[quote="LiQaaye_TDH"]Dhego.. waa runo Kuwa Reer Hargeisa iyo Reer Jabuutigo wey isko yara dhowdahin, kuwayga dego Xagga Candho dhexe iyo Barriga wey kuu diiranayan, wallle iyay ka tahay Romance

[/quote]
I heard you man...I love women regardless...hablaha Soomaaliyeed oo dhan walaahi ILAAHY baa raxariis buuxda noo galiyay. they sound good, they smell good and everything else. Wlahee diracaa i dilay. Si kasta haday u jidh xun tahay qurux maasha ALLAA ka muuqatay markay dirac xidhaan.
look at Basra she gets away with a lot just because of Dirac
Wartaaa I'm off to Ohio..8hrs drive soo i holla at you when I came back INSHA ALLAH
Dawarsade,
Lol@dhaga nugal...that is so lame. hadaa miyaan dhaga akaan lahaa. Dhaga adayg waa canaad nimo waana xaaraan. i guess you know nothing about xaraan since you grew up in BOOLU QARAN