Page 3 of 3
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 6:30 pm
by Hiiraan boy
murax hada isqabqabsiga ma la xaliyeey?
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 6:31 pm
by Murax
[quote="Hiiraan boy"]murax hada isqabqabsiga ma la xaliyeey?[/quote]
Ila maahan.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 6:34 pm
by Hiiraan boy
[quote=\"Murax\"][quote=\"Hiiraan boy\"]murax hada isqabqabsiga ma la xaliyeey?[/quote]
Ila maahan.[/quote]
anigu waxaan umalayeey in merehanka oo dhan si buuxda barre hiiraale la yireeyn cause he saved them from dagaalki sokeeyey
hadaa qorshiina maxey ka gooban tahay?? taano ma maamul goboleed buu raba in uu dhiso??
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 6:40 pm
by Murax
Hiiraan,
ninyahow ma ogo, lama ogaan doono wixi dhici doono ilaa uu Barre soo hadlo, ama uu ku soo laabto magaalada. Anigabo, waan qabay Beesha inay 100% taageersan yihiin Barre sida aniga camal, laakin hada dad shaqsi ahaan ka soo horjeedo Barre ayaa jiro. Saas ha ahaatee, Beesha weli abaal weyn bey u haayan geesiga Barre Ismaacil Shire.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:03 pm
by xoogSADE14
[quote="Murax"] Barre Ismaacil Shire.[/quote]
looool
Where did the Iscmaacil come from?
Volt
Ninyahow adiga jump ball caata baa laguu tuurayaa markaasaad afka iska furaneeysaa.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:07 pm
by Murax
Xoog,
Its "Shire Ismaacil" ??
lmao..
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:09 pm
by xoogSADE14
Murax
Waad ceeboowday sxb. The name is Cabdulqadir Aadan Shire.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:13 pm
by Murax
[quote="xoogSADE14"]Murax
Waad ceeboowday sxb. The name is Cabdulqadir Aadan Shire.[/quote]
I know its cabuqadir aaden shire but I thought theres a Ismaacil after shire Wallahi, lol...
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:19 pm
by xoogSADE14
loool @ Murax
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:30 pm
by QansaGabeyle
Xoogsade, not everyone is supposed to know the abtirsi of colonelka saaxib. Before somalinet, I used to think Hiiraale was the name of his father kawaran. lol
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 7:42 pm
by Murax
^^
and I thought Reer Siyads were MSB family one time, serious.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 8:20 pm
by Voltage
[quote="xoogSADE14"]Volt
Ninyahow adiga jump ball caata baa laguu tuurayaa markaasaad afka iska furaneeysaa.[/quote]
kkkkkkkkkkkk Xoog wallahi inaan ku qujo-qujeeyaan rabay, i saw you were around the forum and ignoring this topic marka inaan ku qujo qujeeyo baa rabay
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 8:24 pm
by xoogSADE14
Volt
You know me better than that sxb, anagu waxaan rabno aanu isku niraahno in private laakiinse I'll never give the idiots in here the satisfaction of seeing us going at each other.
Re: Debate Afhayenka Odayasha Sade vs Farah Tano VOA
Posted: Fri Jan 04, 2008 8:33 pm
by Voltage
waa hagaag my nig