Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
[quote="AbdiWahab252"]Yalaxow:
Kuwa ee mar dhow la siiye aqoonsiga wa Talxe, Howrarsame iyo mid kale. Marehan kale kuwas ma guursadan.[/quote]
Abdiwahab, akhii here is the correction
1. "ee" is wrong in that sentence, it is not needed since the syntax would be correct without it.
2. "siiye" should be "siiyey" since it signifies past tense.
3. "wa" is "waa", you have to watch the vowels because Somali is a tonal language and vowels can change the meaning easily.
4. "Howrarsame" is "Hoowraar-same", again watch the vowel because "Howraar" means eloquent or articulate, and "same" means one who does. You can easily change the mean by not correctly vowelling.
5. "Kuwas" should be "kuwaas", again watch the voweling, "kuwas" means to sexually penetrate you whereas "kuwaas" means those.
6. "Guursadan" should be written "guursadaan", again same as the rest.
Abdiwahab you are not doing as bad as you were previously but with my help akhii inshallah waxaan rajaynayo inaan nin firfircoon kaa dhigay xaga afka markay ku timaado inkaastaad i dhali kartid.

Last edited by DawladSade on Fri Jan 11, 2008 5:01 pm, edited 1 time in total.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Dawladsade,
Insaha Allaah bi'dima laahi kariim, ma dhici doono dagaal dhex mara Gaaljecel iyo Mareexaan. Waxaa habboon inay labada qoloba ka feejignaadaan dadka qoriga dabka leh kula dhex jira Somaali meel kasta oo ay joogaan.
Dadkii cadow aan nixin ayaa cadaawad iyo hunguri dhex dhigaye, Kismaayo, iska daa Mareexaan iyo Gaaljecel eh, Somali dhamaanteed ka badan.
Ilaahay qofkii iimaanku ka maqan yahay hakuusoo dejiyo, kii haysteyna ha u kordhiyo...
Insaha Allaah bi'dima laahi kariim, ma dhici doono dagaal dhex mara Gaaljecel iyo Mareexaan. Waxaa habboon inay labada qoloba ka feejignaadaan dadka qoriga dabka leh kula dhex jira Somaali meel kasta oo ay joogaan.
Dadkii cadow aan nixin ayaa cadaawad iyo hunguri dhex dhigaye, Kismaayo, iska daa Mareexaan iyo Gaaljecel eh, Somali dhamaanteed ka badan.
Ilaahay qofkii iimaanku ka maqan yahay hakuusoo dejiyo, kii haysteyna ha u kordhiyo...
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
[quote="Hiiraan boy"]war ha na ceebeynin. markii dagaalka sokeeyey dhacay the clan map wuu is bedelay. gaaljecel ka hor ma dagneen jubbada hoose hadana waxey la deganyihin talxe merehan.
xawaadle waxey degnaanjirayn gedo before 1990 hadana way ka guurayn. clan map changes every 50 years. waxaas la soc
anigu shaqsi ahaan gaaljecel baa la jiray cause of hawiyanimo. laakin runta waa in la isku sheego.[/quote]
Nin rag ah baa tahay walle Hiiraanboy, gaal dil gartiisana sii baa la yiri waa dhaqan soomaaliyeed, nin dhaqanka yaqaan oo raganimo haysto baa tahay unlike nimoow-naagyasha meesha isku soo aruuriyey.
Ilaahay haynawada cafiyo.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Thanks DS ! Much appreciated.
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Yaxalow,
Ogadenia, NFD, Gedo, Hawd, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Libbaan Region Eithiopia, Galgudud, Mudug waa dhamaan degaano Marexaan and if they don't control them, there a respected and feared clan there.
Ama Abgaal maad noo maleysay oo degan Karaan and Caliyaalo, or Sacad gaajo oo degan a shiddy town called Hobyo the size of my toilet, and a section of Galkacyo not bigger than my neighborhood block, kkkkkkkkkkk

