Page 3 of 7
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:26 pm
by SahanGalbeed
You're stupid. That flag was hoisted in Hargeysa on June 26th, 1960.

, where did you get that from ?
seriously !!
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:30 pm
by Hyperactive
SahanGalbeed wrote: You're stupid. That flag was hoisted in Hargeysa on June 26th, 1960.

, where did you get that from ?
seriously !!
sahan mid walaweyn ba kogu du'eeyey
o oqdada aad o qabto walawyn ka saarta.lol
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:32 pm
by sheekh-Farax-zero
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:38 pm
by BABYGIRL123
SahanGalbeed wrote:Kuwaasi ma dhullos-kii barwaaqo-diidka aha ba ?
Yep i see a dhulos general the one with the glasses and celebrating our independence is barwaaqo diid

Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:40 pm
by SummerRain
We still have a long way to go.

Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:41 pm
by GENERAL_SNM
First of all, this word 'CUQDAAD' has been thrown about in this topic on numerous times.Let me clear it up personally I have no cuqdaad, against anyone.If you feel I have, then bring some facts.Your arguments dont hold water, and you seem to use the word cuqdaad as a last defence.
Question.....

is occupied, what is there to celebrate.
This is an honest question.
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:43 pm
by SahanGalbeed
Maya , maya adeer , anigu beenta iyo qabyaaladda la qarsado ayaa la ii diidaa.
Calankaasi ayaa ku yidhi inankan yar Hargeysa ayaa 26th of June laga taagay.
Haddaynu anagu leenahay , sow iskama haysanayn?
Calanka blue-ga waxan marnaba 26 th of June la isagu ag sawiri karin
waxa weeye historically shaqo ku ma' laha .
1st of JULY ha la sugaan , haddi kale
qabyaalad waxaa ka hor imanysa
qabyaalad, tariikhiyan marka loo eego na , aniga idinka saxsan
Sheekh faarax ,
propaganda daroodku isticmaalo weeye taasi, like I said before ,
maliintaad RUN ku hadashaan, DAACAD-na ku dhaqantaan, Viva Somaliya baan idin la odhanaya.

Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:45 pm
by SahanGalbeed
Timacadde aniga ayuu ii adeer yahay , marnaba laakiin TUUG haynu isku dhiibno inama odhan , sorry !!
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:47 pm
by SahanGalbeed
babygirl
Yep i see a dhulos general the one with the glasses and celebrating our independence is barwaaqo diid
Waa iska kaftan inaabti , ha ka xanaaqin .
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:52 pm
by Hyperactive
sahan adeer horta intanan bihin an kaftan run ah kugu tooro.lol
adigu qabyaalada ma qarsatid balse fuley ba tahay.
labadan hablood, ilmo abtiga tihin babygirl iyo kambuli anigana ilmo adeerka nahay,hadey ko jawaban dib baad o gurata deetana : wa iska kaftan baad la so bodaa.lol
ama is diib ama joqjoqeyn ta inaga daa adeer.

Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:53 pm
by sheekh-Farax-zero
GENERAL_SNM wrote:
Question.....

is occupied, what is there to celebrate.
This is an honest question.
SOMALIA IS OCCUPIED PHYSICALLY
HARGEISA IS OCCUPIED MENTALLY,, THIS IS HONEST 2:down:
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:57 pm
by SahanGalbeed
Hypercative , waayo ?
Horta ninka yidha , anigu
weligey waxaan ka baqaa iska yar <-- waa beenale .
Inaabtida haddaad isu dhiibto , weligeed ku xumayn mayso ,markaa waa iska
win/win situation bu yidhi ninkii gaal.

Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 12:58 pm
by SummerRain
hyperactive wrote:sahan adeer horta intanan bihin an kaftan run ah kugu tooro.lol
adigu qabyaalada ma qarsatid balse fuley ba tahay.
labadan hablood, ilmo abtiga tihin babygirl iyo kambuli anigana ilmo adeerka nahay,hadey ko jawaban dib baad o gurata deetana : wa iska kaftan baad la so bodaa.lol
ama is diib ama joqjoqeyn ta inaga daa adeer.

According to him,His qabyalad is only towards the men here. Ladies should just disregard his comments about their clan.
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 1:00 pm
by SahanGalbeed
Ismahan

, dirqi baad isku haysa , waan ogahay .. by that I mean , you wanna fight back ...haddena waxaad is leedahay .. waa lagu yaabi e iska daa
Ma xumid , ma xumid !
Re: 26 jun party pix in London
Posted: Sun Jun 29, 2008 1:01 pm
by GENERAL_SNM
Nobody is occupying Hargeisa, you only persist with this lie to help your argument.The only time you would change this view point, is if Hargiesa commited suicide and declared war on ethoipia.
One only place that has a right to this

is those in xammer, fighting the occupation.Not those in puntland, who are dependent on the occupation, or those in las anood, hoping for one last hurra.
Thos who are in favour of occupation, have no right to point fingers at somaliland.