.
Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Xoolahu,waxa uu sidaas ku shaaciyay Xaflad xisbiga Kulmiye maanta huteelka Maansoor ugu sameeyay wasiir kuxigeenka wasaarada Xanaada Xoolaha Axmed JaamacHoori,odayaal,Aqoon yahano iyo Koox cuqaal ah oo ka tirsan beel ka mid ah Beelaha gobolka awdal oo ku soo biiray Xisbigaas.
Wasiir ku Xigeenka is casilay waxa isagoo ka hadlayay istiqaaladiisa waxa uu yidhi “Maanta oo Bishu tahay 23/08/2007,waxa aan ummadayda Somaliland aan hortooda ka sheegayaa in aan ka degay Xilkii wasiir ku xigeenimo ee wasaarada Xanaanada Xoolaha JSL ee aan hayay”.
Axmed Jaamac hoori Waxa uu xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay ku guul daraysatay hogaamintii Dalka ee loo soo doortay.
“Markii aan arkay sida khaldan marin habowsan ee aanay ku jirin u damqashadu,ee dawladii la doortay hanan kari wayday Dalkii,taladii dadkana qaadan weyday ayaan gartay in aan is casilo”ayuu intaas raaciyay Wasiirkuxigeenku.
Hoori waxa uu Wasiirada Somaliland ku tilmaamay gole aan damiir lahayn,oo dherigooda oo qudha bislaysanaya.
Wasiir ku xigeenkaasi iyo iyo koox kale oo isugu jirtay aqoonyahano,cuqaal iyo Odayaal ka tirsan beesha Maxamed case oo ka mid ah beelaha degan Gobolka Awdal,ayaa Xafladaas ka sheegay inay kalsoonidii Siyaasadeed kala noqdeen xisbiga UDUB iyo Xukuumada madaxweyne Rayaale,isla markaana waxa ay shewegeen in ay ku biireen KULMIYE.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud [****]oo xafladaas ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan kooxdaas ku soo biirtay isbigiisa,waxana uu sheegay in arrimaha ay xukuumada ku eedeeyeen ay yihiin waxyaabo xaqiiq ah oo Somaliland ka jira.
Waxa kale oo halkaas ka hadlay Cabdiraxmaan Aw-Cali faarax oo sheegay in aragtida siyaasadeed ee kooxdaasi ay ka turjumayso sida aanay beelaha Gobolka Awdal u wada taageersanayn Madaxweynaha JSL Mudane daahir rayaale Kaahin.
Waxa iyaguna Xafladaas soo dhaweynta ah ka hadlay masuuliyiin iyo xubno ka tirsan gudida Fulinta xisbiga KULMIYE.[/quote]
Ok first of all let me start by asking the Topic Subject be edited to Mahad Ase of the samaroon has switched allgiance temprarily to Kulmiye just to piss off Riyaale. Secondly let me say this that Mahad Ase are very influential and are very much respected as they are the oldest son of sheik samaroon but still in this political cloud of mistake and blunder they made is really irlevant because for some of yall let me educate of how samaroon politics works my subclan the Reer Nuur of the Makhaail usually ally themselves with Mahad Ase just as to to give some competion to the Jibril Yonis of the Makhaail who outnumber us the Noor Yonis aka Reer Nuur of the Makhaail by atleast 10-1 and still outnumber Mahad Ase even though they are just a subclan and as of yall might know Riyaale is a jibril Yonis so we all who their vote goes to. so now thats settled we have the habar afan left who usally split their loyalties evenly. now lets the settle how this gonna affect Riyaale well let me tell ya this Mahad Ase maybe outnumbered but they are also the Richest Samaroon clan and that helped em gain all the somaliland parliament seats representing Awdal i guess thats how flawed democracy works, yall can whine anyway u want but at the end of the day Money buy's ya lots of votes in sland and they got it. well now that they have switched their allegiance and how its gonna affect things we shall see, though my conclusion is that this was just a little chess game happening not only among samaroons but all somaliland we shall see how things turn out in the future.