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13995
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
4 shaqsi kismaayo degga qabiilka ay doonaan ayey ahaan karaan,waxaan ka hadlayaa BEEl AHAAN. kismaayo ma aysan degeneeyn mareexaan.
mareexaan wuxuu degay kismaayo,xamar markii laga qixiyey 1990 maatidoodii ay qaxeen,markaaseey degeeyn kismaayo.
magaalada kismaayo waxaa deganaa qabiiladan:- before 1990
gaaljecel shiiqaal dir,baajuun iyo majeerteen( majeerteenkana majorty of them waxay yimaadeen 1950s bilaawgeedii,laakiin meeshaan ha la imaaan mareexaan ayaan deganaa kismaayo, waan u dhaaran karaa ISAAQ guryaha iyo ganacsiga ku lahaa kismaayo ayaa uga badnaa mareexaan kismaayo wixii uga horeeyey 1990.
walaahi my own mother waa from kismaayo and she is 70 years old ,kismaayo iyo jubadda hoose waxay degeneeyn 40 sano oo nolosheeda ka mid ah..wax waliba jubbooyinka ku saabsan aad ayaan uga warqabaa.
dawladsade, da'daada waa in 20s waxaad indhaha ku kala soo qaadet dagaaladii 1990s wixii ka danbeeyey.
waxaa laga yaabaa adeerkaa siyaad bare markii la ridayey 1990 inaad aheeyd 10 years old.
marka taariikhda si fiican u baro sxb,aqoondarro ayey kaa tahay inaad maanta ku doodo kismaayo before 1990 mareexaan ayaa deganaa!

Dawlad,
Adaaba ka dharay. Labodi Hutuska ugu sii liito, baad sheeko caadi la gashay, kkk
Bal waxaa la hadlaysid fiiri
Xawadle-Garac of ????
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk
Adaaba ka dharay. Labodi Hutuska ugu sii liito, baad sheeko caadi la gashay, kkk
Bal waxaa la hadlaysid fiiri
Xawadle-Garac of ????
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Abdi, no problem.
Kambuli, inshallah sister waa saa rajaynayno.
Dr Yalaxoow, tobon sano ka hor yaad sheegtey boqolsano ka horne meesha waa laga dagaalamayey..
http://i166.photobucket.com/albums/u111 ... ngClan.jpg

[quote="Murax"]Dawlad,
Adaaba ka dharay. Labodi Hutuska ugu sii liito, baad sheeko caadi la gashay, kkk
Bal waxaa la hadlaysid fiiri
Xawadle-Garac of ????
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk[/quote]
Murux, dee Xawaadle, Abgaal, iyo Sacad waa dad Soomaaliyeed, aan diinta iyo dhaqankaba ku ogohay, sabab aan qowmiyada shaqsiiyaal siday rabto akhlaaqdooda iyo eedtooduba ha ahaatee aan daraadood u caayi anigu ma arki, adiguna hadaad walaalakay tahay waxaan jeclaan lahaa inaadan u arkin, fursadne u qaadan inaad milaayuun Soomaaliyeed oo Muslim ah shaqsiyaal liito u caydid.
Waxaas waa la dhaamaa brother....Yalaxoow/Abdiwahab/Hiiraanboy are not my teachers and I am not their pupil!

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
MURAX HADANA XAWAADLE BAAD KU SO JEEDASAY MARKAAN RUNTA SHEEGAY
AABAHA WASE INA GUMEEDYAHO
AABAHA WASE INA GUMEEDYAHO
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13995
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
dawlada sade kama hadal JUBADDA DHEXE sababtoo ah GEDO waxay ka tirsaneeyn JUBADDA DHEXE .
DOCUMENTIGAAS AAN soo sawirtey wuxuu ka hadlayaa mareexaanka markuu degayey gedo(which was part of JUBADDA DHEXE.
LAAKIIN KAMA HADLO jubadda hoose ama KISMAAYO.
ADEERKAA SIYAAD BARE AYAA GOBOL KA DHIGEY GEDO ,SIYAAD BARE KA HORNA garbahaareey baardheere whichs mareexaanland after 1920s was part of JUBADDA DHEXE.
ARTICLE kaas wuxuu ka hadlayaa MAREEXAAN IMIGRATION FROM MUDUG TO JUBADA DHEXE 1930S.
JUBADDA DHEXE wax shaqo ah kuma laha JUBADDA HOOSE CAASIMADEEDA KISMAAYO. aad ayey u kala fog yihiin.
kismaayo qabiilada deggaa ,gaalkacel MJ,SHEEKHAAL dir,wardaayo ,baajuun .
DAWLADSADE HA ISKU QALDANIN GEDO(FORMER JUBADDA DHEXE) IYO JUBADDA HOOSE

