1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
If a united Dhulo ask for help, Marexaan reinforcements will be sent I know for sure, and the iidoors will be cleaned off.
- Dudaaye
- SomaliNetizen
- Posts: 796
- Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
- Location: Goldogob Distirict: leelkase State
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
[quote="DawladSade"]Dudaaye, abaal umaan baahnin and this has nothing to do with doing Dhabayaco a favor. Many things are at stake:
1. If Somaliland keeps Laascaanood, recognition is an eye blink away. Sidaa u fakira. Laascaanood IS the border they were looking for and once they have gotten it their argument is complete for recognition.
Even if I did not want to go there just to help Dhulbahante out or take this chance to militarily annihilate the secession crew, I would do it because of the simple fact I showed above.[/quote]
puntland iyo somaliland waa ilmo Tigree sanad kasta Addis Ababa beey Xaajj U aadaan
Marexaan should Fight for the sake of Allah, Dalka iyo Diinta

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
Marexaan talk the talk, but dont walk the walk.
You fools are in a time warp, i bet you still think the president of somalia is Barre (aun), and the iidors are a push over how wrong.
How can marexaan deal with us iidors, when they have been struggling with one Habar in the south forever. We have three habars yes thats three.

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
general snm
you forget the deadly arap and ciidgalle

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
[quote="DawladSade"]Kaliil, qosol gariirka u kaadi. Burco bay goobta noqon mar dhawe.
Uma layn maayo kii Gaalkacyo aan Caydiid uga saarnay inaad dagaal ka kulul nasiin doontiin habrihiina hurday oo jilicsani.
[/quote]
DS,
sxb ma qosol gariirine qosol dhab ah baan qoslay, faankiina iyo waxaad ismoodaan baan la yaabanay.Dhawr mareexani maxay qaban karaan?ma Maraykan baad ismoodeen?Waa caadi intay Puntland vs Somaliland tahay laakiin sheekadu way isbedeli oo kululaan hadday qabiil isu bedesho. Somalilandtaad sheegayso way ka taalaa oo Isaaq ma metelaan laakiin hadday qabiil noqoto HY oo keliya ayaa Dhulbahante iyo MJ cagta marinaysa.Yaa laga tirobadanyay ama laga raganimo badanyay?
Isaaq vs Daarood:
HYvsMareexaan
HJvsDhulbahante
HAvsMJ
CiidagalevsOgaadeen
ArapvsWarsengeli
AyuupvsLeelkase
BTW, Caydiid waxaad Galkacyo ka saarteen markuu dagaalkii Hawiye iyagu islaayeen ee kala jabeen

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
Kaliil, kowdi ayaa ku yiri Hawiyaa kala daadsanaa intay Gedo iyo Gaalkacyo weerarayeen?
Odey cadaan ahi aan aqaano baa u baahan inuu corso ku saabsan taariikhda somalia ku baro.
War Habar Gidir iyo Abgaal markay isku dhaceen miyaad garan mise waxaad ka war qabta sababti ay isku maageen oo ayagu isku jeedsadeen?
Waa markaan meel alaale meeshay ay dalka USC ka tagtay Kismaayo min Galkaacyo aanu dhagaha kasoo jafnay, oo Caydiid isagoo il-daran diif kana daadanayo Benaadir kusoo laabtay. Macaa degmooyinka qabiilkiisa Sacad dagaan waan la wareegney markaas ayay Abgaal tiri oo anagu miyaad nagu soo kor dagaysiin haduu Mareexaan meel kasta USC kasoo buriyey. Taariikhdaada soo baar, gabaygaan abwaanka Dhulbahante ee Maaweel tiriyane indhaha u fur hays ceebeen mar danbee
Mareexaan dalkiisii xoree Ama xallaaleeye
Waatuu xagaagii Dhawayd xoog ku soo galaye
Xaaraami waligiisba waa xagal ka daacaaye
...
Xawaadle iyo Dudublaa ku go'ay xowligii Gedo'e
Colkuu xulay caydiid doraad looma xiiq tirane
Xarbiyahandii reer Sade baa xuub sidiis liqaye
Xayn goosan taa uu weer helay xero ma yeeshaane
Xabaal baan dhargine dhowr kun baa xuurta loo wadhaye
Libintay xanbaarteen kurbay naga xayuub sheene
Now about warka Sool laga soo shegayo, horta alle mahadle hadaad maanta ka been sheegtey oo tiri waxa siday u socdaan maaha qabyaalad ee inagoo ISAAQ ah weerar kumaan ahin Dhulbahante...taana waxaan ka leeyahay waa runtaa oo idinkoo ISAAQ ahi weerarka maydinaan soo qaadin oo kumaad dhacdiin laakiin idinkoo DIRTA WAQOOYI ah baad soo qaadeen weerarkani idin la socdaane macaa Gudabiirsi iyo qolyaha diireed aad isku deegaanka, daaqa, iyo walaalaahad tihiin idin barbar socdo oo gaashaabuursi idin ah baa d soo qaadeen..taana waxaan ka leeyahay fursada taa idin siisay aanu u wada jeedno waa ducfiga maanta isku wada hanqaaltagayo inay yihiin talada dhulbahante oo hadba meeshay lacag yari ku arkaan u duun daloola, kaana uu hormuud ka yahay ninka la yiraah Xaabsade oo shalaytoole ahaa wasiir ka tirsan maamul goboleedka puntland daraadne gudoomiyaha baarlamaanka somaliland, hada hogaamiye kooxood dadkiisi iyo dalkiisa cadow shisheeye u gacan geliyey, no matter waa laga biskoon tani lakin adigu ha walwalin anagu hadaanu nahay beesha Sade Darood we are very confident the Darwiish Nation can get out of the hole they have fallen in today and achieve victory!!

