Sir,
I would say you are either Habar Gedir, Mareexaan, Ogaadeen or Isaaq...The higher probability is the order they are listed

But I have to say...Ciddii aad ka dhalatayba cid dheh... Like ninkii lagu xantay inuu garac yahay ee yidhi '" Walee ninkii I dhalayba nin dheh"...
Honestly, walee inaanan kala jecleyn ciddii Eebbe iga abuuro...Waayo qabiil waliba wuxuu ku jira dhiigeyga markaa it does not make alot of sense...Secondly in my life, qabiil wax aan ku bixiyo mooye wax la iiguma qaban so what is the point?
Alchemist,
Walaal waan kula kaftamayey ee makala jecli inaad Sacad tahay iyo inaad Saruur tahay... Keliya waxaan iska jeclaan lahaa inaan sideena kale ugu baashaalno webkan balse aan ka foogaano wixii fitno Somaali dhex dhigaya... Malaaig ma ihi oo marar badan ayaan furka ku tuuraa dadka qabiilka caaya...Balse waan ku fahmay...We are cool, miyey odhan jireen caruurta Maraykan?
