26 June 1960...no longer consider independent day

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by DR-YALAXOOW »

[quote="The_Emperior5
bal caqliga diib uu noqo bal waxad iis weydiisa wayo maxay calan oo samaysaan wayeen

Because calanka 5 geess xidig leh wuxu mattalaya dhulka dadka af somaligu ku hadlaan ay daganyihin
Marka calan konfuur lugu sameeye micne samayn maysso becaus calanka somali ba samaystay ay ku mattalayaan shantii Dhul ay somalidu daganayeen, caqliga muufado ma fahmaysso sheekada la wadday adigu waxaad moodeysay ina walanweyn axsan lala doonaya laakin dan baa laga wattay dantii na wala ghaadhay guntii na wala soo taabtay.


quote]


suaasheyda kama aadan jawaabin.
war waxaan ku weydiiyey reer waqooyiga waxay ku andacoodaan ANAGAA keenay united somalia, anagaa laheeyn fikrada UNITED SOMALIA.26 juun 1960 wadan gaar ah ayaan aheeyn. qoute


suaasheyda waa sidan HADDII aad united somaliya fikradeeda laheeydeen maxay ku dhacdey CALAN AY SYL sameeystay reer xamar, xamar lagu sameeyey kana surnaa xamar xukunkii daaqliga ahaa from 1954 toban sano ku dhawaad ka surnaa xamar waa calanka BULUUGA XIDIGTA CAD.

maxaad habeenkaaa 26 juun calan idinka idiiin gaar ah oo aaf fikradiisa idinka leedihiin uga TAAGI WEYSEEN HARGEYSA,

4 maalmood ka dibna markii united la noqdo aad ugu doodi weeyseen anaga calankaan aan wadanaa idinkana calankaas marka aan isku dhex darno ama mid aan qaadano?? suaasheyda waa intaas.


aniga waxaa ku leeyahay 26 juun 1960 WAQOOYILANDERS WAA ISKA HURDEEN. UNITED SOMALIA 100% FIKRADEEDA WAXAA LAHAA SYL ahaana reer koonfureed, CALANKA SYL ayaa sameeysatey.

HARGEYSANA syl reer xamareey ayaa geeysatey 26 juun 1960.

reer waqooyi still sleeeping. wax haba yaraatee fikrad ah ay ku lahaayeen united somalia ma jirto xitaaa 26 JUUN 1960 WAQOOYI MA AHEEYN WADAN kale ee waxaa loo bixiyey SOMALI REPUBLIC calankeedana waa from xamar. 26 juun 1960 new republic dhalatey LOOMA BIXIN SOMALILAND EE WAXAA LOO BIXIYEY SOMALI REPUBLIC WHIT THIS CALAN :somalia:

MARKA SUAASHA KALE WAA REER WAQOOYI MAXAY ISKU FAANIYAAN HORTA.MEESHA WAXBA KUMA HAAYAANE.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by Hyperactive »

adeer DR-YALAXOOW, war ninku maga'a huma.lol
mahad isku dalin?
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by Goljano Lion »

DR-YALAXOOW wrote:[
Baqara daaxika , no one is going to read your stupid essay, make it one liner or two yaa kalab caqli ximaar :down: :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

calanka United nationka ayaa lugu soo sameeye it has the United nation symbols on it Hadaaanu calan anaga no gaaar aah samayn lahayn oo nooc kalle manaad is odhanayn marka somaliweyn may jiirteen calankan waxa meesha lugga taagay ina somaliweyn la hello uu shanteeda geess leeh marka imika ma waxaad ii leedahay calanka maad samaystiin wagaas uu shan geess leh ma siidaas ayaad ii leedahay because calankani meel xor aah uu laga tagay :somalia: wa beertii xorriyada haadanuu diidi lahayn calankan waagaas then united somalia waligeed may jirteen
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5
horta kan caqli dameerka leh maxaad kala sheekaysataa, wallahi mar marbaan kula yaabaa
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by DR-YALAXOOW »

BROTHER QALDAANOOS.reer waqoooyigiina taariikhda waad ka been sheegtaan, first aad ayaad u faan jeceshihiin, aadna waad u been badan tihiin,

ma fikrada united somaliya 100% waxaa lahaa SYL.(reer koonfureed)
sababta ay SYL u dooneysay in SOMALIYA united ahaato waa sida sxb 1944 SOMALIYA oo dhan waxaa isku wada qabsadey UK waa italian-somaliland+british-somaliland-ethiopian-somaliland(somali galbeedd) waxay 1944 noqdeen UNDER BRITISH.

