Page 3 of 3

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 1:24 pm
by LiQaaye_TDH
Ina Baxar.. waan kula fahmay, ninyow show waxaad ka soo hadhay jabhadahi dalka ka jiray, alla kani maxu kala yaqaana, ku laha plan B iyo A iyo Location C Laughing

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 1:28 pm
by Madmadoobe
War kan frenchka ah ka bax warkiisa oo bal iska waran inaader?

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 1:34 pm
by Luq_Ganane
Unclebin,

The majority of Marehans were with the ICU. Remember these were the same Marehans who 7 years earlier were crushed in Gedo as itixaad, came to Kismayo regrouped with Turki (former Itixaad himself) and fought with the ICU from Xamar to Kismayo to Baidoa. I have to give the ICU credit for rallying everybody albiet their top, top leadership had other motives. After months of abalbul ciidan and preperation all Barre could muster for the fight in Buaale were 300 MR's. If 5,000 Marehans can be dispacthed to El Wak to exhile miskin Garres, Barre only mustering 300 shows he had no support whatsoever. Laughing

Anyway, at least we agree on one thing. Dhulos are doing the fighting. Laughing

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 1:41 pm
by The_Emperior5
looooooool fighting against dem selfs

dis darood on darood killing has to stop

Posted: Wed Oct 17, 2007 1:57 pm
by Kramer
Yaan Loo Hiilin Dhulbahante: By Axmed Qambi
Oct 16,2007
by Laascaanood-GEDO-NN

Anigoo run ahaantii u dhashay beesha Dhulbahante, kana sii ahay Axmed Garaad, oo ka sii ah Aadan Axmed, magacayguna yahay Axmed qambi una dhashay Buuhodle.

wallaahay waxaan idin leeyahay walaalahayga Mareexan iyo daarood intooda kale ba inaydaan dhulbahante maanta gurmad iyo ciidan toona siin,illeen waata maanta Laascanod laga qabsadaye(15/10/2007).

Sababtaan u diidanahay in beeshayda loo hiiliyo waxay tahay: mar walboo Daarod dhexdooda is dilaan majeerten bay u hiiliyaan, meeshii looga baahnaa inay dhex dhexaadiyaan oo isu keenaan ama ay xurguftooda bannaanka ka istaagi lahaayeen.tusaale, 92dii shacab daarod ah oo ogaadeena oo aan waxba galabsan ayay laayeen iyagoo majeerteen u hiilinaya, 99kii sidoo kale shacab aan danbi galin oo mareexaan ayay laayeen iyagoo hadana majeerteen u hiilinaya. Iyagoo garan waayay labaduba waa tole ka dhex baxa.

Markaa haddu maanta dhulbahante dharka tuuro oo yidhaahdo 'YAA DAAROODEEY YAA DAAROODEEY' loo hiiliyaa? jawaabtu waa mid u taalla mareexan iyo ogaaden say u xusuusin lahaayeen godobtii laga galay. Marwalba waxay qiil ka dhigtaan majeerteen waxaan nahay walaalo oo waa harti. walaal haddii abtirsiga dib loo raacayo mareexaanba miyuu adeer noo noqonayn??.

Toban sano ayaan lahaa war yaan daarood loo kala hiilin oo godob laga galin barri baad si un ugu baahan kartaane, laakiin maanta ayaa hadalkaygii la xasuusan doonaa. Markii aan lahaa sannadka bilowgiisii: war yaan dhallin yaradeena dabka
muqdisho ka qaxaya sidii baalaleey lugu shubin inagaaba u baahane, waxaa la iigu jawaabay hartii baa loo hilinayaa. Majeerten miyuuna ahayn kii dhismihii mbagati anna isii yay 6 kursi isna qaatay 15 kursi, maantaa hadalkaygii la xasuusan doonaa.

