Run baynu isku sheegayna waryee Mukhtaarow . Anigu 3 years baan ku daba rooraya , oo inadeer niyow waxanaad waddo inaga daa , baan intaa ku leeyahay. Nin reer shirdoon ah oo Nuux ismaacil aah oo sharaftii sacad muuse ku dhantahay , baad tahay waryee .
Haddaanay wax iga kaa gelin , kula ma ba hadleen , sow maad garan .
Iminkana , ha bixinee inala joogo inadeer , ee waxaad fahanta in sharafta dumarkeenu inagu qaali tahay .
Halkaad wax ka hagaaji is leedahay , baad dadkii madfac kala dhex baxday
Kun jeer baan xaal baxshay inadeer , ee waxaan u jeeday , dee dhaqan xumadan inaga daaya nimanyow

Naag waliba reer bay ka dhalatay , anigu intaa
juridiction-keyga oo ilaa iyo Las canood xitaa gaadha , haddaad caydaan waan ka cadhoonaya .
I have absolutely no further beef with you.
PS : I mean ninkii gabadh inadeertay ah ama inaabtidey ah caaya , waan iska hor imanayna .
Matter of principle