Midda labaad "saxiibkeyga hoose " argagax ayaabu ka qaaday cunoqabatayn taan ku soo rogay beriyahan dambe , mayee waxaan ahay baan ogahay oo marka sheekadu waa " gotta 2 be true 2 myself"

Helwaa , negative!! dhafoorka kagama qornayn ee she looked a certain age , was dressed a certain way , yet seemed to be independent .
Markaa adigu waa sidaan ku sheegay ee , ha iga qasin sheekada