Gedo shalay baan imaanay. Jubbada Hoose maanta baan imaanay MSB kabacdi.
Cidi naga saareyso ha naga saarto.
Case closed.
lol..
Cidi naga saareyso ha naga saarto.
Case closed.
lol..
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
[quote="Murax"]Dawlad,
Adaaba ka dharay. Labodi Hutuska ugu sii liito, baad sheeko caadi la gashay, kkk
Bal waxaa la hadlaysid fiiri
Xawadle-Garac of ????
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk[/quote]
The somali rejects are back at it again! Lol Who told you Abgaal lives in Afgoi?
Adaaba ka dharay. Labodi Hutuska ugu sii liito, baad sheeko caadi la gashay, kkk
Bal waxaa la hadlaysid fiiri
Xawadle-Garac of ????
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk[/quote]
The somali rejects are back at it again! Lol Who told you Abgaal lives in Afgoi?
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
Dr Yalaxoow caqligaadaan la yaabanahay. Somali waa dad reer Guuraa ah, daaqu meeshu jirana aadaan, Abgaal Ceel dheer buu degaa, Afgooyana afkiisa wuu degaa, Cayr matabaan ee Hiiraan wuu degaa, Galgaduudne wuu degaa, Mareexaan faxfaxdhuun ee xaduud Gedo iyo Jubbada Hoose ah maxaa u diidayey inuu ilaa Kismaayo taabto markuu daaq doonaya?
When you read as many journals and books as I have read on this subject, ii imoow. Jubbada Hoose waan degnaa waana degi jirnay, gudoomiyahii Kismaayo for Talyaanigi waxay ahaayeen laba mareexaan, Madoobe Yarrow iyo Suggule, ilaa iyo hadana their families still control the biggest lands in Kismaayo.
Suldaanka Mareexaan ee Jubooyinka waa Maxamed Bashiir Madoobe Yarrow, yaa u diidayo ninkaas guriguu ku dashay kuna barbaaray isaga iyo asxaabtiisa ee Sade?
When you read as many journals and books as I have read on this subject, ii imoow. Jubbada Hoose waan degnaa waana degi jirnay, gudoomiyahii Kismaayo for Talyaanigi waxay ahaayeen laba mareexaan, Madoobe Yarrow iyo Suggule, ilaa iyo hadana their families still control the biggest lands in Kismaayo.
Suldaanka Mareexaan ee Jubooyinka waa Maxamed Bashiir Madoobe Yarrow, yaa u diidayo ninkaas guriguu ku dashay kuna barbaaray isaga iyo asxaabtiisa ee Sade?
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13995
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade
[quote="Twisted_Logic"][quote="Murax"]Dawlad,
Abgal-Dameerehi Afgoi guriyo xaar ka samaysan jiray
Dacas-Enough said, kkk[/quote]
WARAA qaxooti boy!
adiga guri xaar ka sameeynsan iyo mudul BAC ka sameeynsan oo aan musqul laheeyn yaad kala dooran laheeyd? mareexaanka aqal soomali bac laga sameeyey ayey ku hoydaan gobolka gedo.

Last edited by DR-YALAXOOW on Fri Jan 11, 2008 5:27 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 788 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 495 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 30 Replies
- 2278 Views
-
Last post by cyanide
-
- 0 Replies
- 280 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 512 Views
-
Last post by xaliye123