Page 3 of 3

Re: The word GAROOB

Posted: Fri Nov 16, 2007 2:37 pm
by Ina Baxar
Zulaika , horta aad baad u fiicanahay huuno!
Midda labaad "saxiibkeyga hoose " argagax ayaabu ka qaaday cunoqabatayn taan ku soo rogay beriyahan dambe , mayee waxaan ahay baan ogahay oo marka sheekadu waa " gotta 2 be true 2 myself" Laughing
Helwaa , negative!! dhafoorka kagama qornayn ee she looked a certain age , was dressed a certain way , yet seemed to be independent .
Markaa adigu waa sidaan ku sheegay ee , ha iga qasin sheekada Laughing