Markay Majeerteen Puntland ka qabtaan shacab ogaadeen ah oo tacaddiga xabashida kasoo cararay oo ay xabashida dib ugu gacan geliyaan waa idinka falkaa waxashnimada ah ugu hiiliya ama indhaha kaga raaxaysta, maantana aad tidhaahdaan 'tol la'aye yaa daaroodaay' waa arrin u taalla daarood say ka yeeli lahaayeen,maantaa hadalkaygii la xusuusan doonaa.

Haddaan intaa ka badiyo oo kusii daro dhulbahante markay badqabaan waxay kaga sheekeeyaan makhaayadaha iyo waddooyinka inayba naxdin u dhintaan baan ka baqayaa haddaan sii dheereeyo godobyada ay galeen. Anigu dhulbahante anigaa ah oo aad iyo aad u jecel horumarintooda iyo inay IYAGU cadkooda marwalba goostaan iyagoo aan cidna dulminayn.

CODSI: walaalaha webside-kan waxaan ka codsanayaa inay fadlan maqaalkan akhristayaasha webside-kan u soo bandhigaan si loo ogaado xogta dadka qaarkii ka maqan. waxaan kaloo codsanayaa inaad usii gudbisaan maqaalkan webside-yada kale ee sadexdan beelood sida kuwa marexaanka, ogaadenka iyo dhulbahantaha .

CODSI kale:waxaan isku dayay run ahaantii dhowrjeer inaan arrintan oo dhulbahante dantooda ah aan ku soo daabaco webside-yadooda laakiin marwalba lama qoraalkii lama soo dhajiyo, sababtoo ah inta badan shabakadaha dhulbahante waxaa gacanta ku haya kooxo aan doonayn in fikirkayga dhiibto.

Axmed Qambiafle40@hotmail.com:

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 2:07 pm
by DR-YALAXOOW
maleeshiyada isaaaqa look like KONGOLIIS,waxa waxaad moodaa QALFOOF tuuto LOO GALIYEY. xaabsade ayaa ku dhex jira xitaa Laughing Laughing Laughing

hal beebe miskiin ah ayaan SAWIRKA KA ARKEY, waxa kale waa ak47s isaaqland iyo DHABACAYOLAND arabs meesha wax kuma hayaan.

waan hubaaa MALEESHIYADA ADEERKEEY XAAJI YALAXOOW saacad kuma qaadan laheeyn maleeshiyooyinkaan bunaaniland iyo isaaaqland.

meesha dagaal kama dhicin, hal TOYOTO CABDI BILE OO AAN XITAA XABAD KU DHICIN KALIYA.


ISAAQLAND AND BUNAANILAND labadooduba meesha wax kuma haayaan Laughing Laughing

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 2:38 pm
by LiQaaye_TDH
Madmadoobe Inader Salaan Qaali ah, Xagaad ka dhacday beryahan laguma arkine?

Re: BREAKINGNEWS SL PICTURES FROM ON THE ROAD OF GAROWE

Posted: Wed Oct 17, 2007 3:58 pm
by The_Emperior5
[quote="DR-YALAXOOW"]maleeshiyada isaaaqa look like KONGOLIIS,waxa waxaad moodaa QALFOOF tuuto LOO GALIYEY. xaabsade ayaa ku dhex jira xitaa Laughing Laughing Laughing

hal beebe miskiin ah ayaan SAWIRKA KA ARKEY, waxa kale waa ak47s isaaqland iyo DHABACAYOLAND arabs meesha wax kuma hayaan.

waan hubaaa MALEESHIYADA ADEERKEEY XAAJI YALAXOOW saacad kuma qaadan laheeyn maleeshiyooyinkaan bunaaniland iyo isaaaqland.

meesha dagaal kama dhicin, hal TOYOTO CABDI BILE OO AAN XITAA XABAD KU DHICIN KALIYA.


ISAAQLAND AND BUNAANILAND labadooduba meesha wax kuma haayaan Laughing Laughing[/quote]


sxb we are not models

dagaal baanu ku jiirna


dr yalaxow Laughing