XISBIGII SYL 1943 AYAA 13 DHALINYARO reer koonfureed ku aas aaseen qaahira. xisbigaas 1944 markii arkey inay SOMALIA UNITED TAHAY UNDER BRITISH AYEY BILAABEEN inay u olaleeyaaan united somalia.

xisbigaas laamo ayuu ka furtey jigjiga somali galbeed hargeysa iyo xamar oo aheeyd xaruntiisii

1944 ilaaa 1950 somalia united ayey aheeyd under british.

1950 ayaa somalia la kala qeybiyey oo south somalia loo dhiibey masar italy iyo united nationska. waqooyina ingriis ayaa diidey inuu iska dhiibo.


laakiin SYL marnaba kama daba harin, calanka buluugana SYL ayaa sameeystay 26 juun 1960 diyaar ayeyba aheeyd magaca cusub ee new republic kaasoo ahaa SOMALI REPUBLIC not magaca ah(somaliland) 26 juun waa maalintii la aasey magacaas(af ingriisiga ah(somaliland)

sababta aan kuugu sheegayo waa ka been sheegida waqooyilanders TAARIIKHDA. meel waliba been ayey la taagan yihiin( anagaa keenay united somalia, reer koonfureed waa iska hurdeen. calanka buluuga anagaa sameeysay WAA WAXA AAD KU DOODAN WAQOOYILANDERS)

MARKii BAARITAAN lagu sameeyey waxaas oo dhan waa beenoowdey.

waa sida SNM xarshin dulcad qaxooti ku ahaa markii siyaad bare USC rideysay AY MAANTA ku doodaan anagaa ridney dawladii siyaad bare.

reer waqooyi= beenaalayaal taariikhda been ka sheega
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

goljanooh yalaxow aniga ii daa . anigu hutugua runta uun sheega
syl iyo waxaas buu ila iimanay taarikhda somaliya na waxba kama oga siiday dawladnimada loo ghaaaday siidii political barlamaanka looo dhigay , isagau sheekadiisu wa xammar unukka leh
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

DR-YALAXOOW wrote:BROTHER QALDAANOOS.reer waqoooyigiina taariikhda waad ka been sheegtaan, first aad ayaad u faan jeceshihiin, aadna waad u been badan tihiin,

ma fikrada united somaliya 100% waxaa lahaa SYL.(reer koonfureed)
sababta ay SYL u dooneysay in SOMALIYA united ahaato waa sida sxb 1944 SOMALIYA oo dhan waxaa isku wada qabsadey UK waa italian-somaliland+british-somaliland-ethiopian-somaliland(somali galbeedd) waxay 1944 noqdeen UNDER BRITISH.

XISBIGII SYL 1943 AYAA 13 DHALINYARO reer koonfureed ku aas aaseen qaahira. xisbigaas 1944 markii arkey inay SOMALIA UNITED TAHAY UNDER BRITISH AYEY BILAABEEN inay u olaleeyaaan united somalia.

xisbigaas laamo ayuu ka furtey jigjiga somali galbeed hargeysa iyo xamar oo aheeyd xaruntiisii

1944 ilaaa 1950 somalia united ayey aheeyd under british.

1950 ayaa somalia la kala qeybiyey oo south somalia loo dhiibey masar italy iyo united nationska. waqooyina ingriis ayaa diidey inuu iska dhiibo.


laakiin SYL marnaba kama daba harin, calanka buluugana SYL ayaa sameeystay 26 juun 1960 diyaar ayeyba aheeyd magaca cusub ee new republic kaasoo ahaa SOMALI REPUBLIC not magaca ah(somaliland) 26 juun waa maalintii la aasey magacaas(af ingriisiga ah(somaliland)

sababta aan kuugu sheegayo waa ka been sheegida waqooyilanders TAARIIKHDA. meel waliba been ayey la taagan yihiin( anagaa keenay united somalia, reer koonfureed waa iska hurdeen. calanka buluuga anagaa sameeysay WAA WAXA AAD KU DOODAN WAQOOYILANDERS)

MARKii BAARITAAN lagu sameeyey waxaas oo dhan waa beenoowdey.

