Page 3 of 4

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Thu Oct 04, 2007 7:13 pm
by new-york23
[quote="Ismahan123"]Awoowe, NewYork, how have you been?[/quote]

haaheey huuno am good warka isii. Cool

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Thu Oct 04, 2007 7:21 pm
by SummerRain
[quote="new-york23"][quote="Ismahan123"]Awoowe, NewYork, how have you been?[/quote]

haaheey huuno am good warka isii. Cool[/quote]

qeer iyo bashbash!

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Thu Oct 04, 2007 7:26 pm
by new-york23
ismahan isma oran meesha in aad wali joogto.

qofti laguursay oo lala bood baan is iri Very Happy

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Thu Oct 04, 2007 7:31 pm
by SummerRain
Obviously NOT. Laughing

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Thu Oct 04, 2007 10:58 pm
by DawladSade
[quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"]dawladoow miyaad shirteen?

walee hadaad heshiseen meesha wax iima yaalo. Laughing Laughing[/quote]


War qeyb baad ka tahay.[/quote]

dee ma maqal....hadaa iigu horeyso warkaan. Laughing[/quote]


Doqonki Cagdheer, Jubbaland State aakhirkha Sade iyo Absame bay u dan tahay, Harti Kismaayo ay waxba ku lahayn bay u karkarayaan, deegaanka inagaa isla degno. Laughing[/quote]


caada qaate ilkayaroow,jubbaland state anaa lehee martinimo ma igula joogi Laughing[/quote]

Aad lahaatide, meedey awood?

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:54 am
by Shankaroon_614
Laughing

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 6:50 am
by BABYGIRL123
Ugaaska showing some support a slap on the face of qarandiid/somalidiid. Cool Cool

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 8:22 am
by Luq_Ganane
[quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"]Aad lahaatide, meedey awood?[/quote]


War kan yaa u sheego. Laughing Laughing Laughing

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 11:27 am
by DawladSade
Laughing

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 11:52 am
by Ina Baxar
Anigu horta waan u firsaaaday reerkan la yidhado daroodka.
Mareexaanku , majeertenku iyo dhulbahantuhu ba waa isku wada dabeecad oo waxooga itaal li'i baa ku jirta.{ xagga siyaasadda}
Mareexaanku waa kii ilaa iyo beriyo dhow 2 u kala jeexna oo qaybina JVA ahayd , qaybina Majeertenia uu rarsanayd. Way wada shireen deetana waxa la isku raacay in wanaag iyoo xaraan ba dib dambe loo kala go'in --> Hence the attitude of the mareexaans who NEVER contradict each other for worse more so than better Laughing
Majeertenku iyagu na dagaal ba ka dhex dilaacay Puntland oo waatii xitaa Cadde Muuse Somaliland orod inogu soo galay , Iyaguna waa kuwi heeshiyay oo haddana maanta isku wada raacay in Soomali kale Xabashi loo soo kaxaysto.
Dhulabahante , iyaguna 2 ayay u kala jaban yihinoo, qaybina waa REAL darwish , qaybta kalena ka ma fogoo , waa iska hagagaysa arrintoodu insha Allah { Laughing , laguma fogaado abtiyaasha}
Now haddaba reerka qudha ee xoog ka ah reer kan Darood ka la yidhadoo waa Ogaadeenka .Nin iyoo fikrad gooni ah bay kala leeyihiin taasina waxay ku tusaysa iney ka bisil yihin doorodan kale .
Just an observation wallahi!

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:02 pm
by DawladSade
Walle wuu soo fakiray. Laughing

Dhankaan ka eeg marka, haduu Ogaadeen naga sii fiican yahay oo isagoo SUB-CLAN of Darod ah u baahnayn inuu isku tiirsado, sow anagu idinkama fiicnin maadama inagu SUB-CLAN ahaan baan u awoodnaa inaan isku tiirsano while Isaaq as a CLAN bay u baahanyihiin inay isku tiirsadaan?

Ma idinka xataa laydin yiraahdo "Habar Jeclo baa u awooda inay keligeed isku tiirsato, ama HA ama HY ama Arap" intaanba la gaarin Muuse Ismaaciil baa keligii meel istaagay. Laughing

Waa su'aal!! Laughing Laughing

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:13 pm
by Ina Baxar
Laughing , aar muxuu yidhi ninkaasi?
su' aashu maxay tahay?
Waxaan ku idhi anigu , Ogaadeenku siyaasad ahaan waa ka bisil yahay Darood ka kale oo nin iyo fikrad gooni ah buu leeyahay, unlike the rest of you .

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:16 pm
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]:lol: , aar muxuu yidhi ninkaasi?
su' aashu maxay tahay?
Waxaan ku idhi anigu , Ogaadeenku siyaasad ahaan waa ka bisil yahay Darood ka kale oo nin iyo fikrad gooni ah buu leeyahay, unlike the rest of you .[/quote]

Ha lahaado, lakin meesha there is a system of "heirarchy". Ma waad leedahay mareexaanka, Dhulbahanteaha, iyo majeerteenka DAROOD bay u baahanyihiin inay ku tiirsadaan? so waxaad ku andoocaysid maaha ayagoo sub-clans ah bay isku tiirsanyihiin...marka maxaad ka oran lahayd Isaaq qolo qolo keligeed meel istaagi karin awoodna u lahayn inay isku tiirsado OUTSIDE of isaaq?

So idinka ma sii bislin?

Ha i oran tani ma fahmaysid inkastaan kol hore iri engirees iyo soomaal ba waa kaa garasho dheer

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:27 pm
by Ina Baxar
War ileen wax af may-may ku hadlaan la haystay Laughing
War waxaan ku idhi , mareexaanku iska ma daba hadhaan oo waa iska mawduuc.
Majeertenku iyo dhulbanhantuhu runta isku ma sheegaan.
Ogadeenku see nin iyo meeshu rabuu ka dhaca, qaybii halkaa iyoo Kenya bay ka dhacday , qolo waa jabhad ONLF, qaybi waa ICU, qaybii waa dowladda Ethiopia , iskuma na qabsadaan madax banaanida .
Wixiinan kale si aan ka yaabay baad isu daba roortaan Laughing
PS : aqli dooro , horta fahan waxa lagu leeyahay intaadan Isaaq iyo "habar this , habar that" carabka ku qabsan!!
Ma waxaasa " doctor' u ah mareexanka?

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Posted: Fri Oct 05, 2007 12:34 pm
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]War ileen wax af may-may ku hadlaan la haystay Laughing
War waxaan ku idhi , mareexaanku iska ma daba hadhaan oo waa iska mawduuc.
Majeertenku iyo dhulbanhantuhu runta isku ma sheegaan.
Ogadeenku see nin iyo meeshu rabuu ka dhaca, qaybii halkaa iyoo Kenya bay ka dhacday , qolo waa jabhad ONLF, qaybi waa ICU, qaybii waa dowladda Ethiopia , iskuma na qabsadaan madax banaanida .
Wixiinan kale si aan ka yaabay baad isu daba roortaan Laughing
PS : aqli dooro , horta fahan waxa lagu leeyahay intaadan Isaaq iyo "habar this , habar that" carabka ku qabsan!!
Ma waxaasa " doctor' u ah mareexanka?[/quote]


Point proven. Comprehension problems.