haaheey huuno am good warka isii.
Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- new-york23
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="Ismahan123"]Awoowe, NewYork, how have you been?[/quote]
haaheey huuno am good warka isii.
haaheey huuno am good warka isii.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="new-york23"][quote="Ismahan123"]Awoowe, NewYork, how have you been?[/quote]
haaheey huuno am good warka isii.
[/quote]
qeer iyo bashbash!
haaheey huuno am good warka isii.
qeer iyo bashbash!
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
ismahan isma oran meesha in aad wali joogto.
qofti laguursay oo lala bood baan is iri
qofti laguursay oo lala bood baan is iri
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"]dawladoow miyaad shirteen?
walee hadaad heshiseen meesha wax iima yaalo.
[/quote]
War qeyb baad ka tahay.[/quote]
dee ma maqal....hadaa iigu horeyso warkaan.
[/quote]
Doqonki Cagdheer, Jubbaland State aakhirkha Sade iyo Absame bay u dan tahay, Harti Kismaayo ay waxba ku lahayn bay u karkarayaan, deegaanka inagaa isla degno.
[/quote]
caada qaate ilkayaroow,jubbaland state anaa lehee martinimo ma igula joogi
[/quote]
Aad lahaatide, meedey awood?

- Shankaroon_614
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4644
- Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
- Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Ugaaska showing some support a slap on the face of qarandiid/somalidiid.

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"]Aad lahaatide, meedey awood?[/quote]
War kan yaa u sheego.

War kan yaa u sheego.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Anigu horta waan u firsaaaday reerkan la yidhado daroodka.
Mareexaanku , majeertenku iyo dhulbahantuhu ba waa isku wada dabeecad oo waxooga itaal li'i baa ku jirta.{ xagga siyaasadda}
Mareexaanku waa kii ilaa iyo beriyo dhow 2 u kala jeexna oo qaybina JVA ahayd , qaybina Majeertenia uu rarsanayd. Way wada shireen deetana waxa la isku raacay in wanaag iyoo xaraan ba dib dambe loo kala go'in --> Hence the attitude of the mareexaans who NEVER contradict each other for worse more so than better
Majeertenku iyagu na dagaal ba ka dhex dilaacay Puntland oo waatii xitaa Cadde Muuse Somaliland orod inogu soo galay , Iyaguna waa kuwi heeshiyay oo haddana maanta isku wada raacay in Soomali kale Xabashi loo soo kaxaysto.
Dhulabahante , iyaguna 2 ayay u kala jaban yihinoo, qaybina waa REAL darwish , qaybta kalena ka ma fogoo , waa iska hagagaysa arrintoodu insha Allah {
, laguma fogaado abtiyaasha}
Now haddaba reerka qudha ee xoog ka ah reer kan Darood ka la yidhadoo waa Ogaadeenka .Nin iyoo fikrad gooni ah bay kala leeyihiin taasina waxay ku tusaysa iney ka bisil yihin doorodan kale .
Just an observation wallahi!

Walle wuu soo fakiray.
Dhankaan ka eeg marka, haduu Ogaadeen naga sii fiican yahay oo isagoo SUB-CLAN of Darod ah u baahnayn inuu isku tiirsado, sow anagu idinkama fiicnin maadama inagu SUB-CLAN ahaan baan u awoodnaa inaan isku tiirsano while Isaaq as a CLAN bay u baahanyihiin inay isku tiirsadaan?
Ma idinka xataa laydin yiraahdo "Habar Jeclo baa u awooda inay keligeed isku tiirsato, ama HA ama HY ama Arap" intaanba la gaarin Muuse Ismaaciil baa keligii meel istaagay.
Waa su'aal!!