waa sida SNM xarshin dulcad qaxooti ku ahaa markii siyaad bare USC rideysay AY MAANTA ku doodaan anagaa ridney dawladii siyaad bare.

reer waqooyi= beenaalayaal taariikhda been ka sheega

haye diib baanu uu noqonayna imika ma waxaad ii leedahay s. y l aya xornimadii somalia keentay ama konfuurta somalia dee wa khurafaad waxaasi talyaanigi ingrees ba jabbiye second world warkii wuu dhamaaday talyaani na rome buu ku noqday
Ingrees na intu micheal maryama iyo ina cigaal ku yidhi sir dauglas hall . Becaus waxay ku yidhaheen sir dauglas uu Somali baanu isku darrayna and he said shuruuda ma idinak qorra hadhow hadaad is garrayn weydaan sida iskaga furtiid maya anaga naqana halkana noga marr ., and thats when the idea came calankii Somalia loo sameyee ina Woqoyi la keeno oo gabay iyo hees iyo waxkastaba loo qaado taarikhda been haka sheegiin
anaga s y l xornimadayada waxba magaga aqooonii baa we had S n l led by cigaal and u s p
s y l tan haad sheegeysiid was a walanweyn thing
isaaqu intay hargeysa iyo burco galleen aya qabsadeen markaasa la bamgareeye adna 1991 baad toostay siidu siyaad barre cadceeda kugu dhiigaya ayaad mar kaliya kacday wa goorma wa after 3 years mar lugu kala taggay
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by DR-YALAXOOW »

horta xagga FAANKA aad ayaad ugu dheereysaan The_Emperior5 laakiin kama xishoodtaaan beenta.

youtube waxaa ku jira dabaaldegii 21 oktoobar 1988 waa 5 bilood ka dib dagaalkii burco hargeysa waqooyiga uu qarxey, waxaad ka fiirsataa xooga ay leeyhiin ciidanka milateriga . siyaad bare diyaaradaha maraya bal fiiri, hadii aad wax jabiseen SNM hal tuuulo dhulka isaaqland ayaad qabsan laheeyd ilaa 26 janaayo 1991 siyaad bare dawladisi ay USC ridey. waxaa burco berbera hargeysa gabiley togwajaale xuduuda ethiopia ah maamulayey dawladii siyaad bare, gen abdi asis ali bare waa xitaaa after siyaad uu dhacey hal degmo waad qabsan weeysay. xarshin dulcad ayaa UNCHR qamadi kuugu siineysay SNM bbc ku dhageysanayeen.


xuriyadii somaliyana united somalia+calanka buluuga ah waxba kuma aadan laheeyn adigoo iska hurda ayaan kuu keenay" :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

war hee dhe mala adigu taarikhda ma taqanid eeh Ciidankii S n M Intay galleen xuduudaha Somaliland aya dagaal kariideen rabshada ka riideen ciidankii Somalia s n a ay dagaal ku qadeeen ciidankii wala wwaaye kabacdii dadki ba diyaaradu lugu rusheeye ma lugu rusheey diyaarado . Siyaad barre aya la weydiyee war siyaadow Hargeysa iyo burco gabigeedda ba walaga qaxay maxaanu yeelna the first thing he said is ma ilahay ban idinku dhaarshey malaga qaxay magaaladii
he knew marka powerkiisi limited buu noqday ila iyo 1991 uu aha mayorka Mogadishoo dee mogadisho adiga iska laha inad adiugu ka saartiid bay ahayd laakin siyaad barre isagu 8 beebe watta aya magaalada iskaga baxay markaasu gedo aaday.

Calanka anaga keenay anag beerta xoriiyada ka taagnay anaga uu gabaynay anaga na dadjiinay somalia na anaga baabiinay maanta :somaliland: u nabbad
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by DR-YALAXOOW »

26 janaayo 1991 siyaad bare markii ay USC ridey 18ka gobol ee somaliya si buuxda ayuu u maamulayey,

xitaa after mogadishu AY KA ERIDEY siyaad bare,wiil ayuu adeer u yahay gen abdicasiis cali bare ayaa MAYOR ka ahaaa hargeysa burco berbera waaa 3 days after siyaad bare xukunkiisa dhacey.


snm WAS 100% DEFEATED. XITAA 1989 waxay diyaar u ahaayeen inay isa soo dhiibaan. hal degmo isaaqland kama qabsan siyaad bare dawaldiisii. waxa kaliya ay faaiideeyeen dagaalkoodii kamakaziga ahaa waa inay isaaqs ka dhigaan 100% qaxooti.