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
Noo i think arab versus merexaan
Mejeerteen versus habaryoonis
ciidangalle versus ogaden
toljecle versusl leelkasse
dhulbahante verus habarjeclo
ayuub verus warsangalu
and suber arawal agains the father of jabarti
Mejeerteen versus habaryoonis
ciidangalle versus ogaden
toljecle versusl leelkasse
dhulbahante verus habarjeclo
ayuub verus warsangalu
and suber arawal agains the father of jabarti
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: 1992 STYLE GURMAD FROM SADE?
[quote="kaliil"]
HYvsMareexaan
[/quote]
Taariikhda marki la baaray, waligeyn anagu Mareexaan iyo qoloda mar un baan isku dhacnay and everyone knows of the outcome including Xplaya.
Samatar Baxnaan
---"Dhaawaca ku yaal maalintuu gaadhay dhabankayga
Dhoobada burcaad bey mashxarad kaga dhegsiiyeene
Ana maan waraaqda ugu dhigo digasho dheeldheela
Warka xalay dhankaas iyo ka yimid wabiga dhuuxiisa
Oo sida dhanbaal loo siday oo aan dhixin habeen noolba
Daarood dhamaantiisba waw caanihii dhudiye
Anigana dhedaa iga kacdiyo dhaxan isaarnayde
Libintii bahdaa dheelantaa waa adoo dhigaye
Mareexaanku tuu dhigay la maqal dhibicdii dayreede
Goortay rigaax iyo dhigeen dhowr kaloo wehesha
Isma dhigane waa tay baqaha ribadle dhaafsheene
Dhaf dhafkii cadaadii ka dhige meel dharaarsane
Dheb u toogte ina khaalidkii dhabarka weynaaye
Isaaqii dhadaanbiyin jirow laysu soo dhigaye
Ku wii dabada kuu dhiiban jiray dhamac la leefsiiye
Dhooraha sarkaalkow u ooy dhimayey Iidoore"---
Cilmiile is even more explicit of what was done to the Habar Yoonis.
[quote]A short while later this incident between the Mareexaan and Habar Yoonis that ended with the rout of the HY (it is said that the Mareexaan cut off Rigaax's penis and stuck it in his rectum before burying him)
[/quote]
>http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?f=250&t=123627&st=0&sk=t&sd=a&start=15

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 810 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 42 Replies
- 2099 Views
-
Last post by Murax
-
- 16 Replies
- 3571 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 0 Replies
- 1292 Views
-
Last post by Twist
-
- 32 Replies
- 1600 Views
-
Last post by muktaar
-
- 0 Replies
- 20 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 10 Replies
- 1029 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 12 Replies
- 566 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 434 Views
-
Last post by paperino