Dhankaan ka eeg marka, haduu Ogaadeen naga sii fiican yahay oo isagoo SUB-CLAN of Darod ah u baahnayn inuu isku tiirsado, sow anagu idinkama fiicnin maadama inagu SUB-CLAN ahaan baan u awoodnaa inaan isku tiirsano while Isaaq as a CLAN bay u baahanyihiin inay isku tiirsadaan?
Ma idinka xataa laydin yiraahdo "Habar Jeclo baa u awooda inay keligeed isku tiirsato, ama HA ama HY ama Arap" intaanba la gaarin Muuse Ismaaciil baa keligii meel istaagay.
Waa su'aal!!
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
su' aashu maxay tahay?
Waxaan ku idhi anigu , Ogaadeenku siyaasad ahaan waa ka bisil yahay Darood ka kale oo nin iyo fikrad gooni ah buu leeyahay, unlike the rest of you .
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="Ina Baxar"]:lol: , aar muxuu yidhi ninkaasi?
su' aashu maxay tahay?
Waxaan ku idhi anigu , Ogaadeenku siyaasad ahaan waa ka bisil yahay Darood ka kale oo nin iyo fikrad gooni ah buu leeyahay, unlike the rest of you .[/quote]
Ha lahaado, lakin meesha there is a system of "heirarchy". Ma waad leedahay mareexaanka, Dhulbahanteaha, iyo majeerteenka DAROOD bay u baahanyihiin inay ku tiirsadaan? so waxaad ku andoocaysid maaha ayagoo sub-clans ah bay isku tiirsanyihiin...marka maxaad ka oran lahayd Isaaq qolo qolo keligeed meel istaagi karin awoodna u lahayn inay isku tiirsado OUTSIDE of isaaq?
So idinka ma sii bislin?
Ha i oran tani ma fahmaysid inkastaan kol hore iri engirees iyo soomaal ba waa kaa garasho dheer
su' aashu maxay tahay?
Waxaan ku idhi anigu , Ogaadeenku siyaasad ahaan waa ka bisil yahay Darood ka kale oo nin iyo fikrad gooni ah buu leeyahay, unlike the rest of you .[/quote]
Ha lahaado, lakin meesha there is a system of "heirarchy". Ma waad leedahay mareexaanka, Dhulbahanteaha, iyo majeerteenka DAROOD bay u baahanyihiin inay ku tiirsadaan? so waxaad ku andoocaysid maaha ayagoo sub-clans ah bay isku tiirsanyihiin...marka maxaad ka oran lahayd Isaaq qolo qolo keligeed meel istaagi karin awoodna u lahayn inay isku tiirsado OUTSIDE of isaaq?
So idinka ma sii bislin?
Ha i oran tani ma fahmaysid inkastaan kol hore iri engirees iyo soomaal ba waa kaa garasho dheer
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
War ileen wax af may-may ku hadlaan la haystay
War waxaan ku idhi , mareexaanku iska ma daba hadhaan oo waa iska mawduuc.
Majeertenku iyo dhulbanhantuhu runta isku ma sheegaan.
Ogadeenku see nin iyo meeshu rabuu ka dhaca, qaybii halkaa iyoo Kenya bay ka dhacday , qolo waa jabhad ONLF, qaybi waa ICU, qaybii waa dowladda Ethiopia , iskuma na qabsadaan madax banaanida .
Wixiinan kale si aan ka yaabay baad isu daba roortaan
PS : aqli dooro , horta fahan waxa lagu leeyahay intaadan Isaaq iyo "habar this , habar that" carabka ku qabsan!!
Ma waxaasa " doctor' u ah mareexanka?
War waxaan ku idhi , mareexaanku iska ma daba hadhaan oo waa iska mawduuc.
Majeertenku iyo dhulbanhantuhu runta isku ma sheegaan.
Ogadeenku see nin iyo meeshu rabuu ka dhaca, qaybii halkaa iyoo Kenya bay ka dhacday , qolo waa jabhad ONLF, qaybi waa ICU, qaybii waa dowladda Ethiopia , iskuma na qabsadaan madax banaanida .
Wixiinan kale si aan ka yaabay baad isu daba roortaan
PS : aqli dooro , horta fahan waxa lagu leeyahay intaadan Isaaq iyo "habar this , habar that" carabka ku qabsan!!
Ma waxaasa " doctor' u ah mareexanka?
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="Ina Baxar"]War ileen wax af may-may ku hadlaan la haystay
War waxaan ku idhi , mareexaanku iska ma daba hadhaan oo waa iska mawduuc.
Majeertenku iyo dhulbanhantuhu runta isku ma sheegaan.
Ogadeenku see nin iyo meeshu rabuu ka dhaca, qaybii halkaa iyoo Kenya bay ka dhacday , qolo waa jabhad ONLF, qaybi waa ICU, qaybii waa dowladda Ethiopia , iskuma na qabsadaan madax banaanida .
Wixiinan kale si aan ka yaabay baad isu daba roortaan
PS : aqli dooro , horta fahan waxa lagu leeyahay intaadan Isaaq iyo "habar this , habar that" carabka ku qabsan!!
Ma waxaasa " doctor' u ah mareexanka?[/quote]
Point proven. Comprehension problems.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 603 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 1 Replies
- 862 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 768 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 6 Replies
- 1953 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 4 Replies
- 1184 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 7 Replies
- 1217 Views
-
Last post by Voltage
-
- 40 Replies
- 2365 Views
-
Last post by Voltage