siyaad bare 26 janaayo 1991 ilaa USC rido 100% 18ka gobol ee SOMALIYA isagaa maamulayey.

snm WAXAY joogeen xuduuda ethiopia,waa la jabiyey 100% USC AYAA BURCO HARGEYSA KUUGU SOO CELISAY""
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

haye dee marka taarikdha baanad aqoon siyaad barre imika ma waxad ii leeedahay sii buuxda ayuu somalia uu xukumya markaas aniga ka saaray 1991 xammar war awooda adigu ma lihiid dee

spm
s n m
s s n m
usc
s u p
s s d f

intu ba way ku kaceen siyaad barre nin walba magaaladiisa ayuu kaa bilaabay

Siyaad barre 1990 he was only the major of mogadisho

ciidanki qarranka nin ba jabahdii u la joogay buu raacay oo reerkiisa ka tirsanayeen bbc baa laga wareysanay
gen moorgan maxa sababay baa lugu yidhi inay ciidankii qarranka somalia burburay
the isaaq colonels s n m bay noqdeen ogaden colonels spm bay noqdeen the mejerteen colonels ssdf bay noqdeen. xabbadu na dhinac bay uu wadda socotay and eventually xammar ba laga riiday where he was the major of that time
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by DR-YALAXOOW »

INDHAHA AYAAD IS TIREYSAA MARKAAD DHAHEYSO SIYAAD BARE MAYORKA xamar ayuu ahaa 1991 janaayo 26 markii ay USC RIDAYEEN,, maxaa abdicasiis cali bare 3 maalmoood ka dib siyaad bare dhacey uu STILL U MAAMULAYEY HARGEYSA BERBERA BURCO haduu uu ahaa siyaad bare mayorka xamar. aan wax kuu sheego,

SSDF AND SNM waa la jabiyey labadooda. hal degmo dhulkooda kama aysan qabsan siyaad bare.

SPM maba dagaalamin iyaga, xuduuda keenya ay xoogaa yar yar ka tuureen jabhad weeyn maba aheeyn.

USC maalintii ay ridey siyaad bare 26 janaayo 1991, DAWALADII SIYAAD BARE 18kii gobol ee somalia from BOORAME HARGEYSA BERBERA BOOSAASO BURCO LAASCANOD XAMAR KISMAAYO GAALKACYO 100% waxaa maamulayey siyaad bare.

hal degmo ay qabsadeen ma jirin SNM ama SSDF ama spm DHAMAANTOOD WAXAY AHAAYEEN DAD FAASHIL, ah

qabiiil gobolkiisa ka qabsandey siyaad bare ILAA AY USC xukunkiisa ay ridey 26 janaayo 1991 ma jirin HA AHAADO ISAAQ ama DHABACYO,

SIYAAD BARE WAXAA RIDEY ONLY 100% USC sababtoo ah snm and ssdf waa la jabiyey DAGAALKOODANA HAL TUULO DHULALKOODA KUMA QABSAN.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 26 June 1960...no longer consider independent day

Post by The_Emperior5 »

war hee dhe ma ana walaan miise bantuga walaan war wadddan nin madax uu yahay caasiiamadiisa hada laga saarroo
dee dalka intiisa kalle soo walii maxa xukmayoo he went to gedo adigu ma waxaad ii leedahay marka xammar laga saaray ayay nugaan barii mudug galguduud gedooo labbada jubba iyo shabeelada gacantiisa ka baxday if he is ousted of Mogadisho the just mogadisho laga saaray , laakin adigu fahmii meysiid ciidankii 26 eeh somaliland joogay gabiigiisi ba wala waayee iin dhimatay in s n m isku dhiibtay in baxsatay in badda cas lugu darray ciidanki 26 mala wayeeh adna xabbadhii baad ka bilawday in 1991 in mogadisho markaas ayuu siyaad barre iskaga baxay mogadiisho aaday gedo aaday . haduu siyaad barre maalinti ilaga saaray xammar uu xukumaye barii iyo nugaal iyo soool iyo sanaag . then all he had to do was go back to that mini gobolk of your banadiir and take it back becaus inta ba wuu xukumaya laakin the fact is siyaad was the major of xammar in 1991
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”