Page 3 of 4

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 2:56 pm
by *HannaH*
Weger.

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 2:58 pm
by Mr.Wise
[quote="HELWAA"]Wax waalan...i hope those three months become six.....mac sonkor!!!![/quote]


looooooooooool inader ma saas baad xaasidad u tahay! du vill inte wala att jag knakar hos dig sa sag inte sa hjartat

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:03 pm
by Axlaan
Aduunyo, wiilkan iyo gabadhani iney isku qabtaa waxyar baa uga dhiman.
Isku shiixa walalayaal dee. :)

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:04 pm
by HELWAA
Hanna...waa maxay dhagata wayn ee mesha so dhigtey...loooooooool



Mr wise

Du skulle aldrig vaga knacka hos mig... walle bac madow baa lagugu xidhay...looool

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:04 pm
by HELWAA
[quote="Axlaan"]Aduunyo, wiilkan iyo gabadhani iney isku qabtaa waxyar baa uga dhiman.
Isku shiixa walalayaal dee. :)[/quote]

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:15 pm
by Cali_Gaab
"Walaal, hoosta miyaad iska xiirtay ayaamahan"?

"Sii seexo, waan soo socdaa"

"Waan sheekeesan doonaa"

"ii soo jawaab"

"Dhabarka ma ku qab qabtaa"

"Salaada iska iloow ilaa 5 minute, wax baan ku tuusayaa"

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:17 pm
by *HannaH*
Loool Helwa, filin yar oo cajiib ah ayaa meesha ka socday dee...maxaan usoo dhigan wayaay.

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:32 pm
by HELWAA



indhahayga aragtidaada
aadbay ugu farxaayaane
adoo kale aadmigaba
kumaan aragee
ubax caro ka baxay iyo
xidadiisu qalbiga
kasoo baxay ayaad tahee
axdi meel ma dhiganaa
macaan mays aroosnaa

hablaheena kolkaan eego
aado ugu ilwaad quruxey
afkeygu amaantaada
gacaloy u fududaayee
inkastoo adduunyadu
ay tahay ayaan qudha
adaan kaa ishaartee
axdi meel ma dhiganaa

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:34 pm
by Somaliweyn Commando
naaya qado na sii =)

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:39 pm
by HELWAA
[quote="Somaliweyn Commando"]naaya qado na sii =)[/quote]


dee jikadi waa taa.....

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:52 pm
by Somaliweyn Commando
[quote="HELWAA"][quote="Somaliweyn Commando"]naaya qado na sii =)[/quote]


dee jikadi waa taa.....[/quote]


thats not beautiful words walaal lol

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 3:57 pm
by HELWAA
[quote="Somaliweyn Commando"][quote="HELWAA"][quote="Somaliweyn Commando"]naaya qado na sii =)[/quote]


dee jikadi waa taa.....[/quote]


thats not beautiful words walaal lol[/quote]

how about this

jaanjaan waaxid

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 4:00 pm
by Somaliweyn Commando
=) May Allah forgive you

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 4:03 pm
by HELWAA
[quote="Somaliweyn Commando"]=) May Allah forgive you[/quote]


aamin.

Re: The most beautiful somali words are...????

Posted: Thu Mar 20, 2008 4:10 pm
by zulaika
[quote="Somaliweyn Commando"]naaya qado na sii =)[/quote]


kuwii bari hore la garey..but i wonder how many faraxs these days can say that and not meet with a hot plate of baasto plastered to their face? LOL

hmmm...runta sheega waryaada.